Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Dowlada Puntland oo sheegtay qof aanan haysan aqoonsiga Puntlandernimada inaan la siin karin kaararka ku hadalka iyo lacagaha la isku diro

$
0
0

(Pi Garoowe) Dowlada Puntland ayaa amar ku bixisay cid aan haysan kaararka aqoonsiga inaanan lasiin Karin kaararka ku hadalka taleefoonada iyo lacagaha la isku diro nuuc walba oo ay yihiin.

Go’aankaan ayaa kasoo  baxay wasaaradda arimaha gudaha dowlada Puntand iyadoo lagu sheegay inuu yahay xeer madaxweyne oo kasoo baxay xafiiska madaweyne ku xigeenka Puntland.

Waxaa la sheegay in golleeyahay adkaynta ammaanka. iyadoo si gaar ah gudoomiyayaasha degmooyinka loogu baaqay  inay ku  baraarujiyan shacabka qaadashada aqoonsiga kaararka Puntland.

Halkaan ka akhriso tixraaca go’aankan.

Digreeti1 Digreeti2

Puntlandi.com- Garoowe

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Trending Articles