Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

(Sawiro) Ciidamada Nato oo tababar uso gabagabeeyay Ciidamada Illaalada Dekeda Bosaso.

$
0
0

Ciidamada Nato ee ka hawlgala xeebaha Soomaaliya ayaa qaar ka mid ah Ciidamada Illaalada Dekeda Bosaso uso gabagabeeyay tababar ay ku qaadanayeen Dusha sare ee mid ka mid ah Maraakiibta jooga Xeebaha Puntland.

Wasiirka Dekedaha,Gaadiidka Badda iyo La-dagaalanka Burcadbadeeda Cabdullaahi Jaamac Saalax,Taliyaha Ciidamada Illaalada Dekeda Bosaso Axmed Cali Xaashi iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dawlada Puntland ayaa ka qayb galay xiritaanka tababarka,oo ka dhacay Markab dushii.

Ciidamada tababarka loo soo afmeeray, ayaa mudada uu u socday tababarka waxaa la baray;-

1-Sida loo baaro Sunta.

2-sida Doonida marka istaajinayso loo horistaago.

4-Sida loo waydiiyoDocumentiga Doonyaha iyo Maraakiibta.

5-Iyo sida loo baaro Khanka Doonyaha iyo Maraakiibta ee suuragal ay tahay in Hub iyo Daraagis lagu qariyo.

Tababarka ayaa qayb ka ah tababaro ay sanadka qaateen Ciidamada illaalada Dekeda Bosaso,kuwaas oo intooda badan ka dhacay dalka Jabuuti.

Hoos Ka Daawo Sawirada;-

www.puntandi.com.

6 2 5 4 3 1

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Trending Articles