Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

The United States joined over 80 countries, international organizations, and...

Principal Deputy Assistant Secretary of State for Political-Military Affairs Todd C. Chapman led the U.S. delegation, which included representatives from the Department of State, the U.S. Department of...

View Article


Golaha Wasiiradda DFS oo soo dhoweeyay Talaabada umada reer Puntland ugu...

Golaha Wasiiradda Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si wayn uso dhoweeyay talaabada Dowlada iyo dadweynaha reer Puntland ay ugvu Gurmanayaan walaalahooda Gado,xilli Federaalku ay illaaween. Afhayeenka...

View Article


Madaxweynaha DFS oo u dhoofay Dubai,xilli uu wali khilaaf jiro.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Dubai ee wadanka Isutaga Imaaraadka carabta,waxaana uu dalka ka dhoofay xilli uu wali taagan yahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaramada Midoobay oo sheegtay in saddex milyan oo Soomaali ah ay u baahan...

(Pi Garoowe) Ugu yaraan saddex milyan oo Soomaali ah ayaa u baahan gargaar bini’aadamtinimo iyadoo uu wadanku Qatar ugu jiro gaajo sida uu sheegay xoghayaha Maramada Midoobay Ban Ki Moon oo arbacadii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Photo News:- Daawo Sawirada Ban ki-Moon iyo Guddoomiyaha Bangiga Adduunka oo...

(Pi Nairob) Xoghayaha Qaramada Midoobay iyo  Gudoomiyaha Bankiga aduunka ayaa booqday xerada Dhadhaab shalay galinkii dambe. Waxaan si diiran logusoo dhaweeyay xerada qaxootiga Ifo . Gudoomiyaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Puntland iyo Ethiopia oo ka wada hadlay Xiriirka Gobolada Mudug iyo...

(Pi Saaxo) Mas’uuliyiin ka socday Maamulka Puntland iyo Ethiopia ayaa ka wada hadlay kor u qaadida xiriirka Gobolada Mudug iyo Doollo iyo sidii la isaga kaashan lahaa adkaynta amaanka,loona hirgalin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Puntland oo sheegtay qof aanan haysan aqoonsiga Puntlandernimada...

(Pi Garoowe) Dowlada Puntland ayaa amar ku bixisay cid aan haysan kaararka aqoonsiga inaanan lasiin Karin kaararka ku hadalka taleefoonada iyo lacagaha la isku diro nuuc walba oo ay yihiin. Go’aankaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Shirkii golaha wasiirada xukuumada Puntland oo looga hadlay amniga,...

(Pi Garoowe) Kulankii Golaha Wasiirada Dowladda ee maanta ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin Xaaladda Nabadgelyada dalka, warbixinta gudiga joojinta tahriibta , iyo  dib u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Farax Cabdulqaadir oo hadii uu la wareegi waayo Wasaarada xanaanada...

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heleen Howlwadeenada Puntland ayaa xaqiijinaya inuu jiro Qorshe ku saabsan Wasiirkii fulin waaya amarka Raysal Wasaaraha, sida aan xogta ku helney Wasiirada la isku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Puntland oo markii u horeysey hirgalindoonta xafiiska Qurba joogta

Sida ay Howlwadeenada Puntlandi Xogta ku heleen Dowlada Puntland waxay sameyn doontaa Xafiis qaabilsan Arimaha Qurba joogta Puntland, Sanadka soo socda ee 2015 ka ama daba yaaqada sanadkaan ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah: Taliyihii Ciidanka Booliiska dowlada federalka Soomaaliyeed...

(Pi Garoowe) Allaha u naxariirstee waxaa goor dhowayd magaalada Muqdisho ku geeriyooday taliyihii ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Maxamed Shiekh Xasan Ismaaciil. Geeriyada taliyaha ayaa...

View Article

R.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid...

Mogadishu,30, October 2014– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaah u naxariistee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Shirweynihii UAE Counter-Piracy Conference 2014 oo Maanta Soo...

(Pi Garoowe) Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas ayaa kulankii labaad maanta ka qayb galay shirweynihii UAE Counter-Piracy Conference 2014 ee ka furmay shalay duhurkii Hotelka...

View Article


Deg deg : Raisal wasaare A/weli oo gudi baaris u magacaabay geerida Taliyihii...

Raisal wasaare Cabdi weli sheekh ayaa galabta gudi baaris u magacaabay geeridii la filaanka aheyd ee maanta soo waajahday taliyihii ciidanka Booliska Somaaliyeed Allah ha u naxariistee Marxuum...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha DFS oo magacaabay sii haya Xilka Taliyaha Ciidanka Booliska.

Ra’iisul Wasaaraha DFS Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si KMG ah Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ugu magacaabay Cismaan Cumar Weheliye,kaasi oo ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha D.Puntland oo ka tacsiyeeyey geeridii AUN Taaliyihii Ciidanka...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Dalka Emaratka Carabta Magaalada Dubai kunahadlaya Magaca shacabka Puntland iyo masuuliyiinta Dowlada Puntland ayaa ka...

View Article

Meydka Taliyihii Booliska ayaa loo qaadey Xalane si baaritaan loogu sameeyo

Si baaritaan lopgu sameeyo waxa lagu sababay geerida Marxuum Taliyihii Ciidanka Booliska DF Soomaaliya ayaa meydkiisa waxaa lageeyey Isbitaalka Ku yaal Xalane ee Beesha Calamku leeyihiin. Wararka ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Dufcadii Saddexaad oo ka qalijabiyay Vision International College...

Munaasabad shahaadooyin lagu Guddoonsiiyay 75-arday oo isugu jira Wiilal iyo Gabsho,kana qalinjabiyay Vision International College ayaa ka dhacday magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari. Mas’uliyiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Iscasilaada Madaxweynaha Bukrina Faso iyo waxyaabaha ay ka baran...

Madaxweynaha Bukrina Faso, Blaise Compaore ayaa sheegay inuu iscalisay,ka dib markii dibadbaxyo rabshado wata ay hareeyen dalkiisa. Blaise Compaore oo xilka hayay 27-sano,ayaa dadweynaha dalkiisa ay ka...

View Article

Wasiirka Waxbarashadda iyo tacliinta Sare ee Puntland oo bilaabay Kormeer uu...

Wasiirka Wasaaradda iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Cali Xaaji Wasame ayaa maanta oo Sabti ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 1/11/2014 bilaabay Kormeer uu ku marayo Xarmo waxbarasho oo ku yaala...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live