Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Midowga Yurub oo labo sano ku daray howlgalka La-dagaalanka Burcadbadeeda ee Atlanta,Sabab?

$
0
0

(Pi Brusells) Midowga Yurub ayaa muddo labo sano ah ku daray howlgalkiisa la dagaalanka burcadbadeeda ee Atlanta, iyadoo uu ku egyahay dhammaadka 2016.

Howlgalka ayaa xoogiisa lagu saari doonaa ilaalinta maraakiibta u shaqeeya barnaamijka cuntada aduunka ee WFP si gargaarka bini’aadamtinimo loo gaarsiiyo Soomaaliya iyo in laga ilaaliyo cadaadiska iyo carqaladeynta Burcadbadeedda xeebaha Soomaaliya.

Waxaa intaas lagu daray inuu howlgalkaan gacan looga geysaneyo la socodka hawlaha kalluumaysiga xeebaha dalka Somalia,sababta loogu daray laba sansona ay tahay in kor loo qaado amaanka Xeebaha iyo dadka isticmaalaya.

Puntlandi.com

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Trending Articles