Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

70 tahriibayaal ah oo u badan Itoobiyaan oo ku dhintay xeebaha Yemen.

(Pi San’a) Dooni siday tahriibayaal Afrikaan ayaa ku dagtay xeebaha galbeed ee dalka Yemen, waxana ku geeriyooday 70 ruux, sida ay sheegeen saraakiil katirsan dalka Yemen. Dadka doonidaan la socday...

View Article


Ciidamo Gadoodsan oo dhaqaale xumo ka cabanaya ayaa rabshado ka dhigey Muqdisho

Ciidanka ku xereysan Xerada Jasiira ee Magaalada Muqdisho ayaa rabshado iyo banaanbax ka wada wadada gasha xerada, Wararka aan halkaas ka heleyno waxay sheegayaan in Ciidanka gadoodsan iyo Ciidan kale...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin+Sawiro:-Madaxweynaha Dawlada Puntland oo Tababar u furay...

Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar,ka dib markii uu saaka ka ambabaxay magaalada...

View Article

(Warbixin+Dhagayso) Dib u habaynta Ciidamada Puntland oo si habsami leh u...

Dib u habaynta Ciidamada Puntland ayaa si habsami leh uga socota Gobolada Puntland,arrintaas oo qyab ka ah qorshe hawleedka ay ku hawlanayd Dawlada Puntland. Ciidamada ayaa la siinayaa tababar si kor...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro & Dhageyos) Maamulka gobolka Nugaal oo la wareegay dhul guryo looga...

(Pi Garoowe) Maamulka gobolka Nugaal ayaa maanta lagu wareejiyay dhul ballaaran oo loogu talo galay in guryo looga dhiso qoysaska barakacayaasha ah ee ku nool Garoowe. Gudoomiyaha gobolka Cabdi Qabi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO VIDEO:–Doodii Fagaaraha oo looga dooday Awood Qaybsiga iyo Nidaamka...

Dooddii 14-aad ee Fagaaraha ayaa xalay lagu qabtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, waxaana lagu falanqeeyay sida Hab Qeybsiga Awoodda dalka, Nidaamka Federalka iyo Dastuurka Federaalka,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRO:Madaxweyne Gaas oo soo geba gebeeyey safar shaqo oo uu ka tagay...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 8-12-2014 soo geba gebeeyey Safar shaqo oo uu ka tagay Gobolada Barri iyo Karkaar dibna ugu soo laabtay...

View Article

DAAWO VIDEO:— Ciidamada Kenya oo qirtay inay laayeen in ka 500 qof oo...

Aljazeera’ investigative Unit Presents Kenyan police have assassinated nearly 500 terrorism suspects as part of an extrajudicial killing program supported by intelligence provided by Israel and the...

View Article


XOGHAYAHA GUUD EE QM  –  FARRIIN KU AADDAN MAALINTA CAALAMIGA AH EE...

9 December 2014 Musuq-maasuqa waa arrin muuqata oo ka jirta dunida taas oo dhibaato ba’an u geeysata dadka saboolka ah, cuuryaamisa kobaca dhalqaale ee ka dhexeeya dadka. Musuq-maasuqu wuxuu duudsiisaa...

View Article


THE UN SECRETARY- GENERAL  –  MESSAGE ON INTERNATIONAL ANTI-CORRUPTION DAY 

THE SECRETARY- GENERAL  –  MESSAGE ON INTERNATIONAL ANTI-CORRUPTION DAY  9 December 2014 Corruption is a global phenomenon that strikes hardest at the poor, hinders inclusive economic growth and robs...

View Article

Ciidamada Kenya oo qirtay inay laayeen ku dhawaad 500 qof oo muslimiin Kenyan ah

Xubno ka tirsan ciidamada la dagaalanka argagixisada dalka Kenya oo la hadlay Tv,ga Al-Jazeera ayaa shaaca ka dhigay inay amar u haystaan inay toogtaan cid kasta oo Kenyaan ah loogana shakiyo inay...

View Article

Baarlamaanka Dawlada Puntland oo Meelmariyay Xeerka Guddiga KMG ah ee...

(Pi Garoowe) Baarlamaanka Dawlada Puntland ayaa maanta Cod Aqlabiyad leh ku meelmariyay Xeerka Guddiga ku-meel gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland,ka dib markii ay Dood xoogan ka yeeshen Xildhibaanadu...

View Article

(Warbixin+Dhagayso) Qaxooti 24-sano ka dib Jubbaland dib ugu noqday.

Ku dhowaan Boqol qof oo ka mid ahaa Soomaalida Qaxootiga ah ee ku jiray Xeryaha Dhadhaab ayaa dib ugu noqday Dhulkooda Jubbaland 24-sano ka dib markii ay goosteen inay ku noolaadan Dhulkooda. Wasiiro...

View Article


Daawo Video;- Wasaaradda Cadaaladda Puntland iyo Hay’ada UNDP oo Odayaasha...

Wasaradda Cadaaladda dowladda Puntland oo kaashanaysa Hay’adda UNDP ayaa maanta u daah furay Dhisme loogu talo galay Isimada Puntland. Xaruntan ayaa waxaa dhaqaalaha ku baxay ku deeqday Hay’adda UNDP,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi– Marxuum Xaaji Ibraahim Cumar Cabdikariim (Ibraahim Dheere) Oo ku...

INAA LILAAHI WAA INAA ILAAHI RAAJICUUN  WAXAA SHALAY SUBAX DALKA MARAYKANKA  MAGAALADA SAN DIEGO KU GEERIYOODAY  HAJI IBRAHIM OMAR ABDIKARIIM  OO KU MAGAC DHEERAA IBRAHIM SEEF WAXAA TACSIDA LOO DIRAYA...

View Article


Daawo Video:-Baarlamaanka Puntland oo maanta meelmariyay Xeerka Guddiga...

View Article

Wasiirka waxbarashada Puntland oo Nayrobi uga qeyb galay shir looga hadlayo...

(Pi Nayrobi) Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Cali Xaaji Warsame oo socdaal shaqo ku joogo magaalada Nayrobi ee dalka Kenya ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayo...

View Article


(Dhagayso) Qaab Caynkee ah ayaa loo dhisayaa Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Bosaso Bashiir Muuse Cabdiraxmaan ayaa ka warbixiyay Muuqaalka dhisme ee uu yeelan doono Garoonka Diyaaradaha Bosaso,kaasi oo dhismihiisa uu totobaadkii hore xariga ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro + Dhageyso)Dowladda Puntland oo ka digtay tacadiga ka dhanka ah...

(Pi Garoowe) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng, Cabdixakiin C/laahi Cumar Camey ayaa maanta ka digay tacadiga ka dhanka ah xuquuqda Aadanaha, xilli ay maanta ku beegan tahay maalinta...

View Article

UNHCR,” 350,000 tahriibayaal ah ayaa sanadkaan gaaray qaarada Yurub,”

(Pi Nairobi) Ku dhawaad 350,000 oo muhaajiriin ah oo ka tagay dalalka ay xasaraduhu ka taagan yihiin ayaa sanadkaan qaxootinimo ku tagay qaarada Yurub sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay hay’ada...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live