Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

R.W Cabdiweli oo aqbalay go’aanka Golaha Baarlamaanka

$
0
0

Raysalwasaraha cusub okMogadishu, 06 December 2014— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa aqbalay go’aankii golaha Baarlamanka F. Soomaaliya ay maanta kalsoonida ugala laabteen Xukuumadda uu Hoggaamiyo.

“Ra’iisul Wasaare Cabdiweli wuxuu aqbalay go’aankii golaha Baarlamanka F. Somalia uu kalsoonida ugala noqday Xukuumadda, wuxuuna R.W faah faahin dheeraad ah bixin doonaa maalinta berri ah” ayuu yiri Sargaal u hadley Xafiiska Raysal Wasaaraha.

Ugu dambeyntiina Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa uga mahadceliyay shacabka Soomaaliyeed, gudaha iyo dibadda taageeradii buuxday iyo kalsoonidii ay siiyeen xukuumadiisa mudadii ay shaqeyneysay.

—-Dhammaad—-


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Trending Articles