Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

(Daawo Video) Mid ka mid ah Wadaadada Taageera Al-Shabaab oo Maxkamad lagu...

Sheekh Xassan Xusseen iyo Xaaskiisa Fardowso Maxamed Cabdi ayaa Maxkamad lagu soo tagaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya,kuwaas oo Dowlada Kenaya ay ku eedeysay inay door ka qaataan falalka...

View Article


Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada Puntland oo gaaray magaalada Gaalkacyo

Wafdi balaaran oo ka kooban Wasiir,Xildhibaano iyo Saraakiil Ciidan ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,kuwaas oo horu-dhac u ah Safar Madaxweynaha Puntland uu tagi doono...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(SAWIRO)Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo xariga ka jarey Dhisme Cusub oo...

(Garowe Pi) Taliska qaybta Booliska ee gobolka Nugaal waxaa lagu soo kordhiyey dhismayaal cusub oo Booliska gobolka Nugaal ay ku shaqayn doonaan,waxaa sidoo kale lagu sameeyey qaybihii hore ee taliska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysal wasaarihii hore Cabdi Farax Shirdoon oo beeniyey warar sheegaya inuu...

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdi faarax Shirdoon(Saacid)   ka dib markii C/laahi Maxamed Xirsi (qorrax) oo ka tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka soomaaliya uu iska casiley...

View Article

Daawo Somaliland oo u nool sida maahmaahdaan “Bakhtiga Hilibkiisa cuni meyno...

Riyo ahaan Somaliland waa Dal Soomaaliya ka madax banaan laakiin xaqiiqda waa Maamul Goboleed Soomaaliyeed, Siyaasiyiintooduna waa og yihiin in Caalamku uusan marnaba ula maacaamiileyn si ka baxsan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Brussels oo Madaxweyne Xasan Sheikh dalbaday lacag kaash ah iyo...

Warar Dublamaasiyadeed oo aan helney ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya uu Wadamo ay kamid yihiin Talyaaniga iyo Holland uu ka dalbadey in Midowga Yurub ay lacag kaasha lasoo...

View Article

(Dhagayso) Dowlada Puntland oo ka hadashay Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga wayn...

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Diinta Puntland Faarax Aadan Maxamed oo la hadlay Idaacada Daljir ayaa sheegay in Ciidamada Asluubta Puntland ay gacanta ku dhigeen 13-ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Wasiirka Waxbarashadda Puntland Cali Xaaji oo maanta dalka dib...

(Garowe Pi) Wasiirka wasaaradda Waxbarashada dowladda Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa maanta dib ugu soo laabtey caasimadda dowladda Puntland ee Garowe,wasiirka oo mudo Asbuuc ah ku maqnaa magaaladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab’s Insurgency in Somalia: a Data-Based Snapshot

Two recent attacks highlight the continuing terrorist threat to Kenya. On March 23, gunmen shot up services at a church near Mombasa, killing six. Just over a week later, an explosion in Nairobi’s...

View Article


(Dhagayso) Duqa magaalada Galkacyo Axmed Cali Salaad oo sheegey in shacabka...

(Galkacyo Pi) Duqa dagmadda Galkacyo ee caasimadda gobolka Mudug ee Puntland Axmed Cali Salaad ayaa maanta mar uu la hadlayey warbaahinta gudaha waxa uu sheegey in ay diyaar garowgi iyo soo dhawayntii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin +Sawiro ) Arday Dhamaysatay Dugsiga H/dhexe Puntland Oo Shahaado...

Arday dhamaysatay dugsiga hoose dhexe ee Puntland oo ku yaala Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ardaydaas ay samaysteen urur ay ku mideysan yihiin waxaana ay booqdeen iskoolki ay dhamaysteen waxaana ay...

View Article

(Warbixin ) Amaanka Gaalkacyo Oo Aad loo Adkeeyay

Waxaa si wayn loo adkeeyay amaanka guud ee magaalada Gaalkacyo waxaana soconaya howlgalada ay samaynayaan ciidanka ilaalada deegaanka & ciidanka booliska magaalada Gaalkacyo waxaa si wayn magaalada...

View Article

War Dag-Dag ah:- Madaxwaynaha Puntland oo kulamo toos ah la leh iminka...

(Burtinle) Waxaa maanta gaarey dagmadda Burtinle Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdi-Wali Maxamed Cali Gaas halkaas oo madaxwaynaha ay ku soo dhaweeyeen qaybaha kala duwan ee Bulshadda Burtinle oo ay...

View Article


Madaxweynaha Puntland Oo Degmada Burtinle Lagu soo dhaweeyay

wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Dowlada Puntland  C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay Degmada Burtinle ee Gobolka nugaal sida uu xaqiijyay gudoomiyaha degmada Burtinle...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Dhagagyso+Sawiro) Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyey 30 milyan oo Dollar,...

Garowe– 6 Apr.2014– Pi– Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta codad dhan 46 mudane Baarlamaan ku ansixiyey Miisaaniyadda dowladdu ku shaqayn doonto inta ka dhiman sanadkan 2014,miisaaniyadaas oo...

View Article


Madaxweynaha Puntland Oo Caawa Burtinle U Hoyanaya Kulamana La Qaadanaya...

Madaxweynaha Dowlada Puntland c/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa maanta qada sharaf loogu sameeyay hoolka dugsiga sare ee degmada burtinle waxaana qadada ka dib uu kulan furan la qaatay bulshada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Photo News– Daawo sawirada safarka Madaxweynaha ee Buurtinle

Buurtinle-Axad 07, 04, 2014 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan golayaasha Dawladda iyo sarakiisha ciidanka Puntland ayaa maanta ka...

View Article


(Dhagayso) Taliska Ciidanka Asluubta Puntland oo wacad ku marey in soo qaban...

(Bossaso) Taliyaha Ciidamadda Asluubta Puntland Gen Cali Nuur Cumar oo maanta xafiiskiisa magaaladda Garowe shir jara’id ku qabtey waxa uu ka warbixiyey labo nin maxaabiis ah oo ka fakadey xabsiga...

View Article

Saxafiyiinta Gobolka Mudug Oo Beeniyay Warar Been Abuur ah Oo Laga Qorey

Kulan ay caawa isugu yimaadeen wariyaasha gobolka Mudug ayaa waxaa ay ku cambaareeyeen warar been abuur ah oo ku aadan in galinkii hore ee maanta  06/April/2014, ay kulmeen ayna cambaareeyeen gudiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Dhismaha Waddo Laami ah oo laga bilaabay magaalada Qardho

Maamulka degmada Qardho ayaa maanta dhagax dhigay Dhismaha Waddo Laami ah,oo dhererkeedu uu gaarayo 1180-Mitir,taasi oo lagu magacaaboi Wadada ‘’Gacan-libaax’’. Munaasabada lagu dhagax dhigay Wadada...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live