Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

(Dhageyso) Barlamaanka dowladda Puntland oo maanta dood ka yeeshay xoraynta...

(Pi Garoowe) Barlamaanka dowlada Puntland ayaa maanta dood ka yeeshay xoraynta deegaanada ka maqan gacanta dowladda Puntland. Doodaan ayaa xildhibaanadu waxay aragtiyo kala duwan kaga dhiibanayeen...

View Article


Faahfaahin:-Xildhibaanada diidanaa Mooshinka oo ogolaaday in Codka Kalsoonida...

Xildhibaanada kaso horjeeday Mooshinka ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha ayaa tanaasulay,isla markaana ogolaaay in Codka kalsoonida loo qaado Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed....

View Article


Maxkamad kutaala dalka Masar oo dambi kuwayday madaxweynihii hore ee Masar...

Maxkamad kutaala dalka Masar ayaa beenisay dambiyo lagu eedeeyay madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak oo la xiriirinayay dilka dibadbaxayaal sanadkii 2011, dibad baxaas oo ahaa...

View Article

(Dhageyso) Barlamaanka dowladda Puntland oo go’aano kasoo saaray soo celinta...

(Pi Garoowe) Barlamaanka dowlada Puntland oo maanta dood culus ka yeeshay xoraynta dhulka ka maqan gacanta dowladda Puntland ayaa soo saaray go’aano ka kookan saddex qodob oo lagu wajahayo qaabkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Madaxweynaha Dawlada Puntland oo Kormeer ku tagay Garoonka...

Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxame Cali ‘’Gaas’’ ayaa saaka ku Kormeer ku tagay Garoonka Diyaaradaha Bosaso,kaasi oo dhowaan si rasmi ah uu dhismihiisu u bilaaban doono. Dr....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada:-Madaxweynaha Dawlada Puntland oo dhex-lugaynaya Bosaso.

Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa maanta ku dhexlugeeyay Xaafatul Gol-ciise oo ka mid ah Xaafaaha ku  yaala Bosaso. Dr. Gaas ayaa la hadlay Ganacsatada iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Wasaaradda waxbarashada Puntland oo sagootisay arday deeq...

(Pi Garoowe)  Xarunta wasaarada waxbarashada ee magaalada Garoowe ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saagootinayey 34 arday oo deeq waxbarasho looga helay dalka Sudaan. Munaasabadaan waxaa kasoo...

View Article

Degmada Calluula ee Gobolka Garafuu oo yeelanaysa Gole Deegaan.

Guddoomiyaha Gobolka Gardafuu Cabdulqaadir Yuusuf Ismaaciil ‘’Siidii’’ oo la hadlay Warbaahinta gudaha ayaa sheegay in si habsami leh uu u socdo dhismaha Golaha deegaanka degmada Calluula. Cabdulqaadir...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tahniyad Aroos oo ku socota Garyaqaan Cabdinaasir Siciid Cabdile iyo Muna...

Hooyo Muraayo Maxamed Cali iyo Aabe Saciid Cabdille Cali Ilweyn oo ku hadlaya guud ahaan Magaca Qoysaska Reer Cali Ilweyn iyo Reer Dhacarbe waxay Tahniyad kal iyo laaba u dirayaan. Garyaqaan...

View Article


RW. Cabdiwali : “ Xiligaan Shacabka Soomaaliyeed ma xamili karaan colaado...

.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya deegaano hoostaga degmada Xarardheere in ay deg deg u joojiyaan colaada,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro + Dhageyso) Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo furay shir ku saabsan...

(Pi Garoowe) Madaxweyne ku xigeenka dowlada Puntland Eng Cabdi Xakiin C/laahi Cumar Camey ayaa maanta oo axad ah furay shir ku saabsan wada shaqaynta Hay’adaha Cadaalada Iyo garsoorka Puntland Iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Oslo Norway

Waxaa sharaf noo ah anagoo ah gabdhaha  jaaliyada puntland ee Norwey inaan  ku wargelino bulshaweynta reer puntland ee ku nool Oslo iyo agaageerkeeda  inaad si farxadi ku jirto aad nagala soo...

View Article

DAAWO VIDEO:— Heesta Maanta ila Qosol “Mooshinka iyo Laaluuska Xildhibaanada”

Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi

View Article


Egn, Camey,”Cadaaladu ma imaanayso ilaa inta aad guryahiina ku qarsanaysaan...

(Pi Garoowe) Madaxweyne ku xigeenka dowlada Puntland Eng Cabdi Xakiin Cumar Camey ayaa sheegay inay dowlada Puntland ku furan yahay dagaal xoogan oo ay kula jirto Alshabaab, burcadbadeeda iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland iyo NATO oo badda Soomaaliya korkeeda ku kulmay

Bosaso–30 Nov.2014–Pi–Wafdi balaaran oo Madaxweyne Gaas  ayaa maanta waxay booqdeen Ciidamada NATO ee howlgalka ka dhanka ah Burcad Badeedka ka wada Xeebaha Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Diyaarad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Kulan Dhalinyarada Puntland looga Wacyigelinayay Tahriibta oo ka...

Hay’ada socdaalka adduunka ee marka magaceeda laso gaabiyo loo yaqaan IOM ayaa dhalinyarada ku dhaqan Gobolka Bari u qabatay kulan balaaran,kaasi oo ay uga Wacyigelinaysay khatarta Tahriibta. Kulanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi– Marxuum Xasan Khaliif Xaaji jaamac (Garba dheere) oo galabta...

Alla ha ka waraabiyee jana fardowsa waxaa Galabta 30.11.2014 ku geeroyoodey Magaalada Johannesburg Dalka Koonfur Afrika Marxuum Xasan Khaliif Xaaji jaamac (Garba dheere) oo ka mid ahaa Ganacsatada...

View Article


(Dhagayso) Xildhibaan Cabdibare:’’Maalinta Sabtida si fiican ayay Duufaantu u...

Xildhibaan Cabdibare Yuusuf Jibriil ayaa sheegay in Dooda u dhaxaysa Xildhibaanada DFS ee bilaabanaysa maalinta Salaasada ay Golaha dhexdiisa ka cadayn doonaan in Mooshinku uu yahay Sharci-daro,waxaana...

View Article

(Dhagayso) Hormar balaaran oo ka socda magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka...

Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa waxaa ka socda hormar balaaran ka dib markii Wadadii Todobaad oo Laami ah ay dhagax dhigeen Maamulka degmada Qardho. Wadada ay dhagax-dhigeen Maamulka...

View Article

(Warbixin+Video) Reer Baydhabo oo Puntland ka baranaya...

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Bay Cabdulqaadir Sheekh Cali iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay ayaa todobaadkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Garowe ee Caasimada Dawlada Puntland. Wafdiga ayaa u...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live