Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbalad oo soo afmeeray Safarkii uu ku tagay...

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo Safar ku aaday wadanka Imaaraatka Carabta,yaa soo afmeeray socdaalkii Imaaraatka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Hay’ada wadooyinka Puntland ee PHA oo soo bandhigtay xeerka qaab...

(Pi Garoowe) Hay’adda maamusha wadooyinka  Puntland ee PHA ayaa maanta oo Isniin ah Garoowe kusoo bandhigtay xeerka qaab dhismeedka wadooyinka iyo buundooyinka Puntland oo lagusoo aruuriyay buug....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro + Dhageyso) Dowlada Puntland oo xustay maalinta caalamiga ah Aids-ka...

(Pi Garoowe) Madaxweyne ku xigeenka dowlada Puntland Eng, Cabdi xakiin Cumar Camey ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay maalinta Aids-ka aduunka oo sanad kasta ku beegan kowda bisha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Madaxwaynaha Dawlada Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo...

Madaxwaynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Kormeer shaqo ku tegay Xarunta ay Degan yihiin Ciidanka Ilaalada Badda Puntland PMPF oo ku taala Duleedka Magaalada Boosaaso...

View Article

TACSI:–Jaaliyada Puntland ee Denmark oo ka tacsiyeeyey geerida AUN Marxuum...

Ina lilaahi wa inaa ilaahihi raajacuun. Geeridu waa xaq waxaa shalay ku geeriyooday magaalada Johannesburg Dalka Koonfur Afrika AUN Marxuum Xasan Khaliif Xaaji Jaamac (Garbadheere) oo ka mid ahaa...

View Article


DAAWO VIDEO:— RW ku xigeenka DF oo Furay Siminaar Ku Saabsan Doorka Culimada...

Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi

View Article

Akhriso Natiijada kulanka Xildhibaanada DFS ay maanta ku yeeshen Muqdisho.

Xildhibaanada DFS ayaa saaka isugu yimi kulan aan buuq lahayn,waxaana kulanka shir Guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Guddoomiyaha Baarlamanka oo kulanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed condemns the latest attack and...

Mogadishu, 2 December 2014 – The Prime Minister of Somalia, H.E.Abdiweli Sheikh Ahmed condemns the latest terrorist attack and expresses his condolences to Kenya following today’s killing of 36 workers...

View Article


Madaxweynaha Dawlada Puntland oo booqday Ciidamada Jiida hore ee Galgala.

Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay Deegaanka Galgala ee Gobolka Bari. Dr. Cabdiweli Maxamed Cali...

View Article


Tacsi ku socota Qoyska Reer Xaaji Jamac, Geeridii Marxuum Xasan Khaliif Xaaji...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Anagoo kala ah 1-Nabadoon Siciid Bootaan Cilmi-gurey iyo xaaskiisa Xaliimo Yaasiin Macalin Cabdiraxmaan iyo caruurtiisa. 2-Dr.Axmed Bootaan Cilmi-gurey iyo...

View Article

VACANCY ADVERTISEMENT: MONITORING AND EVALUATION OFFICER- HEALTH and NUTRION...

VACANCY ADVERTISEMENT World Vision is an International Relief and Development organization, whose goal is to achieve long-lasting benefits in the quality of life for vulnerable children and their...

View Article

Gudoomiyaha barlamaanka Puntland Siciid Xasan Shirre oo gaaray magaalada...

(Pi Gaalkacyo) Gudoomiyaha barlamanka Puntland Siciid Xasan Shirre iyo wafdi xildhibaano ah oo uu hogaaminayay ayaa goor dhowayd gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Maamulka gobolka...

View Article

(Dhageyso) Dawlada Puntland oo sheegtay in is badal ku sameynayso nolosha...

(Pi Garoowe) Dawlada Puntland ayaa ku dhawaaqay inay is badal weyn ku samaynayso  nolasha barakacayaasha ku nool gudaha Puntland, iyagoo loo dhisidoono guryo  rasmi ah oo ay iyagu yeelandoonaan....

View Article


DAAWO VIDEO:-Wafdi ballaaran oo Puntland u dirtay ka qayb galka caleemo...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Cadaaladda dowladda Puntland Mudane Ismaaciil Maxamed ayaa maanta ka anbo baxay magala Garowe si ay uga qayb gallaan xafladda caleemo saarka madaxwaynaha mamulka Koonfur...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Warbixin+Sawiro) Wafdiga Puntland uga qayb galaya Caleemo saarka Shariif...

Wafdi ka socda Dawladda Puntland uuna hogaaminayo wasiirka caddaaladda Puntland Ismaciil Max’ed Warsame ayaa maanta 02, Dec, 2014 waxay u anba bexeen magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka koonfur...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Photo News:-Daawo Sawirada ku saabsan sida Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland...

Guddoomiyaha Baarlamanka Dawlada Puntland Mudane Siciid Xassan Shire ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo,halkaas oo ay kuso dhoweeyen Maamulka Gobolka Mudug,maamulka degmada Gaalkacyo,Saraakiil ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Large explosion at the gates of Mogadishu airport (photos)

Mogadishu–3 Dec.2014–Pi–A car bomb has exploded near the entrance of Mogadishu’s heavily-guarded airport . Puntlandi Sources say at least 2 people were killed,one of dem was Wadajir district police...

View Article


Madax ku qulqulaysa Baydhabo iyo Shariif Xassan oo la caleemo saarayo.

Madax ka socota Puntland,Jubbaland iyo Fedederaalka ayaa si habsami leh ugu qulqulaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,halkaas oo ay ka dhacayso Xaflada lagu Caleemo saarayo Madaxweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Kormeerka Madaxweynaha Dawlada Puntland uu ku marayo Xarumaha...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay  Xarunta Wasaarada Maaliyada Puntland ee magaalada Bosaso ,Xarunta maamulka Gobolka Bari iyo sidoo kale...

View Article

Warsaxaafadeed:-Dawlada Puntland oo Cambaaraysay Weerarkii lagu laayay 36-qof...

 Madaxtooyada Dowladda Puntland War-saxaafadeed                       TIX/0043/2014 December,  03,  2014. Dowladda Puntland ee Soomaaliya  ayaa waxay si buuxda u canbaareynasaa xasuuqii waxash’nimada...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live