(Sawirro) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo...
(Pi Garoowe) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe gaar ahaan Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Mashruuca JPLG ee...
View Article(Sawirro) Madaxweyne Gaas oo Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku Qaabilay...
(Pi Garoowe) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Xafiiska UN-HAPITAT ee Soomaliya Mr.Dragan...
View Article(Sawiro) Arday Bartay Xirfado kala duwan oo ka qalinjabiyay Machadka...
Lixdan Arday oo baratay Xirfadaha Dhar Tolida,korontada,Farsamada Birta iyo Tuubada ayaa ka qalinjabiyay Machadka Farsamada gacanta ee Bosaso,kuwaas oo Wax baranayay muddo ku siman saddex bilood....
View Article(Sawiro) Maalqabeen u dhashay dalka Kuwait oo booqasho ku yimi Gobolada...
Abu Cabdicasiis Naasir Cabdicaasiis oo ah Maalqabeen u dhashay wadanka Kuwait ayaa booqasho ku maray Gobolo ka tirsan Puntland,ka dib markii uu Caasumaad ka helay Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane...
View ArticleWararkii ugu dambeeyay ee khilaafka Madaxda Dawlada Federaalka Soomaaliya.
Khilaafka u dhexeeya Ra’iisul Wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sii kordhay,ka dib markii ay soo shaacbaxeen Xildhibaano kala taageersan...
View ArticleIGAD oo Dhexdhexaadinaysa Madaxda Federalka Soomaaliya
(PiMuqdisho) Ergo ka socota urur goboleedka IGAD ayaa tagay magaalada Muqdisho si ay u dhex dhexaadiyaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo reysal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo uu ka dhex taagan...
View ArticleNorway– Abdirasaaq Ali Hassan oo ka mid noqdey dadka Xisbiga Shaqaalaaha u...
Shir ay yeesheen xubnaha xisbiga shaqaalaha gobolka Hedmark ee Dalka Norway oo lagu dooranayey dadkii uga qaybgeli lahaa doorashada soo socota ee golaha deegaanka heer gobol iyo mid degmo ayaa ka...
View ArticleBeesha Caalamka oo ka quusatey Madaxweyne Xasan Sheikh, iyo Madaxweynaha oo...
IGAD ayaa maanta isku deydey bal iney fahmaan waxyaabaha la ay Madaxweynaha iyo Raysal wasaaruhu isku hayaan si ay ugu kala dabqaadaan balse isku daygaas waa lagu guul dareystey ka dib markii...
View Article(Sawirro) Barnaamij ku saabsan hal-abuurka dhalinyarada gobolka Mudug oo lagu...
(Pi Gaalkacyo) Barnaamijkan loogu magac daray Somali Got Talent in Galkio ayaa markii ugu horaysay lagu qabto dalka Soomaaliya waxaa maankiisa ka majuujiyay saxafi Maslax Mukhtaar Daahir oo ka mida...
View Article(Dhageyso) Dowlada Turkiga oo ogolaatay mataanaynta Garoowe iyo Gebze oo...
(Pi Garoowe) Dowlada Turkiga ayaa ogolaatay in la mataaneeyo magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland iyo magaalada Gebze oo kamid ah magaalooyinka waa weyn ee dalka Turkiga. Safiirka Turkiga u...
View Article(Sawirro) Madaxweynaha Dawladda Puntland oo sagootiyey Cabdicasiis Naasir...
(Pi Garowe) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta sagootiyey Cabdicasiis Naasir Cabdicasiis oo ah maal qabeen u dhashay Dalka Kuwait kaasi oo Puntland u yimi sidii...
View ArticleUgandha oo shaqo joojin ku sameysay 15 sargaal oo lala xiriirinayo eedeymaha...
(Pi Kampala) Dowlada Ugandha ayaa ganaax shaqo joojin ah ku riday 15 sargaal oo sar sare oo katirsan malateriga dalkeeda, kuwaas oo lala xiriirinayo eedeymaha kufsiga ee loo jeediyay ciidanka Amisom...
View ArticleUganda suspends officers over Somalia conduct, sex abuse.
Kampala (AFP) – Uganda has suspended 15 of its senior military commanders over their conduct in Somalia including allegations of sexual exploitation, the army said Thursday. The action...
View ArticleWar Deg Deg ah– Madaxweyne Xasan Shiek oo intuusan Adis u duulin Baarlamaanka...
Warar aad loogu kalsoon yahay oo Howlwadeenada Puntlandi ay heleen ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheikh uu Gudoomiyaha Baarlamaanka DF u gudbiyey Warqad uu uga cabanayo Raysal wasaaraha Dowlada...
View Article(Sawiro+Dhagayso) Wasiirka Dekedaha Puntland oo ka hadlay Shirkii...
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha,Gaadiidka badda iyo La-dagaalanka Burcadbadeeda Mudane Cabdulaahi Jaamac Saalax oo Saxaafadda kula hadlay Bosaso ayaa ka Xog-waramay shirkii looga hadlayay Arrimaha...
View Article(Sawiro) Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Jubbaland.
Ku xigeenka Dhinaca Siyaasada ee Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midooday u qaabislan Arrimaha Soomaaliya Haweenayda lagu magacaabo Fatiha Serour ayaa maanta gaartay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka...
View Article(Sawirro) Ardayda Kulliyada Macalimiinta Puntland ee GTEC oo Gudomiye Cusub...
(Pi Garoowe) Kulliyada tababarka macalimiinta Puntland ee Garoowe magaceedana loosoo gaabiyo GTEC ayaa waxaa ka dhacday doorashada gudoomiyaha ururka ardayda waxkabarata kulliyadaan Doorashadaan ayaa...
View ArticleDowlada Puntland oo ku dhawaaqday in lasoo afjaraso caadada isir sooca ah.
(Pi Garoowe) Kulankii Golaha Wasiirada Dawlada Puntland ee maanta ayaa waxa looga hadlay arimo dhawr ah oo ay kamid yihiin amniga dalka. Joojinta tahriibta .iyo joojinta bacda beersoolka, qorshe...
View Article(SAWIRRO) Madaxweynaha Turkiga Rajev Erdogan oo dhistey Qasriga adduunka ugu...
Madaxweynaha waddanka Turkiga Rajev Tayib Erdogan ayaa loo dhisay qasri madaxtooyo oo noqonaya qasrigi ugu weynaa adduunka ee hoggaamiye waddan uu dago. Aqalka Cad ee Maraykanka iyo waliba Aqalka...
View Article