Madaxweyne Gaas oo Casho ku casumay Kooxda Kubada Koleyga Garowe
Kooxda Kubada Koleyga Garowe ayaa Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ku casumey Madaxtooyada. Cashada ayaa goor dhow waxay ka bilibaaneysaa Madaxtooyada waxaa kaloo kasoo qayb galaya...
View ArticleDaawo Sawirada:Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ku labisan Dharka Cayaartoyda...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa caawo Madaxtooyada Puntland casho sharaf u sameeyay Halyeeyada Garowe City Stars iyo tababarahooda Cabdirashiid Xassan Xirsi...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Madaxweyne Xasan Sheikh oo siidaayey Taliyihii hore Asluubta oo...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View Article(SAWIRO)Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud...
Jig-Jiga (Puntlandi): Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa casho sharaf soo dhaweyn ah u sameeyey Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga ee...
View Article(SAWIRO) Urur Taageera Jaamacadda PSU oo la soo bandhigey.
(WARSAXAFADEED PSU) Ardadii kaqalin jabisay jamacadda Puntland State University [PSU] tan iyo sanadkii 2004 ilaa 2013 ayaa maanta kulan qabsaday xarunta jamacadda ee Garoowe waxana ay ardadu halkaasi...
View ArticleUN Guard Unit begins work in Mogadishu
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 20/2014 UN Guard Unit begins work in Mogadishu Mogadishu, 18 May 2014 – The Special Representative of the UN...
View ArticleCutubka Ilaalada Qaramada Midoobey oo Muqdisho ka howl billaabay
Xafiiska Qaramadda Middobay u Qaabilsan Kaalmaynta Soomaalia (UNSOM) WAR SAXAAFADEED 20/2014 Muqdisho, 18 Maajo 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya...
View Article(Sawiro) Guddoomiyaha Jaaliyadda Puntland ee Dalka Sweden oo ku guulaystay...
Xassan Khaliif Faarax oo ah gudoomiyaha Jaaliyadda Puntland ee Dalka Sweden ayaa si rasmi ah ugu gulaystay inuu ka mid noqdo xubnaha u tartamaya ka mid ahaanshaha baarlamaanka degmada Sigtuna oo ka...
View ArticleDowlada Jubaland oo Wafdi heer Wasiir ah u direysa UK iyo Sweden horaanta...
London–18 May.2014–Pi– Wafdi balaaran oo ka socda Dowlada Jubaland oo heer Wasiiro ah ayaa u safri doona Dalalka UK iyo Sweden horaanta Bisha June waxaa sidaas Puntlandi u Xaqiijiyey wasaarada Xiriirka...
View ArticleKooxda Kubada Koleyga Garowe iyo soo dhaweyntoodii Garowe(Sawiro)
Kooxda Kubada Koleyga Garowe ayaa si heersare ah loogusoo dhaweyey Dalka ka dib guulihii ay kasoo hoyiyeen Ciyaarihii Bariga iyo Bartamaha Afrika ee lagu qabtey Tanzania, kooxda barkeed waxay si deg...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo horey ugu dhaartey inuusan cafinayn Qof Maxkamad...
Wali lama hayo Qof Al-shabaab ah oo Muqdisho ay maxkamadi ku xukuntey Dil toogasho ah, Dhinaca kalena Dowlada Puntland Qofkii Al-shabaab u adeega ama ka tirsan al-shabaab laguma sii hayo xabsiga oo...
View ArticleTahniyad ka timid magaalada Stavanger ee dalka Norwa oo ku socota Boqor...
Waxaan halakan tahniyad uga direynaa caleema saarka Boqor Burhaan Boqor Muuse. Tahniyada waxay kaloo xambaarsan tahay u dabaaldegidii sidii wacneyd looga qaban qaabiyey magaalada qardho oo guud ahaan...
View ArticleMadaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu...
(Pi Bosaso ) Wafti uu hogaaminayo madaxweynaha dowlada Puntland Dr CabdiWali Maxed Cali Gaas oo maalmihii lasoo dhaafay socdaalo ku marayay dhulka fog ee bariga Puntland ayaa maanta soo gaaray...
View Article(Faahfaahin+Sawiro) Madaxweynaha Dowlada Puntland oo soo afmeeray socdaalkii...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Bosaso,ka dib markii uu soo afmeeray socdaal uu ku marayay degmooyin...
View Article(Sawiro+Dhagaysi) Ciidamo Tababar kuso qaatay Jabuuti,oo Puntland dib ugu soo...
Ciidamo ka tirsan Ciidamada Illaalada Dekeda Bosaso,oo tababar kuso qaatay dalka Jabuti ayaa manta dib ugu soo noqday magaalada Bosaso ee xarun ta Gobolka Bari. Wasiiru-Dowlada Wasaarada amniga...
View ArticlePhoto News:Daawo Sawirada soo dhoweynta Madaxweynaha Dowlada Puntland loogu...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ oo maalmihii laso dhaafay socdaal ku marayay degmooyin iyo deegaano hoostaga Gobolada Bari,Karkaar iyo Gardafuu ayaa maanta soo gaaray...
View Article(Sawiro) Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo...
Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Saaka si rasmi ah u booqday Isha Dur Durka Ufeyn oo ah halka ay biyaha ka cabaan Dadka ku dhaqan degmadaasi. Ceelkaan ayaa ah Il ay ka...
View Article(Sawiro) Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Daahfuray Waddo Laami ah oo laga...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa maanta xariga ka jaray Waddo Laami ah,oo laga dhisay Bosaso,taas oo dhererkeedu uu gaarayo 9.5-km. Furitaanka Wadada ayaa waxaa...
View Article(Dhagayso) Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland oo ka qayb galay sanad...
(Pi Garowe ) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdi Xakiin C/laahi Xaaji Cumar camey maanta ka qeybgalay munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii koowaad ee kasoo wareegatay markii uu hawada...
View Article(Dhagayso) Maxkamada ciidamada qalabka sida Puntland oo xukun dil ah ku riday...
(Pi Garowe ) Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Puntand ayaa maanta xukun dil ah ku riday nin lagu eedeeyay inuu katirsan yahay kooxda Alshabaab oo lagu sheegay inuu ka qeyb qaatay dilal loo...
View Article