Tacsi Marxuum Maxamed Farax Dhagaweyne oo Gaalkacyo ku geeriyoodey 10 okt.
Waxaa Tacsi loo dirayaa Caruurtii, Ehelka iyo Qaraabada Marxuum Maxamed Farax Dhagaweyne oo 10 oktoobar 2014 ku geeriyoodey Magaalada Gaalkacyo. Waxaa marxuumka illaahay uga baryeynaa jano waarta iyo...
View Article(Warbixin) Hubka Dowlada Federaalka Soomaaliya oo si Sharci daro ah loo...
Guddiga Baarista iyo Dabagalka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee Cunaqabataynta Hubka wadamada Eritrea iyo Soomaaliya ayaa Warbixin ay soo sareen ku sheegay in Hubka Dowlada Federalka Somaaliya uu si...
View ArticleReer Puntland oo u Gurmanaya walaalohooda Gedo,ka dib markii ay ilowday...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” ayaa maanta ku dhawaaqay in Dowlada iyo dadweynaha reer Puntland ay Gurmad xoogan u samaynayaan qoysaska ay saamaysay Abaartu ee...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha DF iyo Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Xarumo...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Dr. Cabdiwali Maxamed Cali iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Waxbarashada,Jaamacado iyo...
View Article(sawirro + Dhageyso) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha Puntland...
(Pi Garoowe) Ra’iisul wasaraha dowlada federalka Soomaaliya C/Weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa kormeer ku sameeyay wasaaradda waxbarashada iyo qaar kamid ah jaamacaddaha iyo dugsiyada sare. Kormeerkaan...
View ArticleKooxo Hubaysan oo Suxufi Ku Beegsaday magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka...
Kooxo Hubaysan ayaa maanta magalada Muqdisho dhaawac culus ugu gaystay Wariye Cabdirisaaq Jaamac Cilmi Black,ka dib markii ay rasaas la beegsadeen xilli uu kaso baxayay Guriga uu ka dagan yahay...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha DFS oo u Dalxiis tagay dhul beereedka Jibegale ee Duleedka...
Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta qado sharaf loogu sameeyay deegaanka Jibegale oo ah Dhulbeereed aad u qurux badan oo ku yaala Duleedka...
View Article(Photo news) Kormeerka ra’iisul wasaaruhu ku tagay wasaaradda waxbarashada,...
(pi Garoowe) halkaas ka daawo dhammaan sawiradii Puntlandi.com kasoo qaaday kormeerkii ra’iisul sal wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha dowlada Puntland ku sameeyeen qaar kamid ah xarumaha dowlada...
View ArticleXOG:-Beesha Caalamka oo goob joog ka noqon doona Heshiis dhexmara Puntland...
Beesha Caalamka ayaa goob joog ka noqonaya heshiis ay wada gaaraan Puntland iyo Federalka,arrintaas oo horay uu u dalbaday Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Ergayga...
View ArticleReysal wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha Puntland oo u ambo baxay Qardho
(Pi Garoowe) Wafdi uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha dowlada federalka Soomaaliya Cabdiwlei Sheikh Axmed Maxamed ayaa saakay u ambo baxay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Socdaalkaan oo ah...
View ArticleDanjiraha urur goboleedka Igad ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey oo soo gaaray...
(Pi Garoowe) Danjiraha urur goboleedka Igad ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntlad. Mas’uuliyiin katirsan dowladda Puntland ayaa garoonka...
View ArticleRaiisul Wasaaraha DF Soomaaliya iyo Madaxweynaha dowlada Puntland oo si...
(Pi Qardho) Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta si ballaaran loogusoo dhaweeyay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Wafdiga...
View Article(Sawiro) Maxkamada Darajada kowaad ee Gobolka Bari oo Xukun ku riday dad ku...
Maxkamada Darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa mid 1-sano ku Xukuntay saddex eedeysane,kuwaas oo Ciidamada amaanka Puntland ay gacanta ku dhigeen xilli ay doonayeen inay Khamri soo galiyaan magaalada...
View Article(Sawirro) Taliyaha cusub ee qeybta booliska gobolka Nugaal oo maanta...
(Pi Garoowe) Taliyaha cusub ee qeybta booliska gobolka Nugaal gaashaanle sare Axmed Cabullaahi Samatar(Layli) ayaa maanta la wareegay xilkiisa kadib munaasanad kooban oo lagu qabtay xarunta taliska...
View Article(Sawiro+Dhagayso) Dad ku eedeysnaa Shabaab oo maanta Xukun lagu riday Bosaso.
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta la horkeenay Lix qof oo Midi Haween tahay,kuwaas oo ku eedeysnaa inay qayb ka ahaaye Shabaab,ayna Puntland ka wadeen falal amaanka Liddi ku ah....
View ArticleWakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo cambaareeyay weerar loo...
(Pi Muqdisho) – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarkii loo adeegsaday qarax gaari oo xalay ka dhacay Muqdisho...
View Article(Sawirro) Shirkada ganacsiga ee Shaakir oo xoolo u qeybisay 100 qoys oo kamid...
(Pi Garoowe) Shirkada ganacsiga ee Shaakir ayaa xoolo qeybin u sameysay qoysaskii sanadkii hore ku ceyroobay roobabkii duuafanada watay ee ka da’ay qaar kamid ah gobolada Puntland. 100 qoys oo kamid ah...
View Article(Sawirro) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo kulan la...
(Pi Kismaayo) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa kulan la qaatay odyaasha dhaqanka degmada Dhoobley, kaasoo ku saabsanaa kala warqaadashada xaalada guud...
View ArticleWar deg deg: Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay oo soo...
(Pi Garoowe) Wakiilka gaar ah Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa goor dhowayd soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada...
View Article(Sawirro +Akhriso) Qodobada kasoo baxay heshiiskii ay wada gaareen Dowladaha...
Dowladaha Puntland iyo Federaalka ayaa heshiis ka kooban 12-qodob ku wada gaaray magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Heshiiska ayaa u dhignaa sidan;- 1-Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka. 1.1- Dooda...
View Article