Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

War Deg Deg ah:Madaxweynaha Puntland oo soo gabagabeeyay socdaalkii uu ku joogay DDSI

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr . Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo afmeeray socdaalkii uu ku joogay Dowlad Deegaanka Federaalka Ethiopia.

Dr.Gaas iyo Wagfdigiisa ayaa dib ugu noqday magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethipopia.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu safar ku tago wadanka Jabuuti oo uu Caasumaad ka helay sida uu Saxaafada gudaha u sheegay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Puntland Cabdiweli Indha-guran oo ka mid ah Wafdiga Madaxweynaha.

Filo goor dhow Faahfaahin iyo Sawiro.

www.puntlandi.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512