Barnaamijka Faaqidaadda VOA ee toddobaadkani ayaa lagu faaqiday Ra’iisal Wasaaraha cusub Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke inuu yahay ninkii ku habonaa ee uu madaxweyne Xasan Sheikh u xushay ra’iisal Wasaaraha DF iyo inuu ka soo bixi karo howsha dhiman iyada oo aan khilaaf ka dhex dhalan isaga iyo Madaxweynaha.
Doodda waxa ka qeyb galaya Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo ka faalooda arimaha siyaasada, Prof. Jabriil Maxamed oo Macalin ka ah jaamacada Ohio State University ee magaalada Columbus iyo Cabdiraxmaan Caynte oo jooga Muqdisho.
Halkaan hoose ka dhageyso:
Puntlandi