Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Daawo Sawirada:-Madaxweynaha Dawlada Puntland oo dhex-lugaynaya Bosaso.

$
0
0

Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa maanta ku dhexlugeeyay Xaafatul Gol-ciise oo ka mid ah Xaafaaha ku  yaala Bosaso.

Dr. Gaas ayaa la hadlay Ganacsatada iyo dadweynaha dagan xaafadda,oo uu ka waraystay xaaladooda Nololeed,waxaana wajiyada dadweynaha laga dheehan karay dareen farxadeed oo ay kuso dhowaynayeen Madaxweynaha Puntland.

Sida Sawirada aad ka dheehan doontaan Madaxweynuhu wuxuu ku dhexjiraa dadweynaha dagan Xaafadda,oo  uu u muujiyay sida uu u yahay Hogaamiye aad ugu dhow Bulshada.

Arrintan ayaa ah mid aan ka dhicin Soomaaliya inteeda kale,waana arrin muujinaysa hormarka ay ku talaabsatay Dawlada Puntland ee Qaangaartay.

Hoos Ka Daawo Sawirada,oo aad kuu xiisa galin doona;-

www.puntlandi.com.

DSC_0615 DSC_0617 DSC_0649 DSC_0651 DSC_0653 DSC_0659 IMG_8466 IMG_8484 IMG_8541 IMG_8506 IMG_8527 IMG_8530 IMG_8536 IMG_8537 IMG_8504 IMG_8525 IMG_8503 IMG_8518 IMG_8511 IMG_8510 DSC_0656


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Trending Articles