(Pi Garoowe) Kulankii Golaha Wasiirada Dawlada Puntland ee maanta ayaa waxa looga hadlay arimo dhawr ah oo ay kamid yihiin amniga dalka. Joojinta tahriibta .iyo joojinta bacda beersoolka, qorshe hawleedka dawladda siyaasadda dowladda ee ku aadan dadka dulman, siyaasada Deegaanka iyo safarki madaxwaynaha ee Uk Ethopia iyo Emaraatka.
Puntandi.com- Garoowe