Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo shacabka Muqdisho oo soo dhooweeyay...
War qoraal ah oo kasoo xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xueen “Muungaab ayaa lagu soo dhoweeyay, laguna taageeray magacaabista uu madaxweyne...
View ArticleMadaxweynihii hore ee Puntland Dr. Faroole oo u hambalyeeyey Ra’iisul...
Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed faroole ayaa soo dhaweeyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee loo magacaabay Soomaaliya, wuxuuna hambalyo u direy Ra’iisul Wasaaraha, Mudane...
View Article(Sawirro) Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Puntland oo xustay maalinta...
(Pi Garoowe) Wasaaradda dhallinyarada iyo Cayaaraha dowladda Puntland oo kaashanaysay Hay’ada socdaalka aduunka ee marka magacooda laso gaabiyo loo yaqaan IOM,ayaa maanta Garoowe ku xustay maalinta...
View ArticleUK Accused of Training and Supporting Deadly Somaliland Counter-Terrorism Unit
December 14, 2014:Pi– The UK is providing training and support to a Somaliland counterterrorism unit accused of unlawful killings and political intimidation, according to members of Somaliland’s...
View Article(Faahfaahin+Sawiro) Safarka Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya uu ku...
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Wafdib balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta Safar ku tagay magaalada Kismaayo,waxaana uu ka qayb galay Munaasabad lagu...
View ArticleDhagayso Shir Jaraa’id — Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Jubaland oo soo...
Shir jaraa’id oo maanta oo khamiisa ay Wadajir u qateen Wasiirka Warfaafinta Dowlada Jubaland Ibraahim baajuun iyo Wasiirka Madaxtooyada Dowlada Jubaland Cabdiqani Jamac ayay ugu hambalyeeyeen Raysal...
View ArticleDaawo Sawirada Ra’siiul Wasaaraha Magaacaban ee Dowlada Federaalka Soomaaliya...
Muqdisho, 18 December 2014 –Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta la kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Madaxweyne Xasan Sheikh oo aqbalay in Axmed Madoowe loogu yeero...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View Article(Sawirro) Tartan kubadda cagta ah oo lagusoo gabagabeeyay garoonka Puntland...
(Pi Garoowe) Wasiirka wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland Cabadiraxmaan Sheekh Axmed Cabdulle ayaa xalay soo gabagabeeyay tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay...
View ArticleXaflad xil wareejin ah oo ka dhacdey Jaamacada Bariga Afrika faraceeda...
Galdogob – Xafladaani oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxay ka dhacday Hoolka wayn Ee Jaamacadda Bariga Afrika { EAST AFRIKA UNIVERSITY } Faraceeda Galdogob. Xafladaan ayaa ahayd xilwareejin...
View ArticleDaawo Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Dr. Cumar Cabdirashid oo maanta la kulmay...
Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Dr. Cumar Cabdirashid Cali Sharmake ayaa saaka kulamo salaan iyo hambalyo isugu jira la qaatay safiirada Djabouti, Turkiga iyo Wakiilka QM ee Soomaaliya. Kulamadaan ayaa...
View ArticleDaawo Sawirada Guutadii ugu horaysay Ciidamada Sierra Leone ah oo maanta ka...
Guutadii ugu horeeyay oo ka tirsan Ciidamada Sierra Leone ayaa maanta oo Jimce ah ka dhoofay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose. Ciidamada Sierra Leone ee maanta ka dhoofay Kismaayo...
View ArticleUNSOM oo Garoowe ku qabatay kulan ku saabsan nidaamka doorashooyinka Puntland
(Pi Garoowe) Xafiiska Hawlgalka Qaramada Midoobay u qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya ee (UNSOM) ayaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ku qabtay kulan ku saabsan doorashooyinka Puntland. Kulankaan...
View ArticleDAAWO VIDEO:– Amb Nicholas Kay oo ka warbixinayo xaaladda Somalia iyo...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View Article(Sawiro+Bayaan) Akhriso Bayaan ay Culumada Puntland kaso saareen Nadwo...
Waxaa xalay oo ay Taariikhdu ku beegnayd 19/12/2014 Masjidu Alhuda Garowe lagu soo afmeeray Nadwo Cilmiyeedkii 7-aad,taasi oo socotay muddo dhan shan bari. Inta Nadwadu ay socotay ayaa Culimadu kaga...
View ArticleDHAGEYSO COD:–Faqiidaadda Magacaabista Ra’iisal wasaaraha cusub Cumar...
Barnaamijka Faaqidaadda VOA ee toddobaadkani ayaa lagu faaqiday Ra’iisal Wasaaraha cusub Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke inuu yahay ninkii ku habonaa ee uu madaxweyne Xasan Sheikh u xushay ra’iisal...
View Article(Sawirro) Wasiirka Waxarashada iyo Tacliinta ee Dowladda Puntland Dr Cali...
(Pi Garoowe) Waxaa maantay garoonka diyaaradaha ee Garowe ka soo dagay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Dowladda Puntland Dr Cali Xaaji warsame oo muddo laba asbuuc ah hawlo shaqo dalka...
View ArticleMaxkamad kutaala Finland oo xukuntay 4 qof oo lagu eedeeyay inay dhaqaale u...
(Pi Helsink) Maxkamad kutaala wadanka Finland ayaa xukun ku riday afar qof oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay maal galin jireen ururka Alshabaab ee Soomaaliya. Afartaan qof oo mid kamid ah ay tahay...
View ArticleGolaha ammaanka Qaramada Midoobay oo Maxamed Siciid Atam ka saaray liiska...
(Pi Muqdisho) Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa liiska cuno qabataynta ka saaray hoggaamiyahii hore ee kooxda Al-Shabaab ee buuralayda Galgala Puntland Maxamed Saciid “ATOM. Maxamed Siciiid Atam...
View Article