Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Daawo Sawirada Guutadii ugu horaysay Ciidamada Sierra Leone ah oo maanta ka dhoofay Jubbaland.

$
0
0

Guutadii ugu horeeyay oo ka tirsan Ciidamada Sierra Leone ayaa maanta oo Jimce ah ka dhoofay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose.

Ciidamada Sierra Leone ee maanta ka dhoofay Kismaayo ayaa dib ugu noqonaya dalkooda,oo ka mid ah dalalka uu ka dilaacay Cudurka EBOLA.

Hoos Ka Daawo Sawirada;-

www.puntlandi.com.

IMG_19800108_024649 IMG_19800108_024527 IMG_19800108_024638 IMG_19800108_024550 IMG_19800108_024747 IMG_19800108_024718 IMG_19800108_024713 IMG_19800108_024519 IMG_19800108_024542 IMG_19800108_024535 IMG_19800108_024733 IMG_19800108_024452


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512