Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Akhriso Warbxintii Xasaasiga ahayd ee Monitoring Group ay ka qoreen Soomaaliya

Warbxintaan oo ah mid aad u dheer oo aad Xasaasi u ah waxay ka hadlaysaa Guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Madaxda Soomaaliya, Warbixintaan ay Qaramada Midoobay ka diyaariyeen Soomaaliya ayaa shalay...

View Article


War Deg Deg ah– Midowga Yurub oo markey heleen Warbixintii Qaramada Midoobey...

Maanta Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh MAxamed Faroole  markuu la kulmay Wafdigii EU wuxuu sheegey in Puntland ay magacooda uga qaybgalayaan shirka New Deal ee   Belgium ka dhici...

View Article


Xagee Marayaan Wada hadaladii Dowlada Federaalka iyo Dowlada Jubaland

Nairobi– 25 luuliyo, 2013– Pi– Maalmahaan waxay saxaafadaha qaarkood baahinayeen warar sheegaya in Wadahadal iyo kulamo u dhexeeya Dowlada Federaalka iyo Jubaland ay ka dhaceen Nairobi iyo Muqdisho...

View Article

Dagaalada ka socda Shabeelaha hoose oo dhimashadu 40 marayso

Wararkii ugu dambeeyay Dagaalada Shabeelada Hoose ka socda ayaa sheegaya in Dadka dhintey ay kor u dhaafayaan 40 qof oo ay ku jiraan Dad Rayid ah. Deegaanada Ceel wareegow iyo Buushka oo shalay Dagaal...

View Article

Dhagayso Barnaamijkaan Taariikhda Gobolka Shabeelaha Hoose- Qaybta kowaad...

Sanadkii 1900 ayaa Guumeysigii Talyaanigu Dagaal kala hortagey Soomaalidii daganeyd Gobolka Shabeelaha Hoose iyadoo Beesha Biimaal ay iska difaaceen guumeysigii ilaa aakhrikii ay beesha jabiyeen Ciidan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Taariikhyahan Dr. Saadaq Eenow oo sharaxaya Dagaalkii Talyaaniga iyo...

Dr. Saadaq Eenow oo kamid ah Musharixiinta u taagan Madaxweynaha Puntland ayaa dhinacakale ah dhakhtar iyo Taariikhyahan ku xeeldheer ka sheekeynta Taariikhda Soomaalida, Barnaamijkaan wuxuu duubey mar...

View Article

War deg Deg ah– Qarax goor dhaweyd lagu weeraray Suuq ku yaal Degmada Hiliwaa...

Labadii maalmood ee lasoo dhaafey waxaa muqdisho hirqiyey Qaraxyo lala beegsanayo Dadka Rayidka ah , Xaafada Suuqa Xoolaha ee Degmada Hiliwaa ayaa goor dhaweyd Qarax lala eegtey suuq aad mushquul u ah,...

View Article

Baaq ku socda Beesha Habargidir kana yimid Dhalinyarada Biimaal ee Qurbaha

Bismilaah , Waxaan halkaan ka canbaareynayaa dagaalada soo noqnoqday ee lagu hayo gobolka shabeelada hoose, guud ahaan gaar ahaan kan hada ka socda wada dheer ee isku xirta afgooye ilaa marko....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah— Dowlada Puntland oo ku baaqdey in si deg deg ah loo joojiyo...

Dowlada Puntland ayaa baaq nabadeed u dirtey Qolyaha ku dagaalamaya Gobolka Shabeelaha Hoose waxayna Puntland ku baaqdey in si sharuud la’aan ah lagu joojiyo Colaada ka aloosan Gobolka Shabeelaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayaan kasoo baxay hogaanka Ciidamada Deegaanka ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Bayaankaan oo caawa 26 luuliyo la soo gaarsiiyey Warbaahinta Puntlandi wuxuu u qoraa sidaan hoose.. Waxaa soo gaaray maalintii shalay ahayd Gobolka Wafdi ka socda Dowladda oo uu hogaaminayay wasiirka...

View Article

(Dhagayso) Wafdi Wasaarada Waxbarashada Puntland iyo Maamulka degmada...

Garowe(Puntlandi.com):- Wafdi ka socda Wasaarada Waxbarashada Puntland iyo Maamulka degmada Dangorayo oo kormeer ku tgay deegaano badan oo hoos yimaada degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal ayaa u kuur...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartan Aqooneedka Xaafadaha Gaalkacyo ee ay iska kaashanayaan Radio Gaalkacyo...

Gaalkacyo(Puntlandi.com):- 3-dii bishan Ramadaan waxaa si toos ah Radio Gaalkacyo uga bilowday tartan aqooneedka  xafadaha magaalada Gaalkacyo oo ay maaalgalinayso shirkada isgaarsiinta Golis telecom...

View Article

War Deg Deg ah– Xarun Turkigu Muqdisho ku leeyahay oo weerar ismiidaamin ah...

Xarun kurkigu ku leeyahay agagaarka Dugsiga Sare ee Banaadir Degmada Hodan ayaa weerar xoogan oo ismiidaamin ah lagu qaadey waana weerarkii labaad oo Muqdisho ka dhaca maanta, Saaka qarax ayaa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntlandi oo Akhristayaasha ugu bishaaraynaya Barnaamij gaara oo ku saabsan...

              Sida aan lawada socono bisha Janaayo 8 deeda waxaa Puntland ka dhacaya doorashada Madaxweynaha Puntland, Baarlamaanka Puntland wuxuu todobaadkaan iclaamiyay in Doorashadu u dhacayso...

View Article

Faahfaahin Qarixii maanta la la beegsadey Guri ay shaqaale Turkiya deganaayeen

Qarixii maanta lala beegsadey Guri ay shaqaale Turkiya Deganaayeen Xaafada Hodan ee Magaalada muqdisho ayaa lagusoo waramayaa in dhimashadu gaarayso hal qof oo Rayid ah iyo laba qof oo naftood...

View Article


MAQAAL– Shabeelaha Hoose maxaa yaal oo loogu soo hayaamay

Amaanku waa kaabiga nolosha bini’aadamkuna nabad la’aan ma noolaan karo, sharciga iyo kala dambeyntunu qaybweyn ayay nolosha ka tahay, Soomaaliya waa la isyaqaan inkastoo waayadaan dambe ay jiraan Dad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Ku socda Jaaliya reer Puntland ee Qaahira.

Dabaal dagii Sanadguuradii 15naad ee Puntland ayaa waxaa uu ka dhacayaa magaaladda Qaahira ee dalka Masara, dhamaan ardayada, Ganacsatada, wargaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda reer Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Turkiga oo askari uga dhintey shan kalana uga dhawcantay weerarkii shalay

Mogadisho– 28 luuliyo,2013–Pi– Inkastoo shalay saxaafada laga qariyay waxyeeladii rasmiga ahaa ee ka dhalatay weerarkii shalay lagu qaadey Dhisme ay degin yihiin Shaqaalaha Turkig ee Muqdiaho jooga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab oo sheegetey weerarkii Turkiga lagu qaadey shalay, iyo hanjabaad...

Mogadisho– 28 luuliyo,2013–Pi– Afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere oo Saxaafadooda ka hadlay ayaa shaaca ka qaadey in ay iyagu ka dambeeyeen weerarkii shalay oo sabti ahayd lagu qaadey Shaqaalaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Xaruntii shaqaalaha Turkida ee la qarxiyay, una...

Mogadisho– July 28, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqday xaruntii shalay kooxaha nabadiidku ay la beegsadeen qaraxa taasoo...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live