Faahfaahin+Sawiro:- Xil. Cabdi Bare “Mooshinka xalay ayaa guryaha loogu...
Sida aan kasoo xiganey Xildhibaan Cabdi Bare, Waraaqaha Mooshinka ayaa Xalay loo qaybiyey Guryahooda Xildhibaanada qaarkood iyadoo taasi ay tahay sharci daro. ”Saaka markii xildhibaanada isugu...
View ArticleMadaxweynaha dowlada Puntland oo ka tacsiyeeyay xasuuqii kooxda Alshabaab ay...
(Pi Garoowe) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyeeyay Xasuuqii Kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab ka geysteen Degmada Mandheera ee Dalka Kenya. Puntlandi.com
View ArticleSawirka maanta : Madaxweyne Xasan : WARYAA JAWAARI, MOOSHINKEYGA SOCODSII ,...
Amin Arts ayaa farshaxankisa ku cabiray xaalada maanta ka taagan Muqdisho,oo ka dhalatay khilaafka u dhexeeya Madaxda Federaalka. Sawirka ayaa muujinaya Madaxweyne Xassan Sheekh oo la hadlaya...
View ArticleWar Deg Deg ah– Baarlamaankii oo lagu kala tagey natiijo la’aan
Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Jawaari ayaa isaga baxay Hoolka Baarlamanka,waxaana fashilmay kulanka,Ka dib Buuq ka dhashey Xildhibaanada kasoo hor jeeda mooshinka oo ogaadeen in xalay si...
View ArticleInterim Jubba Administration Condemns the Killing of 28 innocent Civilians...
Interim Jubba Administration Press Statement IJA25/2014 November 23, 2014 For Immediate release Interim Jubba Administration strongly condemns the brutal and shocking killing of 28 innocent travellers...
View ArticleKenya oo sheegtay inay jawaab culus ka bixiyay weerarkii Mandheera waxayna...
(Pi Nairobi) Diyaaradaha Qumaatiga ukaca ee dalka Kenya ayaa duqeymo xoogan ka geystay xarumo ciidan oo ay lahaayeen kooxda Alshabaab oo dhawaan sheegatay inay ka dameysay weerar argigixiso oo lagu...
View ArticleDowladda Kenya oo digniin culus u jeedisay cid walba oo lagu helo inay...
(PiNairobi) Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa uga digay cawaaqib xumada uu la kulmidoono qof kasta oo taageere unoqda argigixisada Alshabaab. Digniintaan ayaa daba socotay weerar...
View ArticleMaamulka gobolka Mudug oo sheegay inuu meel fiican marayo baaritaanka dilkii...
(Pi Gaalkacyo) Maamulka goolka Mudug ayaa sheegay inuu meel fiican marayso baaritaanka dilkii loo geystay allaha unaxariistee wariye Cabdirisaaq Cali Cabdi Silver oo 18-kii bishaan xilli habeen ah lagu...
View Article(Dhagayso) Xildhibaan Dhuxulow:’’Khilaafka Xalkiisa waxaan u aragnaa inay...
Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxulow oo ka mid ah Xildhibaanada Badbaado Qaran ayaa sheegay in xalka khilaafka dhexyaala Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha uu yahay inay wada hadlaan,si meesha looga saaro...
View ArticleMUXUU SAMAYN KARAA NINKA QOSOLKA BADAN (Madaxweyne Xasan Gurguurte)?
Waxaan ogayn in khilaafka madaxwayne Xasan Sheekh iyo raysalwaraasre Cabdiweli Sheekh Axmed caddaadiska ugu balaaran uu saarna garbaha guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Waxaan kaloo...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Heesta Maanta iyo talada la siiyayey Madaxweyne Xasan Sh. Maxamud
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View Article(Dhagayso) Sharci-yaqaan Cabdirashiid:’’Mooshinka haddii saddex Jeer uu...
Sharciyaqaan Cabdirashiid Saalax oo ka mid ah aqoonyahanka ku nool magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in haddii Saddex goor Mooshinka la horkeeno Baarlamanka oo uu fashilmo,aan Sharciyan dib dambe loo...
View Article(Dhagayso) Taliska Ciidanka Dawlad Goboleedka Jubbaland oo soo saaray...
Taliyaha guud ee Ciidanka Dawlad Goboleedka Jubbaland Col. Aadan koojaar ayaa dadweynaha ku nool Kismaayo uga digay in Guryahooda hortooda lagu aaso Miino,taasi oo wax u dhimaysa amniga magaalada...
View ArticleDaawo Sawirada Ururka dhalinyarada Puntland ee Switzerland oo qabsaday...
Xaflad Si heer Sare ah loo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee Bulshada reer Puntland ayaa lagu qabtay Magaalada Geneve ee Dalka Switzerland. Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen...
View ArticleR.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeynaya Geeridii ku timid Marxuum S/G Cumar Xaaji...
Muqdisho, 25, November, 2014… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya dhammaan qoyska,qaraabadii iyo guud ahaan ummada...
View Article(Dhagayso) Xildhibaan Cabdi Bare oo sheegay in loo hanjabay Xildhibaanada...
Xildhibaan Cabdibare Yuusuf Jibriil oo la hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in loo hanjabay Xildhibaanada diidan Mooshinka Sharci-darada ah ee ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha,waxaana uu xusay in...
View ArticleKenya oo caalamka ugu baaqday inay soo faro galiyaan khilaafka siyaasadeed ee...
Dowlada Kenya ayaa caalamka ugu baaqay in lasoo faro galiyo muranka siyaasadeed ee ka dhex taagan hogaamiyayaasha Soomaaliya, iyadoo sheegtay inuu khilaafkaan saamayn ku yeeshay qorshaha nabada...
View ArticleGoormuu dhacayaa Shirweynaha Wadatashiga Puntland?.
Shirweynaha wadatashiga Beelaha Puntland oo uu iclaamiyay Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ horaantii sanadkii hore,ayaa dhici doona Bisha kowaad ee sanadka...
View Article(Dhagayso) Qalab Caafimaad oo lagu wareejiyay Cisbitaalka Deegaanka...
Cisbitaalka deegaanka Buur-saalax ayaa nasiib u yeeshay inuu helo Qalab Caafimaad,gaar ahaan Shaybaar,kaasi oo uu Cistaalku baahi wayn u qabay. Shaybaarka la Guddoonsiiyay Cisbitaalka Buur-saalax ayaa...
View Article