(Dhagayso) Khadiijo Cali Cilmi:’’Ma aha wax loo Dulqaadan karo dhaqaalaha...
Ururada Bulshada Rayidka ah ee ku dhaqan Gobolka Gado,Gaar ahaan Garbahaarey ayaa si wayn uga soo horjeensaday Mooshinka ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha DFS Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed....
View ArticleMadaxweynaha Dawlada Puntland oo gaaray magaalada Qardho.
Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa saaka gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. Maamulka Gobolka...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Xildhibaanadii waday Mooshinka Sharci Darrada ee laga soo...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View ArticleFaahfaahin:-Safarka Madaxweynaha Dawlada Puntland uu ku gaaray Magaalada Qardho.
Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Qardho,halkaasi oo si wayn loogu soo dhoweeyay. Dr. Gaas ayaa...
View Article(Dhagayso) Dadweynaha reer Puntland oo ka hadlay khilaafka Madaxda Federaalka.
Dadweynaha reer Puntland ee ku dhaqan gudaha dalka ayaa sheegay in khilaafka u dhexeeya Madaxda Federaaaalka uu dhibaato ku yahay Himilada umada Soomaaliyeed ay ku doonayso dib u hanashada Dawlad...
View ArticleArticle 0
(Pi Garoowe) Madaxweyne ku xigeenka dowlada Puntland Eng, Cabdixakiin C/laahi cumar Camey ayaa maanta Garoowe shir nabadayn ah ugusoo xiray beelo walaalo ah oo ay diriri ku dhex martay deegaano kuyaala...
View Article(Dhagayso) Madaxweynaha Puntland:’’ Mooshin marka la keenayo waa inuu yahay...
Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ oo maanta soo gaaray Bosaso ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya Ra’iisul Wasaaraha DFS Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Madaxweyne...
View ArticlePhoto News:-Diyaaradaha dalka oo ka qayb qaatay soo dhoweynta Madaxweynaha...
Diyaaradaha dalka,Xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda iyo qaybaha kale ee Bulshada,ayaa ka qayb qaatay soo dhowayn balaaran oo Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ loogu...
View Article(Sawiro) Golaha Wasiiradda Puntland oo ansixiyay Xeerka Guddiga...
Golaha Wasiiradda Dawlada Puntland ayaa maanta meel mariyay Xeerka Guddiga Doorashooyinka Puntland,ka dib markii Golaha Wasiiradda ay isugu yimaadeen shirkooda Todobaadlaha ah,oo dhaca maalin kasta oo...
View ArticleBaashi C/laahi Maxamuud Aw Cusmaan oo qadasho sharaf u sameeyay Isimada...
(Pi Garoowe) Baashi Cabdullaahi Maxamuud Aw Cusmaan oo ah baashiga beesha reer Cumar ee Puntland ayaa maanta qado sharaf u sameeyay qaar Qaar kamid ah Isimada Puntland, madax katirsan dowlada Puntland,...
View Article(Sawirro) Jaamacadda PSU oo lagu qaaday imtixaan caalami ah oo ku saabsan...
(Pi Garoowe) Jaamacada PSU ayaa lagu qaaday imtixaan caalami ah oo ku saabsan International Public Financial Management (IPFM) oo uu qaaday machadka caalamiga ah ee looga dambeeyo Public Financiga ee...
View ArticleBreaking— Xildhibaanadii Waday Mooshinka oo ka noqdey Iney mooshinka ay...
Wararka soo gaaraya Puntlandi waxay sheegayaan in Madaxweyne Xasan Sheikh uu Xildhibaanada u ololeynayay Mooshinka ku amrey iney raacaan go’aankii Gudoonka Baarlamaanka ee lagu joojiyey Mooshinka ilaa...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka noqday Mooshinkii Sharci Darrada...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View Article(Dhageyso) Gudoomiyaha cusub ee xuquuqul insaanka Puntland oo balanqaaday...
(Pi Garoowe) Barlamaanka dowlada Puntland ayaa shalay doortay gudoomiyaha xafiiska xuquuqul insaanka Puntland, iyagoo u doortay aqoon yahay Maxamed Yuusuf Cali oo kamid ahaa mas’uuliyiinta sare ee...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Mooshinkii sharci darrada ahaa oo la laalay iyo Guddi Xaqiiqa...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View ArticleDhagayso Siyaasi Daahir Mire Jabril oo ka warbixinaya Shirkii Copenhegan iyo...
Siyaasi Daahir Mire Jabril oo goobjoog ka ahaa shirkii New Deal ee lagu qabtay Copenhegan 19 kii iyo 20 kii bishaan Novembar ayaa wuxuu warbixin guud naga siinayaa shirka iyo natiijadiisa. Shirka New...
View Article(Warbixin+Sawiro+Video) Nalalka Cadceeda ku shaqeeya oo Kor u qaaday Bilicda...
Nalalka Cadceeda ku shaqeeya ee dhowaan laga hirgaliyay magaalada Gaalkacyo ayaa kor u qaaday Bilcda iyo amaanka magaalada Gaalkacyo,oo isbadal amni iyo hormar laga dareemayay Lixdii bilood ee tagtay....
View ArticleBREAKING NEWS– Xildhibaanadii isku hayay Mooshinka oo heshiiyey iyo...
Muqdisho–29 Nov.2014–Pi–Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in Xukuumada Raysal wasaare Cabdiwali loo qaado Codka kalsoonida sidaasna Mooshinkii loo keeno Baarlamaanka si...
View ArticleEgypt court dismisses charges against former Egyptian President Hosni Mubarak
CAIRO (AP) — An Egyptian court has dismissed criminal charges against former president Hosni Mubarak in connection with the killing of protesters in the 2011 uprising that ended his nearly three-decade...
View Article