War Deg Deg ah– Taliyihii Booliska Degmada Galdogob oo la diley
Alla ha u naxariistee waxaa goor dhaweyd oo galabta ah Magaalada Goldogob lagu diley Muumin Maxmed Muumin oo ahaa aliyihii Booliska Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug. Gacan ku dhiiglaha diley Taliyaha...
View ArticleWarsaxaafadeed+Sawiro– Madaxweynaha Puntland si diiran loogu soo dhaweeyey...
WAR-SAXAAFADEED Axad 23 February, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo wafdi uu hogaaminaayey ayaa gaaray si diiranna loogu soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa ee...
View ArticlePuntland President receives a warm welcome to Addis Ababa on an official...
The President of Puntland State of Somalia H.E. Dr. Abdiweli Mohamed Ali was today warmly welcomed to Addis Ababa on his first official visit to the Federal Democratic Republic of Ethiopia. Before...
View ArticleDhagayso Faah Faahin Kasoo Baxaysa Dilkii Taliyihii Saldhiga Booliska Degmada...
Faah faahin ayaa waxaa ay kasoo baxaysaa dilkii taliyihii saldhiga booliska degmada Gal-dogob Muumin Maxamed Muumin Gudoomiyaha Degmada Galdogob C/laahi Siciid Ismacil Kaytoon ayaa waxaa uu sheegey...
View ArticleCasho sharaf loogu sameeyey Adis ababa Madaxweynaha Puntland oo ay kasoo qayb...
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa casho sharaf soo dhowayn ah loogu sameeyay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia oo uu maanta booqasho ku gaaray....
View ArticleWar Deg Deg ah– Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Adis ababa kula kulmey...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa saaka Adis ababa kula kulmey Safiirada Beesha Caalamka ee fadhiya Afis ababa kuwasoo daneeya arimaha Soomaaliya, Waxaana laga wada...
View ArticleMadaxweynaha Dowlada Puntland oo maanta la kulmey Safiiro ka socda Beesha...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo wali ku guda jira Safarkiisa Adis ababa ayaa wuxuu saaka Hotelkiisa ku qaabiley safiirada Beesha Caalamka ee Adis ababa, kulamadfa...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo la kulmay safaarada USA ka dibna u dhoofay Jigjiga:
Puntland State Of Somalia WAR-SAXAAFADEED Talaado 25 February, Addis Ababa:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa...
View ArticleAre Corruption and Tribalism Dooming Somalia’s War on al-Shabaab Extremists? by
By Andrew McGregor Original Link http://www.jamestown.org/single/?tx_ttnews%5Btt_news%5D=42001&tx_ttnews%5BbackPid%5D=7&cHash=cf5ac1df81e24ba29eabc8513348861f#.Uwxs-myPIdX After decades of...
View ArticlePRESS RELEASE: Former Deputy PM/Foreign Affairs Minister Responds to Central...
Below is a press release from Former Deputy Prime Minister and Foreign Affairs Minister of Somalia Ms. Fawzia Y. H. Adam regarding graft allegations from ex-Central Bank governor Yussur Abrar...
View ArticleTacsi:- Macalin Maxamed Cabdullahi Ismaciil oo Maanta Bosaso ku geeriyoodey
Alla ha u naxariistee waxaa maanta 25 feb.2014 Bosaso ku geeriyoodey Macalin Maxamed Cabdullaahi Ismaaciil oo ka mid ahaa Macalimiintii Tacliinta sare ee Soomaaliya. Alla naxariistii jano haka...
View ArticleMadaxweyne Axmed Madoobe oo u dhoofey Kenya
Madaxweynaha Dowlada Jubaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka u duuley Magaalada Nairobi halkaasoo uu uga bilaabanayo safar shaqo oo uu ku marayo Kenya iyo Itoobiya. Madaxweynaha...
View ArticleNicholas Kay “It is particularly important that Puntland has a stronger voice...
Remarks by SRSG Nicholas Kay at the High Level Partnership Forum Mogadishu, 24 February 2014 - Mr. President, excellencies, ladies and gentlemen, Salaam Alaikum and Subax Wanaagsan. Welcome to...
View ArticleVideo- Daawo kulankii dhexmaray Madaxweyne Gaas iyo Raysal wasaaraha Itoobiya
Sawirka hiistiisa ka daawo kulankii Madaxweyne Gaas iyo Raysal wasaaraha Itoobiya
View ArticleFaahfaahin– Madaxweynaha Jubaland oo u dhoofey Nairobi kuna sii jeeda Itoobiya
Kismaayo–25 Feb.2014–Puntlandi.com— Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Wafdi uu hogaaminayo´ayaa maanta u dhoofey Dalka Kenya halkaasoo ay kulamo muhiim ah kula...
View ArticleWar Deg Deg ah+ Cod– Nimankii weerarka ku qaadey Xaafada Garsoor oo mid ka...
Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo Axmed Cali Salaad oo caawa ka hadley Falkii koox hubeysan oo madax soo duubtey ay caawa ku qaaden Makhaayad lagu shaaheeyo oo ku taal xaafada Garsoor, ayaa sheegey in mid...
View ArticleDhagayso Duqa Degmada Gaalkacyo oo Ku Baaqay Dagaal ka dhan ah Dadka...
Duqa degmada Gaalkacyo Axmed Cali Salaad oo ka hadlayay dadka Caruurta xadaya oo Gaalkacyo malmahan kuso kordhayay ayaa waxaa uu waalidiinta Carruurta dhalay ugu baaqay inay dagaal u diyaar garoobaan...
View ArticleDhagayso Wasiirka Cadaalada Puntland Oo Ka Hadlay Arimaha Garsoorka Puntland...
Wasiirka Cadaalada Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa waxaa uu ka hadlay arimaha cadaalada Puntland waxa uu ka qaban doono isagoo xusey in wasaaradiisa ay arimaha jelasha wax ka qaban doonto waxaa...
View Article(Sawiro Horu-dhac ah) Garowe oo hada ka furmayo shir-weynaha dib u eegidda...
(Garowe Pi) Waxaa goor dhow la filaya in magaaladda Garowe ee Caasimadda Dowladda Puntland uu si toos ah uga furmo shir-weynaha Dib u eegidda Waxbarashada Puntland kaas oo socon doona mudo Labo Cisho...
View Article(Warbixin+Video) Dowlada Federaalka oo Hub kuso daabulaysa Koonfurta Gaalkacyo
Muddooyinkii ugu dambeeyay Dowlada Federaalka Soomaliya ayaa si wayn Hub ugu soo daadguraynaysay Koonfurta Gaalkacyo oo uu ka arrimiyo maamulka Galmudug. Xogtan oo soo shaacbaxday todobaadkii ugu...
View Article