Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Faahfaahin+Sawiro) Shirweyne looga hadlayo dib u eegida Waxbarashada...

Shirweyne balaaran oo looga hadlayo dib u eegida Waxbarshada Puntland oo ay kaso qaybgaleen Madaxweyne ku xigeenka Puntland,xubno ka tirsan Golaha Xukuumada,Mas’uuliyiin ka socda deeq bixiyaasha...

View Article


(Warbixin+Dhagaysi) Taliska Ciidanka Booliska Galmudug oo Saxaafada uso...

Taliska Qaybta Booliska Koonfurta Gaalkacyo ayaa soo bandhigay nin  ku eedeeysan inuu  ka mid ahaa Kooxo hubaysan oo xalay weerar Hubaysan ku qaaday Maqaayad ku taala xaafada Garsoor ee magaalada...

View Article


Breaking News:Galmudug oo si caga jiid ah ku wareejinaysa eedeysanihii la...

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Muudg Maxamed Yusuf Jama Tigey ayaa  gaaray xaafada baraxlay ee koonfurta Gaalkacyo,si ay ula wareegaan eedeysane maamulka Galmudug ay sheegen inuu ka mid ahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Madaxweyne Gaas oo wali ku sugan Jigjiga berina u safri doona...

Jigjiga–26 Feb.2014–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland oo si heer sare ah loogusoo dhaweeyey Magaalada Jigjiga ayaa wali ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo Itoobiya, Madaxweynaha Dowlada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada + Cod –Ciidamada Sirdoonka Puntland oo lagu wareejiyey Mid...

Mid kamid ah eedeysanayaashii xalay weeraray Dad rayid ah oo ku shaaheynaya xaafada Garsoor ayaa hada soo galay Gacanta Puntland kasoo ay la wareegeen Ciidanka PIS, Ninkaan ayaa ahaa ninkii ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(SAWIRO) Shir-weynaha Dib u eegidda Waxbarashada Puntland oo maalintii labaad...

(Garowe Pi) Waxaa maalintii u danbaysey magaaladda Garowe ee caasimada dowladda Puntland ee Garowe si toos ah uga socda shirwaynaha dib u eegidda waxbarashada Puntland,kaas oo ay si aad ah uga...

View Article

Daawo Madaxweyne Gaas+Team-kiisa iyo Madaxweyne Cabdi Cumar+Teamkiisa oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(SAWIRO) Ka qayb galayaasha shir-wayanaha dib u eegida waxbarashadda Puntland...

(GAROWE Pi) Waxaa dood cilmiyeed ku saabsan sidii loo hormarin lahaa ayaaha waxbarashadda Puntland ay u bilaabatey ka qayb galayaasha shir-wayanaha dib u eegidda waxbarashadda Puntland. Gudiga fulinta...

View Article


War Deg Deg ah:Madaxweynaha Puntland oo soo gabagabeeyay socdaalkii uu ku...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr . Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo afmeeray socdaalkii uu ku joogay Dowlad Deegaanka Federaalka Ethiopia. Dr.Gaas iyo Wagfdigiisa ayaa dib ugu noqday magaalada...

View Article


Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax loo adeegsaday Gaari walxaha Qarax laga soo buuxiyay ayaa lala ka dhacay nawaaxiga Baar Fiat,halkaasi oo kaabiga ku haysa xarun ay leeyihiin Ciidamada Nabad sugida Soomaaliya. In ka badan 10-qof...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Faahfaahin+Sawiro) Madaxweynaha Puntland Oo dib ugu laabtay Adis ababa

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu laabtay magaaladda Addis Ababa ka dib socdaal laba maalin uu ku joogay xarunta dowladd Deegaanka Somalida Ethiopia ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia’s al-Shabab: Striking like mosquitoes

Soursces http://m.bbc.com/news/world-africa-26343248 As Somalia’s government plans a new offensive against al-Shabab, the BBC’s Mary Harper considers why the Islamist militants remain so brazen. The...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Kulan lagu taageerayay Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland oo ka...

Kulanka oo ay kasoo qayb galeen Aqoonyahan,Waxgarad,Haween,Ganacsatada iyo dhalinyarada Beesha Axmed Harti,laguna taageerayay Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland Axmed Yaasiin Saalax ayaa maanta ka...

View Article


Xuduudaha Puntland oo aad loo adkeeyay iyo Ciidamada oo hawlgalo ka wada...

Ciidamada amaanka iyo Sirdoonka Dowlada Puntland ayaa hawlgal balaaran oo lagu sugayo amaanka ka wada Gobolada Bari iyo Mudug,gaar ahaan magaalooyinka Gaalkacyo iyo Bosaso,waxaana si wayn loo adkeeyay...

View Article

Let’s Give Somalia’s Government the Non-Recognition It Deserves, By J. Peter...

BY J. Peter Pham is director of the Atlantic Council’s Africa Center. One year ago the Obama administration broke with the Somalia policy of its three predecessors by according diplomatic recognition...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada sagootintii Jigjiga loogu sameeyey Madaxweyne Gaas iyo Wafdigiisa

Madaxweynaha dowladaPuntland waxaa jigjiga loogu soo dhaweeyey si heer sare ah iyadoo loo sameeyey maamuus Qaran, Waxaa xigey sagootin cajiib ah oo dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya ay u sameeyeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubaland oo sheegey in Dekada iyo...

Kismaayo–27 Feb.2014–Pi– Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubaland Mudane Cabdiqani Cabdi Jamac oo lahadley Idaacooyinka Gudaha ayaa sheegey in Aysan Maamulkiisa cidna ku waareejineyn Dekada iyo Garoonka...

View Article


Prime Minister: Al-Shabaab’s agenda is a betrayal of Islam and of peaceful...

27 February 2014 His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed sends his condolences to the victims and their families of those killed in today’s car bomb attack on a tea shop in the Abdiasis...

View Article

Tacsi– Marxuumad Mulki Maxamuud Farax Gaas oo maanta Muqdisho ku geeriyootey

Alla ha u naxariistee waxaa maanta Muqdisho ku geeriyootey Marxuumad Mulki Maxamuud Farax Gaas (Mulki Qar iskaxoor). Waxaa tacsi loo dirayaa Caruurtii ay ka tagtey marxuumadu, Iyo dhamaan ilma Qar iska...

View Article

Somalia: Rising Insecurity and the Cost of Foreign Intervention

The U.S. State Department and many Somalis around the world have condemned the cowardly attack on the Villa Somalia Compound by al-Shabab on February 21. According to an AP report, the attack...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live