Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Sidee loogu diyaargaroobay Xuska Asaaska Puntland ee 1-da August.

Garowe(Puntlandi.com):- Iyadoo mudo labo maalmood ah ay ka dhiman tahay xuska Asaaskii Puntland oo ku began 1-da Augoust sanad walba ayaa deegaanada Puntland waxaa laga dareemayaa isbadel dhinaca u...

View Article


Xeerka saxaafada Puntland oo la isla qaatay.

Magaalada Garowe ayaa caawa lagu qabtay xaflad kooban oo lagu soo bandhigayay xeerka Saxaafada Puntland oo ay gacanta ku hayeen Dallada PUNSAA oo kaashanaysa ururka MAP ka dib markii wasaaradu u furtay...

View Article


C/shakuur Mire Aadan oo loo magacaabay wasiiru-dawlaha Dekadaha iyo Gaadiidka...

Garowe(Puntlandi.com):- Warqad ka soo baxday Xafiiska Madexweynaha dawlada Puntland mudane C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa lagu magacaabay wasiiru-dawlaha Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

The Somali Community of Columbus, Ohio invites you to, Somalia Today, Post...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka iyo Faalada maanta– Tutaha ciidanka dowlada labo qolo baa laba si oo...

Tuutaha Ciidianka Dowlada Federaalka ah ayaa ah mid laba siyaabood looga faa’iideysto iyadoo lagu dhibaateynayo shacabka soomaaliyeed ee maatada ah, Qolo waa Al-shabaab oo khiyaamo dagaal u adeegsada...

View Article


War deg deg– Mudaharaad xoogan oo loogasoo horjeedo Dowlada federaalka oo...

Magaalada Marka waxaa maanta ka dhacay Mudaharaad xoogan oo loogasoo horjeedo Dowlada Federaalka ah iyo faragalinta ay ku heyso Dagaalada sokeeye ee ka dhacay Gobolka Shabeelaha hoose, Odoyaasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda Midowga Yurub oo ka walaacsan Shirka Soomaaliyeed ee Brussels, una...

Warar lagu kalsoon yahay lagana soo xigtay xafiisyada Diblomaasiyiinta dalalka Reer Yurub ayaa shaaca ka qaaday in hoggaaminta shirka 16ka bisha Sebtembar 2013 ka dhici doona Magaalo Madaxda Dalka...

View Article

Ciidamada Booliska Garowe oo Hawlgalo ka bilaabay Xaafadaha Magaalada.

Garowe(Puntlandi.com):- Ciidamada Booliska ee Magaalada Garowe ayaa bilaabay hawlgalo la xiriira Amniga. Ciidamada oo cutub cutub u socda ayaa Hawlgalkan ka bilaabay xaafada kala duwan ee Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DF oo hor istaagtay deeqo waxabrasho oo ay PL heshay

30 Luuliya,2013–Pi– Masuuliyiin ka tirsan DF Somalia ayaa la wareegay kuraasta 50 ardey oo Puntland deeqo waxbarasho uga heshay dalka Sudan. 05 July,2013 ayaa wasiirada horumarinta arrimaha bulshada DF...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Press Release, Official Position of Puntland Government on Relations with...

Puntland State Of somalia Garowe Official Position of Puntland Government on Relations with Federal Government of Somalia  PRESS RELEASE 05 August 201 With reference to the public statement by H.E....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo dharkii Iida uga farxiyay caruurtii ay ka tageen...

Gaalkacyo (Puntlandi):- Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey) ayaa maanta si rasmi ah wuxuu uga farxiyay caruur ay dhaleen laba ka mid ah wariyaashii lagu dilay magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Axmed Madoobe oo yiri “War waa iyada afka lagu hayo Amisom ee haday...

Madaxweynaja Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta shir jaraa’id ku qabtey Kismaayo ayaa si kulul u dhaleeceeyey Dowlada Federaalka, isagoo sheegey in Dowlada Federaalka ah aysan ku...

View Article

War Deg Deg ah– Dowlada Puntland oo ku dhawaaqdey iney xiriirkii u jartey...

Dowlada Puntland ayaa ku dhawaaqdey iney gabi ahaan xiriirkii u jartay dowlada Federaalka ah sida ku cad Warsaxaafadeed caawa kasoo baxay Dowlada Puntland, Dowlada Puntland ayaa Warsaxaafadeedka ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsaxaafadeed— Mowqifka Dowladda Puntland ee Xiriirka Dowladda Federaalka...

Puntland Sate of Somalia WAR SAXAAFADEED 05 August 2013 Iyadoo la tixraacayo khudbadii Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) uu ka jeediyay Munaasabadii 1 August oo...

View Article

Daawo Madaxweyne ku Xigeenka Jubaland oo lagusoo dhaweeyey Nairobi

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Jubaland Cabdullahi sheikh Ismaaciil Farataag ayaa maanta si heersare ah loogusoo dhaweeyey Magaalada Nairobi, Madaxweyne ku Xigeenka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo RW hore Dr. Cabdiwali Gaas oo khadka Teleefoonka uga qayb galay...

Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo iminka ku sugan Magaalada Adis ababa ayaa khadka Teleefoonka uga qayb galay Barnaamijka Waxqabad ee Somali Sat TV, Hoos ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah– Raysal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cabdiwali M. Cali Gaas...

Adis Ababa, 6 Ogoosto, 2013–Puntlandi.com– Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu yahay Musharaxa Madaxweynaha Puntland bisha Janaayo ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Press Release– Jubbaland Statement on TCC Summit in Kampala, Uganda

Jubaland State Of Somalia Kismaayo _____________________________________________________________________________________    Press Release 5th August, 2013...

View Article

Madexweyne Faroole oo Garowe ku qaabilay Wafdi ka socda dawlada Britain.

Madaxweynaha dawlada Puntland mudane C/raxman Shiikh Maxamed Farole ayaa magaalada Garowe ku qaabilay wafdi ka socday dawlada Britain. Wafdigan oo uu hogaaminayay safiirka u qaabilsan Somalia...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya oo maalintii labaad Puntland...

Safiirka Dowlada Ingiriiska u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Ambassador Neil Wigan oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Wasaarada Arimaha Dibada Ingiriiska ayaa maalintii labaad booqasho ku jooga Puntland,...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live