(Garowe Pi) Magaaladda Garowe ee caasimadda dowladda Puntland waxa laga hirgaliyey Xabsi si heer caalami ah loo dhisey kaas oo lagu talagaley in lagu xiro dadka gaysta danbiyada culus,dowladda Puntland waxa ay da’daal u gashey sidii xabsigaasi looga dhisilahaa gudaha Puntland ayadoo ugu danbayntiina madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdi-Wali Maxamed Cali Gaas uu maanta si rasmi ah xariga uga jarey xabsigaasi.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA XABSIGA.