Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Photo News) Daawo sawiradda ciyaartii galabtay dhexmartay gobolada Nugaal...

Puntlandi.com- Garowe

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo xusay Maalinta Qaxootiga Adduunka

Muqdisho, 20 June, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda FederaalkaSoomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa maanta xusay Maalinta Qaxootiga Adduunka, isagoo sheegay inuu salaan u dirayo dhammaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Warbixin +Sawiro ) Dhismaha wadada Wadaagsin oo loogu deeqay lacag gaaraysa...

(Pi Gaalkacyo) Gudiga ku howlan dhismaha wadada wadaagsin ayaa waxaa ay maanta qabteen munaasabad ay kusoo bandhigeen dhaqaale loogu yaboobahay dhismaha wadada wadaagsin waxaana dhaqaalahan ku deeqay...

View Article

Wariye Ka Tirsan Idaacada Ergo Oo Muqdisho Lagu Dilay Qarax Gaari

Wariye Yuusuf Axmed Kaynaan oo ka mid ahaa  Shaqaalaha Idaaada Ergo,sidoo kalena  ahaa j tafaftiraha guud ee Idaacada Mustaqbal ee Muqdisho ayaa maanta lagu dilay  degmada xamarweyne,ka dib markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro + Dhageyso) Mas’uuliyiin katirsan dowladda Puntland iyo shacabka...

(Pi Garowe) Dr Cali Macow Aways oo ah dhaqtar si weyn looga yaqaano dhulka Soomaalida islamarkaana  dalka dibadiisa xarumo caafimaad kuleh ayaa maanta markii ugu horeysay soo gaaray magaalada Garowe ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro + Dhageyso) Dowladda Puntland oo bilowday tallaal guud oo looga...

(Pi Garowe) Wasaaradda caafimaadka ee dowladda Puntland ayaa maanta furtay tallaal laga fulinayo dhammaan gobolada Puntland oo loogu talo galay ka hortaga cudurka dabeysha. Agaasimaha guud ee...

View Article

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Qaraxii lagu dilay wariye Keynaan waa mid laga...

(Pi Muqdisho) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay wariye Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan, oo...

View Article

(Dhagayso) Dowlada Puntland oo qaadacday Heshiis Dowlada Muqdisho ay la...

Agaasimaha guud ee Macdanta iyo Shidaalka Puntland Ciise Maxamuud Faarax Dhoola-waa oo la hadlay Warbaahinta gudaha ayaa sheegay in Dowlada Federaalka aysan awood u lahayn inay heshiis Shirkado...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro Xul ah Booqashadii Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Waftigiisu...

Daawo Sawiro Xul ah oo Warsidaha Puntlandi uu ugu talagalay Akhristayaashiisa,kuwaas oo ku saabsan booqashadii Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdigiisu ay ku tageen wadanka Imaaraadka Carabta;-

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) M/Weyne C/Weli Gaas iyo Dr. Maxamed Cabaas oo Jabuuti kula Kulmay...

Jabuuti (Puntlandi): Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Professor C/Weli Maxamed Cali Gaas iyo Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga Dr. Maxamed Cabaas Cumar ayaa maanta magaalada...

View Article

VIDEO– Daawo Xafladii Jaaliyada Puntland ee Dubai ay kusoo dhaweeyeen...

View Article

Nicholas Kay oo ku baaqay in baaritaan deg deg lagu sameeyo dilkii allaha...

(Pi Muqdisho) Wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa ugu yeeray dowladda federalka Soomaaliya inay baaritaan deg deg ku sameyso dilkii loo geystay Allaha unaxariistee...

View Article

Tartankii 7-aad ee kubadda cagta gobolada Puntland oo galabta lasoo...

(Pi Garowe) Dowladda Puntland ayaa galabtay soo gabagabaynaysa tartankii 7-aad ee kubadda cagta gobolada Puntland oo soo bilowday 10-kii bishaan. Tartankaan ayaa lagusoo afmeerayaa gobolada Nugaal iyo...

View Article


Jaaliyadaha Hawiye Action Gruope oo shir uga socdo Turkiga, Maxay tahay u...

Jaaliyada Hawiye ee Qurbaha ayaa Shir uga furney Dalka Turkiga shirkasoo loo galiyey shaar ah inuu yahay mid lagu mideynayo Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qurbaha. Sida ay Puntlandi wararka ku hayaan...

View Article

Beesha Ismaaciil Jibraahil oo Beeldaajiye ku caana shubeysa

Beesha Ismaaciil Jibraahiil ayaa dhowaan yeelan doonta Beeldaajiye cusub ka dib markii uu geeriyoodey Beeldaajiyihii Waxaa hada socda abaabulka ku caana shubka Beeldaajiyaha cusub oo sida aan warka ku...

View Article


Xulka Gobolka Nugaal oo noqday Horyaalka Gobolada Puntland

Kooxda Kubada Cagta Gobolka Nugaal ayaa galabta ku guulaysatay Koobka Gobolada Puntland,ka dib markii Gool ku-laad ay kaga badiyeen Gobolka Sool. Gool ku-laadka ayaa ku dhamaaday 5-4 oo ay guushu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Photo News) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Ing Camey oo gobolka...

(Pi Garowe) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna kusimaha madaxweynaha Ing, Cabdi Xakiin Cabdulahi Xaaji Cumar Camey ayaa galabtay xulka gobolka Nugaal gudoonsiiyay koobkii kubadda cagta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray...

(Pi Nairobi) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa dalka Jibuti ayaa saacadii lasoo dhafay gaaray magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Jaamacadda Bariga Afrika oo bilowday Barnaamij Waxbarasho oo lagu...

(Pi Garowe) Jaamacadda Bariga Afrika qeybteeda magaalada Garowe ayaa maanta furtay barnaamij waxbarasho oo labo sano oo lagu baran doono maaraynta kheyraadka dabiiciga ama barashada deegaanka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Labadii garab ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo heshiis Wada...

(Pi Muqdisho) Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiish ku dhex dhigtay labadii garab ee Maamul...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live