Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

SOMA OIL & GAS EXPLORATION LIMITED’ Mr. Basil Shiblaq has resigned from FOUR...

An investigative critique Despite decades of development aid and assistance programmes that promised and promoted economic growth, fiscal independence, sustainable development in Somalia; all...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fadeexad– Shirkadii shidaalka ee DF la saxiixatey heshiiska oo leeyahay nin...

Shirkada SOMA OIL & GAS EXPLORATION LIMITED oo ah shirkadii ay Dowlada Federaalku heshiiska la saxiixatey todobaadkii hore ayaa lasoo ogaadey iney tahay shirkad aan jirin oo sanadkaan gudihiisa la...

View Article


Shacabweynaha Soomaaliyeed oo diyaargarowgii ugu dambeeyay ugu jira...

Garowe(Puntlandi.com):- Shacabweynaha Soomaaliyeed ee ka mid ka ah Umada Muslimiinta ah ee Caalamkan aynu ku noolnahay ayaa kiu jira diyaargarawgii ugu dambeeyay ee la xiriira Munaasabada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah– Jubaland oo ku gacan sertey Wadahadaladii Adis ababa, dibna...

Nairobi-7 Ogoosto,2013–Pi– Iyadoo laba maalmood uu Wafdi ka socda Jubaland ku sugnaa Nairobi kuwasoo Qorshuhu ahaa iney aadaan Adis ababa si ay uga qaybgalaan Wadahadalada Dowlada federaalka iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yuusuf Garaadow Dawladda Ciyaarta ka Daa:

W/Q: Ahmed A. Ali E-mail: ahmedqadhabo@gmail.com Waxaan arkayyaa sadarro silloon oon sinaba ahayn, Yuusuf Garaad marba mid soo goglayyo bogagga war baahinta isagoo u gudbinaya hoggaanka sare ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Dabkii Gilgiley Garoonka Diyaaradaha JKA ee Magaalada Nairobi

Sawirada hoostooda ka daawo Video Hoos ka daawo Viseo-ga

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Bishii oo laga arkay Sacuudiga, Qadar, Kuwayt iyo Emaaraatka,...

Inkastoo meelo badan oo Soomaaliya ah laga tukaday salaadii Taraawiixda hadana Beri oo khamiis ah 8 Ogoosto waxaa la isku raacay iney Ciid tahay, ka dib markii bisha laga arkey wadamada Sacuudiga,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Hambalyada Ciida u direy Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa caawa Hambalyada ciidul fidriga u direy shacabka Islaamka meel walboo ay joogaan gaar ahaan shacabka soomaaliyeed. Madaxweyne...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Shaqada iyo ciyaaraha Puntland oo Hambalyada Ciida u diraya...

Wasiirka Shaqada, Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Puntland Cabdiwali Xirsi Cabdulle(Indhaguran) ayaa hambalyada Ciidul fidriga u direy guud ahaan Shacabka Puntland gaar ahaan Shaqaalaha iyo Dhalinyarada,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cod+Sawiro) Madaxda DF oo masjidka Isbahaysiga kula tukadey shacabka...

Muqdisho–8 Ogoosto,2013–Pi– Madaxda ugu sareysa Dowlada Federaalka Soomaaliya Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, Raysal wasaare Cabdi Faarax shirdoon iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Shiekh Cusmaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Madaxweynaha Jubaland oo Salaada ciida la tukadey shacabka...

Kismaayo–8 Ogoosto,2013–Pi– Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa boqolaal shacabka Kismaayo oo faraxsan kula tukaday Salaada Ciida magaalada isla markaasna ka jeediyey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGAYSIIS– La qaybso Puntlandi iyo Caalamka sawiradiina Ciida, Xagee ku ciidey...

Waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ogaysiinaynaa inaad noosoo diri kartaan Sawirada Ciida, si aad ula wadaagtaan bulshada Soomaaliyeed gudo iyo dibadba. Sidee looga ciidey meesha aad joogto, noosoo dir ugu...

View Article

DAAWO VIDEO:—Caasimadda Puntland Garoowe oo si weyn maanta looga ciiday

Halkaan hoose ka dhageyso: Puntlandi

View Article


DAAWO VIDEO:— Magaalada Bosaaso oo maanta si weyn looga ciiday

Halkaan hoose riix si aad daawatid: Puntlandi

View Article

DAAWO VIDEO:— Magaalada Gaalkacyo oo maanta si weyn looga ciiday

Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi

View Article


DAAWO VIDEO:— Madaxweynaha Jubaland Sheekh Axmed Madoowe qudbaddii uu ka...

Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Jaaliyada Puntland oo taageertey go’aankii Puntland xiriirka ugu...

Bariga Magaaladda Minneapolis oo ah xaafadaha ay Jaaliyadda Soomaaliyeed si aadka ugu muuqdaan, welina ay soo degayaan, ayaa waxaa Cidul Fidriga sanadka 2013ka ka soo qayb galay dad aad badan. Dadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Bariga Magaalaadda Minneapolis, ee dalka Maraykanka iyo...

Bariga Magaaladda Minneapolis oo ah xaafadaha ay Jaaliyadda Soomaaliyeed si aadka ugu muuqdaan, welina ay soo degayaan, ayaa waxaa Cidul Fidriga sanadka 2013ka ka soo qayb galay dad aad badan. Dadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Sida Madaxweyne Xasan Sheikh uga jawaabay Xiriirkii Puntland u...

Hoos ka dhagayso MOBILKA KU DHAGSYO

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro, London oo si weyn Soomaalidu u Ciidey

waxaa somalida dagan magaalda london ee wadankan uk ay si weyn ugu ciideen baaga weyn ee loo yaqaano Ealing common park ee ku yaala galbeedka magaladan london, waxaaa halkaas iskugu soo baxay dhamaan...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live