Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Daawo Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Dr. Cumar Cabdirashid oo maanta la kulmay Safiirada Beesha Caalamka

$
0
0

Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Dr. Cumar Cabdirashid Cali Sharmake ayaa saaka kulamo salaan iyo hambalyo isugu jira la qaatay safiirada Djabouti, Turkiga iyo Wakiilka QM ee Soomaaliya.
Kulamadaan ayaa isugu jiray Salaan, Hambalyo, iyo Isbarasho, waxayna ku dhaceen jawi daganaan ka muuqato, iyagoona soo gaarsiiyey Hambalyo ay uga sideen madaxda dalalkooda iyo Xooghayha Guud ee QM, waxayna u balan qaadeen in ay sii xoojin doonaan xiriirkii ka dhaxeeya dalalkooda iyo dowlada Soomaliya.

06

07

01

02

03

04

05

Puntlandi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512