Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

DAAWO VIDEO:—Ergayga QM ee Somalia Nicholas Key oo walaac ka muujiyay Xaalada Somalia

$
0
0

Wakiilka QM ee Somalia Amb. Nicholas Kay oo warbixin siiyay Golaham amaanka isagoo jooga Muqdisho ayuu sheegay inuu xaaladda Soomaaliya ka qabo walaac aad u weyn, isagoo xusay in howlaha laga doonayo Soomaaliya ay dib u dhac ku keeneen murannadii siyaasadeed ee soo dhexgalay madaxda Soomaalida.

Waxaa kaloo goluhu ay warbixin ka dhageysteen Maman Sidikou, ergayga gaarka ah ee Somalia u qaabilsan ururka midowga Africa, isla markaana ah madaxa howlgalka Amison ee Somalia.

Halkaan hoose rii si aad u daawatid:

Puntlandi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512