Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ismaaciil Aaden Diriye oo loo magacaabey Wasiiru Dowlaha Maaliyada ee Koonfur...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheikh Aaden ayaa Wasiiru Dowlaha Maaliyada u Magacaabey Ismaaciil Aaden Diiriye. Magacaabista Wasiirkaan cusub ayaa timid ka dib markii cadaadis...

View Article


Daawo Video:-Madaxweynaha Dawlada Puntland oo si Layaab leh loogu soo...

Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa si wayn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo ee Jubbaland. Halkan Hoose Ka Daawo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW Cumar oo kulan looga hadlayo dar dargalinta New Deal la qaatay qaar ka mid...

Muqdisho, March, 03, 2015...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa saaka shir gudoomiyey kulan looga arinsanayey dar dargalinta barnaamijka...

View Article

(Warbixin) Dawlada Somaliya Ma badali Doontaa Ergada La Shireysa Somaliland?.

Dhawaan dawladda Somaliya ayaa shaacisay in uu furmi waayay wada hadaladii la filayay in ay ka furmaan dalka turkiga,waxaana halkaasi gaadhay ergada ka kala socotay labada dhinac,wada hadaladan ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo ku baaqay in wax laga qabto...

(Pi Muqdisho) Wakiilada Qaramada Midoobay iyo Ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in lamuujiyo dadaal hor leh oo wax looga qabanayo xadgudubyada galmoodka ku saleysan ee ka jira...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababarada ciidamada Soomaaliya oo looga cabsi qabo inay dhaqaale xumo awgeed...

(Pi Brussels) Taliyaha xilka kasii dagaya ee howlgalka tababarada Midowga Yurub ee Soomaaliya  General Massimo Mingiard, ayaa sheegay  in  lagu guul daraysandoono tababarada ciidamada Soomaaliya...

View Article

(Warbixin+Dhagayso) Guddoomiyaha ururada Haweenka Dawlada Puntland:’’Haweenka...

Guddoomiyaha ururada Haweenka Dawlada Puntland Khadro Jaamac Warsame ayaa Haweenka Puntland ugu baaqday inay ka shaqeeyaan hormarka iyo Nabada Puntland,xilli ay ka hadlaysay Munaasabad lagu soo...

View Article

Madaxweynaha Dawlada Puntland:’’Dhulka Jubbaland inta maqan waan idin la...

Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa sheegay in Dawlada Puntland ay diyaar u tahay in Jubbaland ay gacan ka siiso dib u hanashada Dhulka ka maqan gacanteeda,xilli...

View Article


Shir Madaxda Puntland iyo Jubbaland uga furmay magaalada Kismaayo.

Shir laba geesood ah ayaa Madaxda Jubbaland iyo Puntland uga furmay magaalada Kismaayo,waxaana shirka goob joog ka ah Mas’uuliyiin ka tirsan Golaha Xukuumadda labada Dawladood. Sarkaal ka tirsan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Kormeerka Madaxweynaha Dawlada Puntland uu ku tagay Dekeda...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas  iyo wafdiga a socda oo ay weheliyaan Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Max’ed Islaan “Axmed Madoobe” iyo Mas’uuliyiinta kala duwan ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro+Video) Dalka Norway oo Markii u horeysay laga Furay Xafiiska Wakiilka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawiro:-Shir Dawladaha Puntland iyo Jubbaland uga furmay magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hogaaminayey ee tagay magaalo madaxda maamulkaJubba-land ee Kismaayo  ayaa maanta 04 March ,2015 kulan muhiim ah ku yeeshay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda waxbarashada Puntland iyo machadka Dr. Axmed oo heshiis kala...

UJEEDO:  HESHIIS U DHEXEEYA WASAARADDA WAXBARASHADA IYO TACLIINTA SARE IYO JAAMACADA BARIGA AFRIKA MAC-HADKEEDA  DR. AXMED EE HOR-U-MARINTA BULSHADA. Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyadoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

In ka badan 1000 tahriibayaal ah oo laga badbadiyay xeebaha Talyaaniga.

(Pi Roma) In kabadan 1,000 tahriibayaal ah ayaa lagasoo badbaadiyay badda Mediterranean ee waqooyiga dalka Libya labadii maalmood ee laso dhaafay, laakiin saraakiisha ilaalada badda Italy ayaa sheegay...

View Article

(Dhagayso) Beeralayda Puntland oo dhaliilay Hay’adaha Deeqaha bixiya ee...

Iskaashatooyinka Beeralayda Gobolada Puntland  ayaa Hay’adaha Deeqaha bixiya ee taageera Beeralayda ku dhaliilay inaysan wax u qaban Beeralayda Puntland,xilli ay sheegen inay wadaan dadaalo ay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Wafdiga madaxweynaha dowladda Puntand oo Kismaayo loogu sameeyay...

(Pi Garowe) Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa xalay munaasabad ballaaran oo soo dhowayn ah u sameeyay wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Maxamed Cali Gaas ee haatan ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Abuukar Cawaale oo ol’olihiisa ka dhan ah Qaadka si habsami...

Gudoomiyaha La-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale ”Qaad-diid” oo maalmihii lasoo dhaafay wacyi galinta la-dagalanka Qaadka ka waday Gobalka Bari ayaa maanta oo Khamiis ah booqday Dugsiga sare ee Imamu...

View Article


Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka u matala Puntland oo Safaro ku maraya...

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Dawlada Federaalka u matala Puntland ayaa Safaro ku maraya Gobolada Puntland,xilli Baarlamanku DF Soomaaliya ay ku jiraan fasax. Xildhibaan Yaasiin Cabdi Seed oo ka mid ah...

View Article

Dawladaha Puntland iyo Jubbaland oo Guddiyo u saaray wada hadalo Kismaayo uga...

Wajiga labaad ee wada hadalada Dawladaha Puntland iyo Jubbaland ayaa saaka ka bilowaday magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Madaxweynaha Dawlada Puntland oo Kormeer ku maray xarumaha Dawliga...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas iyo wafdigii uu hogaaminayay ee maalmahan ku sugnaa magaalada Kismayo ee Jubbaland ayaa maanta oo Taariikhdu ku beegan tahay 06/March/2015...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live