Qarax loo adeegsaday Gaari walxaha Qarax laga soo buuxiyay ayaa lala ka dhacay nawaaxiga Baar Fiat,halkaasi oo kaabiga ku haysa xarun ay leeyihiin Ciidamada Nabad sugida Soomaaliya.
In ka badan 10-qof ayaa ku geeriyooday qaraxa,kuwaas oo isugu jira Askar iyo dad rayid ah oo ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay,waxaana Dddka qaraxa ku geeriyooday ayaa u badnaa dad rayid ah,waxaa
Qaraxa ayaa qayb ka noqonaya qaraxyo iyo Weeraro isfeer socday oo muddooyinkii ugu dambeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho.
www.puntlandi.com.