Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Daawo Madaxweyne Gaas oo si weyn loogu soo dhaweeyey Muqdisho

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Mohamed Cali Gaas iyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho, waxaana Madaxweynaha ku soo dhoweeyey Garoonka Raysal wasaare Xigeenka xilka sii haya Ridwaan Xirsi iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka.

Afhayeenka Dowlada Puntland Cabdullahi Axmed Jaamac (Quraan jecel) oo ka mid ah wafdiga Madaxweynaha ayaa goor dhaweyd la hadley Puntlandi wuxuuna sheegey in Madaxweynuhu uu ka qayb gali doono shir looga arinsanayo aayaha Soomaaliya ayna nabad tageen Muqdisho.

Ilaa hada lama iclaamin goobta shirka lagu qabanayo balse sida ay Puntlandi xogta ku hayaan Shirka waxaa lagu qabanayaa Xarunta Xalane.

Puntlandi kala soco Shirkaan iyo Safarja Madaxweynaha

Puntlandi.com IMG_4080

IMG_4079

IMG_4078 IMG_4077


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512