Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawiro Duqa Degmada Gaalkacyo oo booqdey Baalayasha nalalka ee Bamka...

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiasiis Jaamac Guuleed ayaa Maanta Booqasho ku tagay mid ka mid ah Nalalka Cadceeda ku Shaqeeya oo ku yaal xaafada Hormar ee Gaalkacyo oo Koox Hormar diid ah ay ku...

View Article


Daawo warka Caawa ee Puntland tv

View Article


UNHCR oo doonaysa inay hoos u dhigto walaaca qaxootiga ku nool Kenya oo...

(Pi Nairobi) Hay’ada Qaramada Midoobay ugu qaabilsan qaxootiga ayaa doonaysa inay hoos u dhigto walaaca boqolaal kun oo qaxooti ah oo wajahaya cunto yaraan waqooyi bari Kenya. Waxayna ku celisay...

View Article

Midowga Yurub oo labo sano ku daray howlgalka La-dagaalanka Burcadbadeeda ee...

(Pi Brusells) Midowga Yurub ayaa muddo labo sano ah ku daray howlgalkiisa la dagaalanka burcadbadeeda ee Atlanta, iyadoo uu ku egyahay dhammaadka 2016. Howlgalka ayaa xoogiisa lagu saari doonaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Degmada Bosaso oo noqotay Horyaalka Kubadda Cagta degmooyinka...

Degmada Bosaso ayaa noqotay Horyaalka Kubadda Cagta degmooyinka Gobolka Bari,ka dib markii ay Cayaarta Finalka ay Gool Ku-laad kaga adkaatay degmada Balidhidin. Cayaarta Finalka ee labada degmo oo ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Ciidamada Nato oo tababar uso gabagabeeyay Ciidamada Illaalada...

Ciidamada Nato ee ka hawlgala xeebaha Soomaaliya ayaa qaar ka mid ah Ciidamada Illaalada Dekeda Bosaso uso gabagabeeyay tababar ay ku qaadanayeen Dusha sare ee mid ka mid ah Maraakiibta jooga Xeebaha...

View Article

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland oo u dhoofay wadanka Imaaraatka...

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed islaam iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta u dhoofay wadanka Imaaraatka carabta,ka dib markii Madaxda Jubbaland ay Caasumaad rasmi ah ka heleen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Interview.. Nickolas Kay ” UN concerns about peace and stability in Somalia...

Copenhagen, 22 November 2014 – The High-Level Partnership Forum (HLPF) concluded 20 November in Copenhagen. The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed expresses his deepest...

Mogadishu, 22 November 2014 – To day Prime Minister of Somalia, H.E.Abdiweli Sheikh Ahmed expressed his deepest condolences to Kenya following the killing of 28 bus passengers on their way from Mandera...

View Article


(Dhagayso) Ciidamada Dawlad Goboleedka Jubbaland oo hawlgal ay dad kuso...

Ciidamada Dawlad Goboleedka Jubbland ayaa hawlgal ay amaanka ku sugayeen ka sameeyay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose,waxaana hawlgalka ay kuso qabqabteen dad ay ku tuhunsan yihiin...

View Article

(Dhagayso) Mudaaharaad ka dhan ah Madaxweyne Xassan Sheekh oo ka dhacay...

Mudaaharaad balaaran oo looga soo horjeedo Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhacay magaalada Baran ee Gobolka Sanaag,waxaana dadweynaha isugu soo baxay Mudaaharaadka ay diidanaayeen...

View Article

Daawo Nabadoon Gobolka Sanaag:’’Dawladnimadii Soomaaliya waxay ku dumaysaa...

Nabadoon Aadan Xirsi farole oo ka mid ah Waxgaradka Gobolka Sanaag ayaa sheegay in Dawladnimada Soomaaliya ee ay mudada ay dhowr sugayeen ay u muuqanayso  inay ku burburayso Wasiir Wasiir lagu...

View Article

RW Cabdiweli,”Annaga iyo Kenya waxaa naga go’an dagaalka ka dhan ah...

(Pi Muqdisho) Ra’iisul Wasaaraha Dawlada  Federalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh axmed Maxmed ayaa dowlada Kenya uga  tacsiyeeyay dilkii loo geystay 28 rakaab ah oo ku jiray safar ay kaga ambo...

View Article


Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga oo badbaadiyay in ku dhow 800 oo...

(Pi Roma) Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen  520  ruux oo la socday shan doonyood oo ku waxyeeloobay biyaha Libya habeenkii khamiista iyo jimcaha kadib markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Dhagayso) Xildhibaanada kaso horjeeda Mooshinka oo sheegay inay ka go’an...

Golaha illaalinta Shuruucda iyo Haybada Baarlamanka oo ah Xildhibaanada kaso horjeeda Mooshinka ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha ayaa shir Saxaafadeed ay ku qabteen magaalada Muqdisho ku sheegay inay ka...

View Article


DAAWO VIDEO:— Golaha ilaalinta Shuruucda iyo Haybadda Barlamaanka oo si toos...

Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi

View Article

Baarlamanka Dawlada Federaalka Soomaaliya oo maanta kulmaya.

Xildhibaanada Baarlamanka DFS ayaa saaka lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka Banaadir,ka dib markii Guddoomiyaha Golaha Sharci-dejinta uu Iclaamiyay kulanka....

View Article


Akhriso Xasaanada Dastuuriga ah ee uu leeyahay Xildhibaanka Soomaaliyeed.

Ka dib markii Guddoomiyaha Baarlamanka DFS Jawaari uu ku dhawaaqay inuu qabanayo kulanka Baarlamanka,uuna digniin u diray Xildhibaanada qaar,ayaa waxaa soo baxay su’aalo ay iswaydiinayaan dadweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING— Mooshinkii oo lagu qaybiyey albaabka Baarlamaanka iyo Buuq durba...

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waabarigii soo xaadirey kulan lagu balansanaa maanta oo isniin ah 24 Novembar kasoo qurshuhu yahay in lasoo bandhigo Mooshin ka dhan ah...

View Article

Faahfaahin:-Waraaqihii Mooshinka iyo Buuga Xaadirinta oo la...

Xildhibaanada kaso horjeeda Mooshinka ka dhan ay Ra’iisul Wasaaraha DFS Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa jeexjeexay Waraaqaha Ajandaha Mooshinka oo Xildhibaanada wada ay ku qaybsadeen Irida...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live