Madaxwaynaha dowladda Puntland oo xariga ka jaraya goor dhow Xabsiga Weyn ee...
(Garowe Pi) Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxa uu maanta si rasmi ah xariga uga jaraya Xabsiga wayn ee lagu talagaley dadka gala danbiyadda culus sidda Burcabadeeda iyo...
View ArticleVedio: The 4th EU-Africa Summit in Brussels on 2-3 April, Daawo Ajandaha...
The 4th EU-Africa Summit will take place in Brussels on 2-3 April 2014. It will bring together African and EU leaders, as well as the leaders of EU and African Union institutions. Under the theme...
View ArticleToos u daawo Shirka EU iyo Afrika ee Brussels maanta ka bilaabanaya
Shirku wuxuu furmayaa 12ka duhurnimo wixii ka dambeeya,waana saacada bartamaha Yurub(Brussels Time) ama Xiliga Soomaaliya 2 Duhurnimo (Garowe Time), markii la gaaro saacadaas ayaad daawan kartaa inta...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo dawladda Talyaaniga uga mahadceliyay Qalab ay...
Warsaxaafadeed+Sawiro Muqdisho, April 2, 2014—— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa uga mahadceliyay dawladda iyo shacabka Talyaaniga...
View Article(Warbixin+Sawiro) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli oo Maanta...
(Garowe Pi) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdi-xakiin Cabdillaahi Xaaji Cumar Camey ayaa manta si rasmi ah xariga uga jaray xabsiga weyne ee...
View ArticleDaawo Sawiro hor leh oo ah Xabsiga caalamiga ah ee laga dhisey magaaladda...
(Garowe Pi) Magaaladda Garowe ee caasimadda dowladda Puntland waxa laga hirgaliyey Xabsi si heer caalami ah loo dhisey kaas oo lagu talagaley in lagu xiro dadka gaysta danbiyada culus,dowladda Puntland...
View ArticleDaawo Sawirada Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Garowe Ku Qaabilay Wafdi Uu...
Arbaca 02, 04, 2014 Madaxweynaha Dawaladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa galabnimadii maanta aqalkiisaku qaabilay Wafdi uu hogaaminyay safiirka Dawaladda UK ee Somalia Neil WIGHAN ....
View ArticleMacalin Ingiriisa oo Kalidiisa ugu deeqay Gabar yar oo Soomaali ah wadanka...
Ray Coe oo macalin ka ah Royal Docks Community School in bariga Magaalada London ayaa kali ugu deeqay gabar yar oo soomaali ah oo kalyuhu ka fariisteen, arintaan ayaa soo jiidatey indhaha dad badan....
View ArticleGood meals, fancy phones, clean uniforms…The new face of UPDF serving under...
A UPDF soldier having breakfast in the mess. By Vision Reporter It is seven years since Uganda sent 7,000 troops to Somalia under the African Union Peacekeeping mission (AMISOM). And for many...
View Article(Warbixin+Dhagaysi) Gudoomiyihii Gobolka Nugaal oo Xilkii Laga qaaday &...
Gudoomiyahihii hore ee Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo masuulka loo magaacabay xafiiska gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdiqani Xaashi Cali,kaasi Oo lagu magaacabay...
View Article(Warbixin+Video) Wasaaradda Ganacsiga Puntland oo sheegtay inay dib u dhac uu...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland Maxamuud Xassan Soo-cade oo Saxaafada kula hadlay magaalada Bosaso ayaa sheegay in dib u dhac uu ku yimi Doorashada Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha...
View Article(Dhagayso) Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland oo Kaarar Aqoonsi ah u samaysay...
Wasiirka Wasaardda Kalluumaysiga iyo Khayraadka badda Puntland Cabdinuur Cilmi Biindhe ayaa sheegay in Kaarar Aqoonsi ah ay u sameeyen Kalluumaysatada Puntland,taasi oo Kalluumaysatada ka caawinaysa in...
View ArticlePhoto News:Daawo Sawirada Madaxweynaha Puntland Iyo Golihiisa Wasiirada oo...
03, April, 2014 Madaxweynaha Dawaladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo Golihiisa wasiirada ayaa maanta shirkoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay hoolka shirarka iyo daraasaadka ee...
View ArticleDowlada Puntland oo Guddi Qaran u saartay Khilaafka soo noqnoqday ee Dowladda...
Dowlada Puntland ayaa Guddi Wasiiro ah u saartay khilaafka soo noqnoqday ee u dhexeeya Dowlada Puntland iyo Federaalka,ka dib markii maanta ay Golaha Xukuumadu ku shireen magaalada Garowe Caasimada...
View ArticleFaalo– Mr. Qaad Diid wuxuu ku guuleystey in UK Qaadka laga joojiyo, waxaa...
Ciidooy noo Hiili Abuukar Cawaale wuxuu u ololeeyaa sidii Qaadka looga manuuci lahaa Yurub, wuxuuna hada ku guuleystey in Qaadka laga joojiyo Wadanka Ingiriiska Waa ilaaheey mahadiise 8 sano oo...
View ArticleGolaha Wasiirada Dowlada Federaalka oo ka shiray amniga, howlgalada iyo...
Warsaxaafadeed+Sawiro Muqdisho, April 3, 2014—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha...
View ArticleDhagayso:- Puntland oo soo dhawaysey Urur ay ku midaysan yihiin Dhakhaatiirta...
(Garowe Pi) dowladda Puntland ee Soomaaliya waxa ay soo dhawaysey urur ay ku midaysan yihiin dhakhaatiirta Puntland oo Garowe lagu daah’furey maanta,kaas oo mudooyinkii u danbeeyey ay socdeen shirar...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Magaalada Alborg Denmark oo noqotey tii ugu horeysey oo...
Sidaan horey u shaaciney kooxda KLubada Koleyga ee Magaalada Garowe ayaa nasiib u heshey iney ka qayb galaan Tartanka Magaalooyinka Afrika oo lagu qaban doono Dalka Tanzania, kooxda ku Ciyaaraysa...
View Article(Dhagayso) Dowladda Puntland oo Caashuur dhaaf u samaynaysa dadka doonaya in...
(Garowe Pi) Dowladda Puntland waxa markii ugu horaysey ay shaacisey in Canshuur dhaaf u samaynayso dhakhaatiirta ama ganacsatadda doonaysa in ay maal-gashi Caafimaad oo tayo leh ay ka hirgaliyaan...
View Article(Dhagayso) Saldhig Ciidan oo laga hirgaliyay degmada Badhan ee Gobolka Sanaag
Dadweynaha Gobolka Sanaag oo gacan ka helaya Shirkadaha dalka ayaa ku guulaystay in degmada Baran ay ka hirgaliyaan Saldhig Ciidan,kaasi oo dhismihiisu uu soconayay sanadihii laso dhaafay. Taliyaha...
View Article