Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

(Warbixin+Dhagayso) Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland oo kormeer ku tagay...

Guddoomiyaha Baarlamanka Dawlada Puntland Mudane Siciid Xassan Shire ayaa saaka Kormeer ku tagay Cisbitaalka guud ee Gobolka Mudug,Taliska qaybta Booliska,Xarumo Caafimaad oo si gaara loo leeyahay iyo...

View Article


Madaxweynaha Kenya oo sheegay inay ciidamadooda sii joogidoonaan Soomaaliya...

(Pi Nairobi) Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay inay ciidamadiisa sii joogidoonaan gudaha Soomaaliya oo ay ka qeyb ka qaadanayaan howlgallada Amisom iyo taageerada dowlada federalka...

View Article


QM oo sheegtay inuusan jirin wax khasaare ah oo shaqaalaheeda kasoo gaaray...

(Pi Muqdisho) Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa xaqiijyay in kolonyo kamid ah gaadiidka Qaramada Midoobay oo ku safrayay meel ku dhow garoonka diyaaradaha ee Muqdiso lala eegtay gaari...

View Article

United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM)

  For Immediate Release  PRESS RELEASE 56/2014  Car Bomb Attack in Mogadishu this Morning Mogadishu, 3 December 2014 –The United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) can confirm that a car...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Wasaaradda caafimaadka Puntland oo qabatay tababaro ku saabsan...

(Pi Garoowe) Wasaaradda caafimaadka ee dowladda Puntland ayaa maanta Garoowe ku qabtay tababaro ku saabsan wacyi galinta bulshada ee ku aadan cudurka dabeysha oo haatan lagula jiro dagaal xoogan....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Waraysi uu Madaxweyne Gaas uga warbixinayo waxqabadka Xukuumadiisa...

Bosaso–3 Dec.2014–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo iminka ku sugan Magaalada Bosaso ayaa waraysi uu siiyey Idaacada VOA wuxuu si qodo dheer uga warbixiyey...

View Article

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa u hambalyeeyay...

Baydhabo, 3 December 2014 – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleema-saarka Shariif Xasan Sheekh Aadan loogu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Madaxweynaha Dawlada Puntland oo dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha...

Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa maanta oo Khamiis ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 4/12/2014 si rasmi ah u dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha Bosaso....

View Article


Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo lagu dhaawacay Muqdisho

(Pi Muqdisho) Kooxo hubaysan ayaa goor dhowayd magaalada Muqdisho ku dhaawacay xildhibaan Mayow Mustaf, oo katirsan Baarlamanka Soomaaliya. Dhaawaca xildhibaanka ayaa ka dambeeyay ka dib markii kooxo...

View Article


Maalintii kowaad ee Dooda Xildhibaanada DFS oo guda galay.Dhageyso

Xildhibaanada DFS ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay inay ka Doodaan Mooshinka ka dhan ah Xukuumadda Soomaaliya,waxaana kulanku uu ku furmay Buuq la’aan. Guddoomiyaha Baarlamanka DFS Maxamed Sheekh...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Photo News:Daaw Sawiro badan Madaxweynaha Dawlada Puntland oo Dhagaxdhigay...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 4-12-2014 si rasmi ah u dhagax dhigay mashruuca dhismaha Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Boosaaso....

View Article

Kenya iyo Itoobiya oo ka wada xaajoonaya in la sameeyo saldhig milateri oo ka...

(Pi Nairobi) Dowladdaha Kenya iyo Itoobiya ayaa kawada xaajoonaya in la sameeyo saldhig milateri oo laga hirgalinayo xuduudadaha ay labada dal la wadaagaaan Soomaaliya si loog hortago weerarada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Jabuuti oo doonaysa in dib loo soo celiyo Xiriirka Ganacsi ee kala...

Agaasimaha Dekedaha iyo Suuqa Xorta ah ee Dawlada Jabuuti Abuubakar haadi iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari,waxana ujeedada socdaalkooda saldhig...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Bulshada Gobolka Sanaag oo la Dagaalamaya Xaalufka Deegaanka.

Maamulka Gobolka Sanaag iyo Waxgaradka ayaa maanta kulan looga hadlayay illaalinta Deegeenka iyo La-dagaalanka Xaalufka uu ugu soo gabagaboobay degmada Baran ee Gobolka Sanaag,kaasi oo soconayay Afar...

View Article

RW Cabdiwali oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan hore Liibaan, una rajeyey...

(Pi Muqdisho) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee kooxaha Argagixisadu saaka ku dileen allaha u naxariistee...

View Article


Dawo Video:-Khudbad Taariikhi ah oo Madaxweynaha Dawlada Puntland uu ka...

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa Khudbad Taarikhi ah ka jeediyay furitaanka dhismaha Garoonka Bosaso. Hadaba Khudbada oo dhamaystiran ayaa Warsidaha Puntlandi uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Dadweynaha Soomaaliyeed ” Dr. Osmaan oo Kismaayo yimid,...

Dr.Cusmaan oo ka mid ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee Dalka Jarmalka iyo Yurub oo dhan aadka looga tixgaliyo, mudo 40 sano ahna kunoolaa Jarmalka ayaa iminka ku sugan Jubaland wuxuuna in mudo ah ka...

View Article


Aflagaadada , Cambareynta qaawan iyo shirarka Jaraa’id ee beenta ah Hargeisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

17 tahriibayaal ah oo ku dhintay biyaha u dhexeeya Libya iyo Italy.

(Pi Lampedusa) 17 tahriibayaal ah oo ku safrayay biyaha udhexeeya Libya iyo Italy ayaa la helay maydkooda sida ay sheegeen kooxaha gurmadka Italy oo gaaray meel 100 mayl dhibaca koonfureed uga beegan...

View Article

Maxkamad laga leeyahay Midowga Yurub oo France ku eedeysay inay ka...

Maxkamada xuquuqda Aadanaha ee Midowga Yurub ayaa ku amartay France inay bixiso kumaanaan Yuuro ah oo la siinayo Burcadbadeed Soomaali ah oo weeraray maraakiib France leedahay. Maxkamada ayaa France ku...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live