SAWIRO:Madaxweyne Gaas oo Deegaanka Karin ee Gobolka Barri kaga qeyb galay...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 5-12-2014 magaalada karin oo katirsan Gobolka Barri kaga qeyb galay qado sharaf ay ku casumeen dadka...
View ArticleWar Deg Deg ah– Xukuumadii RW Cabdiwali oo dhacdey.
Waxaa si rasmi ah usoo gabgaboobey codeyntii Raysal wasaare Cabdiwali iyo Xukuumadiisii ayaa looga guuleystey mooshinka. In ka badan 150 Xildhibaan ayaa u codeey mooshinka. Sidaas ayaana Xukuumadu ku...
View ArticleWar Deg Deg ah:-Ururka Shabaab oo dilay Guddoomiyaha Buurhakaba iyo Saraakiil...
Ururka Alshabaab ayaa dilay Guddoomiyaha Degmada Buurhakaba ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Maamow iyo Saraakiil la socotay,ka dib markii ay Weerar ku qaadeen xilli ay ku Safrayeen...
View ArticleUN Special Representative for Somalia condemns terrorist attacks in Baidoa
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 58/2014 Mogadishu, 6 December 2014 –The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia...
View ArticleWarsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska UNSOM “Ergeyga Gaarka ah ee QM u...
Xafiiska Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya UNSOM) WAR SAXAAFADEED 58/2014 Muqdisho, 6 December 2014 –Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
View Article(Warbixin+Dhagayso) Guddoomiyaha Baarlamanka Dawlada Puntland oo soo afmeeray...
Guddoomiyaha Baarlamanka Dawlada Puntland Mudane Siciid Xassan Shire ayaa soo afmeeray Safar uu ku maray qaybo ka mid ah Gobolka Mudug,wuxuuna amaanay hormarka ka jira Mudug. ‘’Wafdiga aan hogaaminayo...
View ArticleR.W Cabdiweli oo aqbalay go’aanka Golaha Baarlamaanka
Mogadishu, 06 December 2014— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa aqbalay go’aankii golaha Baarlamanka F. Soomaaliya ay maanta kalsoonida ugala...
View ArticleNickolas Kay “Waan soo dhaweynayaa shaqada Baarlamaanku qabtay, Waa in si deg...
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nickolas Kay ayaa ka hadley Mooshinkii Xukuumadii Raysal wasaare Cabdi wali. Mudane Kay Warsaxaafadeed uu soo saarey ayaa u qoraa sidaan...
View ArticleParliamentary Vote of Confidence in the Prime Minister of the Federal...
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 59/2014 Mogadishu, 6 December 2014 – The United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) notes...
View Article(Sawirro iyo Video ) Wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland oo dhaqaatiir...
(Pi Garoowe) Wasaaradda caafimaadka dowlada Puntland ayaa degmooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaada gobolka Sool waxay u kala dirtay dhaqaatiir si ay adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah ugusoo sameeyaan...
View Article(Dhagayso) Xildhibaan Bishaar Ugaas:’’Madaxweynuhu Umada Soomaaliyeed...
Xildhibaan Bishaar Ugaas oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka DFS ayaa sheegay in Xildhibaanada Soomaaliyeed ay ka Warsugayaan Ra’iisul Wasaaraha uu soo magacaabayo Madaxweynuhu,xilli Ra’iisul...
View Article(Dhagayso) Puntland oo Digniin u dirtay Tahriibayaasha,ka dib Hawlgal lagu...
Wasiirka Wasaaradda amniga Dawlada Puntland Xassan Cismaan Aloore iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle Sare Cabdixakiim Yuusuf Xusseen oo si wada jir ah ula hadlay Saxaafadda,ayaa...
View ArticleSiyaasi Daahir Ciiro,” Sababta loo riday reysal wasaaraha waa dariiqa uu...
(Pi Garoowe) Siyaasi Daahir Cabdiqaadir Ciiro oo kamid ahaa xildhibaanada hore ee barlamaankii kmg ahaaa Soomaliya ayaa sheegay ujeedada ka dambeysa kalsoonida kala noqashada reysal wasaaraha inay...
View Article(Dhageyso) Dowladda Puntland oo ku guulaysatay in la balaariyo degmooyinka ka...
(Pi Garoowe) Dowladda Puntland ayaa ku guulaysatay in sanadka cusub ee 2015 la balaariyo degmooyinka ka faa’idanaysa mashruuca horumarinta degmooyinka JPLG, Waxaana lagu daray saddex degmo oo katirsan...
View ArticleMaraykanka oo ku guul daraystay inuu soo furto saxafi u afduubnaa Alqaacidada...
(Pi Yemen) Ciidamada qaaska ee Maraykanka ee ku sugan dalka Yemen ayaa isku dayay inay soo furtaan Saxafi Amerikaan ah oo ay gacanta ku haysteen ururka Alqaaacida qeybtiisa Yemen, Laakiin saxafigaan...
View ArticleRW Cabdiwali: “Waxaan ka codsanayaa dhammaan dhinacyadii uu saameeyey muranka...
Muqdisho, 7th Diceember, 2014Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa soo dhaweeyey go’aankii xildhibaanda Baarlamaanku ay kalsoonida kala noqdeen...
View ArticleTahniyad iyo Hambalyo Arooska Maxamed Saciid Maxamed iyo Ikraan Cabdirashid...
Waxaa shalay oo ay bishu tahay 06.12.2014 ka dhacay magaalada Århus ee dalka Danmark xaflad aad u qurux badan, oo aan loo kala harin, xafladaas oo aheyd Arooska Maxamed Saciid Maxamed iyo Ikraan...
View ArticleDowlada Britain oo cabsi ammaan u xirtay safaaradii ay ku lahayd dalka Masar.
(Pi Egypt) Dowlada Britain ayaa xirtay safaaradeedii ay ku lahayd dalka Masar, iyadoo loo sababeeynayo arrimo ammaan sida lagasoo xigtay afhayeen u hadlay safaarada. “ Xaalado amni ayaa nagu qasbay...
View Article