Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka waxbarashada Puntland oo ardayda reer Puntlad ugu bishaareyay inay...

(Pi Garowe) Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Dowladda Puntland Dr: Cali Xaaji Warsame ayaa maantay bilaabay booqashooyinkii uu  ku tagijiray dugsiyada waxbarasho ee kuaala Magaalada Garowe ee...

View Article


Daawo Barnaamij gaara oo ku saabsan sida Soomaalida Ottawa Canada ay Dadaalka...

Hoos riix si aad u daawato

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Quburo isboorti oo reer Puntland ah oo soo gaaray Puntland si ay...

(Pi Garowe) Saddex quburo isboorti oo reer Puntland oo ahaa halyeeyadii kubadda koleyga Soomaaliyeed ee bari samaadkii ayaa soo gaaray Puntland, iyagoo tagay magaalooyinka Gaalkacyo, Buuhoodle iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Shirwaynaha labaad ee Daneeyaasha Puntland oo ka furmay Garowe

(Pi Garowe) Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa si rasmi ah u furay  shirwaynaha daneeyaasha Puntland,kaasi oo saaka ka furmay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro+Dhagayso) Shir Looga hadlayay Ka-hortaga Xaalufka oo ka dhacay...

Shir looga hadlayay Ka-hortaga Xaalufka oo ka qayb galeen Maamulka degmada Dangorayo,Maamulka degmada Qardho iyo Guddiyada Sagaal deegaan oo ka kala tirsan Gobolada Nugaal iyo Karkaar,ayaa ka dhacay...

View Article


(Warbixin+Dhagayso) Reer Puntland oo isku tashtay iyo wajiga saddexaad ee...

Wasiirka Hawlaha guud iyo Gaadiidka Puntland Mudane Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa Dhagax-dhigay Wajiga saddexaad ee dhismaha Wadada Wadaagsin ee Gobolka Mudug,xilli dadweynaha iyo Dawlada Puntland oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro& Dhageyso) Hay’adda PDRC oo qabatay shirweynihii labaad ee...

(Pi Garowe) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas aya maanta furay shirwaynaha labaad ee daneeyaasha Puntland, kasoo ay kasoo qeyb galeen in kabadan 150 ergo oo ka kala socday...

View Article

Fadeexad : Sambalooshe oo sheeganya wasiirka Amniga oo ka qeyb gelya shir...

2ND ANNUAL AFRICA SECURITY & COUNTER-TERRORISM SUMMIT 2015 HomeNews Feb 3, 2015 - The 2nd Annual Africa Security & Counter-Terrorism Summit 2015 is an exclusive opportunity for leading...

View Article


Beegsiga Culumada oo kuso batay magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.

Kooxo hubaysan ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ku dilay EEBE ha u naxariistee Sheekh Xuseen Sheekh Xasan Soor-ma-dare,oo ka mid ahaa Culumada ugu caansan Baydhabo. Dilka ayaa yimi ka dib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Axmed Karaash:” Waa muhiim in la qabto shirweyne looga hadlayo midnimada...

(Pi Garowe) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta shaaciyay in bisha saddexaad ee sanadkaan la qabandoono shirweyne looga hadlayo midnimada Puntland oo kamid ahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Nugaal oo maanta la wareegay xilka la...

(Pi Garowe) Gudoomiyaha cusub ee gobolka Nugaal Cabdullaahi Ciise Aw-axmed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka gudoomiyaha gobolka Nugaal kadib markii dhawaan lagusoo magacaabay wareegto kasoo...

View Article

EU Training Mission in Somalia gets new mission commander

Council of the EU 03/02/2015  Press release 487/15 Security & defence 03/02/2015 Brigadier General Antonio Maggi has been appointed new Mission Commander for the EU Training Mission in Somalia...

View Article

(Dhagayso) Madaxweynaha Dawlada Puntland oo sheegay in shirweynaha...

Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’,ayaa sheegay in shirka Dawlada Puntland ay ugu magacdartay Midnimada iyo Isu-keenida Puntland uu dhici doono bisha labaad ee...

View Article


Tahniyad Aroos oo ku socota Najiib Cabdullaahi Faarax iyo Xaaskiisa Simone...

Waxaan halkan Tahniyad Kal iyo Laab ah aan uga diraynaa laba qof ee iscalmaday EEBANA uu isu calfay waa Boqorka iyo Boqorada,Farta iyo Faraantiga,Faraska iyo Geenyada waa Najiib Cabdullaahi Faarax iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah:-Madaxweynayaasha, Puntland,Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo...

Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’,Madaxweynaah Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh...

View Article


Drone strike kills senior al-Shabab official in Somalia

A drone strike killed a leader of the militant group al-Shabab in southern Somalia on Saturday, the latest sign of how U.S. military operations in the country are gradually escalating, according to...

View Article

Madaxweynaha Puntland oo goor dhow u duulaya magaalada Muqdisho.

(Pi Garowe) Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow ku wajahan magaalada Muqdisho kadib markii uu casuumaad ka helay madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Xasan...

View Article


(Dhageyso) Madaxweynaha dowladda Puntland oo maanta Muqdisho uga qeyb galaya...

(Pi Garowe) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galaya shir looga hadlayo geedisocodka siyaasadeed ee Soomaaliyeed, kasoo ay qeyb...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nickolas Kay oo maanta Warbixin ku saabsan Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya...

Muqdisho–4 Feb.2015–Pi– Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Nickolas Kay ayaa maanta isagoo ku sugan Xarunta Xalane wuxuu si toosa Video Telefoon ugu gudbin doonaa Golaha Amniga ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Photo News: Madaxweynaha dowladda Puntland oo u ambo baxay magaalada Muqdisho.

(Pi Garowe) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 4-2-2015 si rasmi ah ugu ambabaxay magaalada Muqdisho....

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live