Daawo Madaxweyne Gaas oo si weyn loogu soo dhaweeyey Muqdisho
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Mohamed Cali Gaas iyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho, waxaana Madaxweynaha ku soo dhoweeyey Garoonka Raysal wasaare...
View Article(Sawirro& Dhageyso) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo furay...
(Pi Garowe) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng, Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta furay barnaamijka baahinta waxqabadka nafaqo darrada ee Garowe. Shirkaan oo soo qaban qaabisay...
View ArticleDaawo sida London loogu soo dhaweeyey Boqor Burhaan
Boqor Burhan Boqor Muuse ayaa gaaray magaalada London ee carriga dalka Britain, wafdiga Boqorka oo ay ka mid ahaayeen 4 xubnood ayaa kasoo safray dalka Sweden. Boqor Burhan oo muddooyinkii u...
View ArticleDAAWO VIDEO:—Ergayga QM ee Somalia Nicholas Key oo walaac ka muujiyay Xaalada...
Wakiilka QM ee Somalia Amb. Nicholas Kay oo warbixin siiyay Golaham amaanka isagoo jooga Muqdisho ayuu sheegay inuu xaaladda Soomaaliya ka qabo walaac aad u weyn, isagoo xusay in howlaha laga doonayo...
View ArticleShir albaabadu u xiran yihiin oo Muqdisho uga socdey Madaxda Soomaaliya ee...
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda maanta duhurkii ilaa caawa shir albaabadu u xiran yihiin oo u dhexeeya Madaxda ugu Sareysa awooda siyaasada Soomaaliya oo kala ah Madaxweyne Xasan Sheikh, Raysal...
View ArticleUN Somalia envoy ‘excited and worried’ about political progress in year ahead
February 2015 – Underlining the importance of the partnership between the African Union and the United Nations in Somalia, which he called “unique, strong and essential for success,” the top UN...
View ArticleGen.Daawo Sawirada Jeneraal Diini oo u magacaaban Wasiirka Gaashaandhiga...
Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diin oo u magacaaban Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wuxuu soo gaaray Magaalada Muqdisho, halkaasoo aad loogu soo dhoweeyay. Sawirada hoos ka...
View ArticleBreaking News– RW Cumar Cabdirshiid oo Golihiisa Wasiirada ku dhawaaqi doona...
Warar hoose oo Puntlandi heleen ayaa xaqiijinaya in Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake uu Xukuumadiisa soo bandhigi doona habeynka Axada ama subaxa Isniinta. Sida aan Wararka ku helnney...
View Article(Sawirro)Dowladda Puntland oo soo dhaweysay shirka mustaqbalka dowladnimada...
(Pi Garowe) Dowladda Puntland ayaa soo dhaweysay shirka looga tashanayo mustaqbalka dowladnimada Soomaaliyaa, kaasoo magaalada Muqdisho uga socda madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo xukuumada...
View Article(Sawirro) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo soo xiray shirweynihii...
(Pi Garowe) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta soo gabagabeeyay shirweynaha labaad ee daneeyaasha Puntland, kasoo saddexdii bishaan ka furmay...
View ArticleFaahfaahin & Sawirro) Madaxweynaha dowladda Puntland oo kulan la qaatay...
(Pi Muqdisho) Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Maalintii labaad ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa maanta waxaa waxaa uu uu la qaatay kulamo kal gedisan Madaxweynaha DF ee...
View ArticleUNSOM oo Xafiis ka furaynaysa Hargeysa
Xafiiska Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya ayaa dhowaan Xafiis ka furanaya Magaalada Hargeysa ee Gobolka Waqooyi Galbeed ee Maamulka Soomaaliland waxaa sidaas yiri Ergayga gaarka ah ee Qaramada...
View ArticleDowladda Maraykanka oo siidaysay nin Soomaali oo horey ugu biiray ururka...
Maxkamad ku taala dalka Maraykanka ayaa siidaysay nin Soomaali ah oo ku biiray ururka Alshabaab, kasoo sanadkii 2007 ka tagay Minnesota. laakiin ninkaan wuxuu haatan ku jiraa xabsiga socdaalka....
View ArticleMaxkamad kutaala dalka Spain oo 16 sano ku xukuntay 6 burcadbadeed Soomaali ah.
Maxkamad kutaala dalka Spain ayaa xukun mid 16 sano ah ku riday 6 nin oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay weerareen doon kalluumaysi oo laga leeyahay dalkaas sanadkii 2012, taasoo maraysay xeebaha...
View ArticleSecurity Council Press Statement on Somalia
On 4 February the United Nations Security Council was briefed by Special Representative of the Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, and the Special Representative of the Chairperson of the...
View Article(Dhageyso) Gudoomiyaha gobolka Mudug oo ka warbixiyay horumarka ka socda...
(Pi Garowe) Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey oo lahadlay warsidaha Puntlandi.com xafiisiisa ayaa ka warbixiyay barnaanijyada horumarineed ee ka socda gobolka Mudug. Gudoomiyaha...
View ArticleMaamulka gobolka Banaadir oo Casho Sharaf U sameeyey Madaxada Qaranka Iyo...
(Pi Muqdisho) Munaasabad casho sharaf h oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Gobolka Benaadir, laguna soo dhaweynayay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada , isla markaana ay ka qeyb galeen Madaxweynaha...
View Article