(Warbixin+Video) Madaxweynaha Dowlada Puntland oo shaaciyay waqtiga la...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa sheegay in 15/6/2014 uu bilaaban doono dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Bosaso,kaas oo dadweynaha reer Puntland ay muddo si wayn u...
View Article(Dhageyso) In kudhow 50 ruux oo ku dhaawacmay dab xoogan oo maanta ka kacay...
( Pi Laascanod) Inta la xaqiijiyay 49 ruux ayaa ku dhaawacmay dab xoogan oo maanta ka kacay xarun lagu iibiyo shidaalka oo kutaalay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Dhacdadaan ayaa ka...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo Masiibo Qaran ku tilmaamay...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View Article50 ruux oo isugu jiray Soomaali iyo Itoobiyaan tahriibayaal ah oo ku dhintay...
(Sanca Pi ) Saraakiisha amaanka dalka Yemen iyo goob joogayaal ayaa sheegay maydka daraasiin tahriibayaal ah oo intooda ka yimid Soomaaliya iyo Ethiopia in laga helay xeebaha galbeed kadib markii ay la...
View ArticleXog:Dowlada Puntland,wax maka ogtahay Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka...
Dowlada Puntland ayaa u Wakiilatay Caasho Geele Diiriye inay uga mid noqoto Guddiga Madaxa bannaan ee dib-u-eegista Dastuurka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed...
View Article(Dhagayso) Waxgaradka Beesha Sade oo sheegay inay diyaar u yihiin inay wax la...
(Pi Garowe ) Odoyaasha iyo waxgaradka beesha Sade Daarood ayaa madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas uga mahad celiyay siyaasada cusub ee uu 15 sano kadib kusoo kordhiyay...
View ArticleWasaarada Arimaha Dibada Maraykanka oo maanta ka hadli doonta Siyaasadooda...
Wendy Sherman oo ka tirsan Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka, qaabilsana Arimaha Soomaaliya ayaa maanta(Talaado ) soo bandhigi doonta Istaraajiyada Siyaasada cusub ee Dowlada Maraykanka oo ku aadan...
View ArticleUN Envoy for Somalia pledges support, calls on Somalis to unite for...
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 23/2014 Mogadishu, 3 June 2014 – Speaking at an event to mark the first anniversary since the launch of the...
View ArticleDhagayso Akhrisana khudbadii Raysal Wasaare cabdiwali Sheikh uu maanta ka...
Muqdisho–03 Jun.2014–Pi– Kalfadhi ay maanta isugu yimaadeen Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa kalfadhiga ka qayb galay Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali...
View ArticleLIVE From Washington DC — New U.S. Foreign Policy in Somalia Remarks by Under...
Speakers Hoos si toosa uga Daawo Speakers oo soo bandhigeysa siyaasada cusubee Dowlada Maraykanka ee arimaha soomaaliya. Under Secretary of State for Political Affairs Wendy Sherman will discuss new...
View ArticleDowladda Jibuti oo Soomaaliland ka dalbatay inay faahfaahin ka bixiso...
(Pi Jibuti ) Dowladda Jibuti ayaa maamulka Soomaaliland ka dalbatay inuu faafaahin dheeraad ah kasiiyo lamaane weerar ismiidaamin ah dhawaan ka geystay dalka Jibuti. 25 kii bishii May ee tagtay ugu...
View ArticleDayaca iyo daryeel la’aanta caafimaad ee ka jirta somaaliya!!!
ka dib burburkii dowladii dhexe ee somalia ma jirin cid si gaar ah ugu xil qabta baahida caafimaad iyo daryeelka bukaanada markii laga reebo: 1:dhowr haayadood oo cisbitaalada qaar caawisa walow ay...
View ArticleDowladda Maraykanka oo 22 sano ka dib Soomaaliya Safiir usoo dirsanaya
Uqaybsamaha Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka Arimaha Siyaasada Soomaalia Wendy Sherman oo maanta khudbad ku saabsan Soomaaliya ka jeedisay The United State Institute of Peace ayaa ka hadashay...
View ArticleKenya oo baaraysa warbixino sheegaya in haweenayda Samantha Lewthwaite ay ku...
(Pi Nairobi ) Dowladda Kenya ayaa baaritaan ku haysa warbixino sheegaya in haweenayda u dhalatay Britain ee sida weyn loo baadi goobayo laguna magacaabo Samantha Lewthwaite ay ku sugan tahay gudaha...
View ArticleMarwo Caasho geele oo Minneapolis lagusoo dhaweeyey
Wasìradii hore ee Qoyska iyo Haweenka Puntland isla markaasna hada ah Gudoomiyaha Guduga dib u eegista Dastuurka Federaalka Soomaaliya Marwo Caasho Geele Diiriye ayaa soo gaartey Dalka Maraykanka...
View ArticleWar Deg Deg ah— Puntland iyo Qaramada midoobey oo ka wada hadlaya Hawada...
Waxaa goor dhaweyd Bosaso soo gaaray Wafdi ka socda Hay’ada Hawooyinka u qaabilsan Qaramada Midoobey, ahna Hay’ada gacanta ku haysa Hawada Soomaaliya. Wafdiga iyo Madaxweyne Gaas oo ay weheliyaan...
View Article(Sawiro) Hay’adda daryeelka bulshada Puntland oo shaacisay qorshe lagu...
(Pi Garowe ) Hay’adda dowliga ah ee daryeelka bulshada dowladda Puntland (PASSWE), ayaa maanta ku dhawaaqday inay qabanayso qorshe weyn oo lagu taageerayo dadka tabaalaysan ee Puntland. Agaasimaha guud...
View Article(Sawirro) RW. Cabdiwali oo maanta ka qayb galay kulan wada tashi ah oo...
(Pi Muqisho ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta furay wajiga koowaad ee kulanka wadatashiga bulshada iyo dawladda oo ka dhacay xarunta...
View ArticlePhoto News:Daawo Sawirada Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed...
(Pi Bosaso ) Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Kormeer shaqo ku tegay Xarunta ay Degan yihiin Ciidanka Ilaalada Badda Puntland oo ku taala Duleedka Magaalada...
View ArticleFBI-da Maraykanka oo cabsi ka qabta in Soomaalida Minneapolis ay ku biiraan...
(Pi Minneapolis) Hay’adda dambi baarista FBI-da ee magaalada Minneapolis, ayaa baaritaan ku haysa warbixin sheegaysa in xubno kamid ah bulshada Soomaalida ee labo magaalo oo katirsan Maraykanka ay ka...
View Article