Madaxweynaha Dowlada Puntland oo kala diray Golayaasha deegaanka Degmooyinka...
Madaxweynaha Dolwada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa kala diray Golayaasha deegaanka degmooyinka Galdogob iyo Jariiban ee Gobolka Mudug. Hadalkan ayaa Madaxweynuhu uu ka sheegay xilli...
View ArticleXildhibaankii Labaad oo lagu diley maanta magaaladda Muqdisho.
(Muqdisho Pi) Allaha u naxariistee waxaa saaka magaaladda Muqdisho lagu diley xildhibaan C/casiis Isaaq Mursal oo ka tirsanaa golaha Baarlamaanka ee dowladda Faderalka Soomaaliya. Dilka Xildhibaanka...
View Article(Dhagayso) Maamulka Gobolka Nugaal oo ka digay in la qabto shir aysan ka...
Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdiqani Xaashi Carab ayaa ka digay in la qabto shirar aysan ka Warhayn maamulka Gobolka Nugaal. Hadalkan ayuu ka sheegay xilli uu maanta ka hadlayay kulan looga hadlayay...
View Article(Sawiro) Kulan looga hadlayay dardargalinta amniga Gobolka Nugaal oo Garowe...
Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdiqani Xaaji Carab ayaa kulan looga hadlayay dardargalinta amaanka la qaatay Waxgaradka iyo Nabadoonada Gobolka Nugaal. Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa,maamulka...
View ArticlePhoto News:Daawo Sawiro kale kulan looga hadlayay amaanka oo ka dhacay Garowe
Maamulka Gobolka Nugaal,maamulka degmada Garowe iyo Saraakiisha amaanka ayaa kulan lagu dardargalinayay amaanka Gobolka Nugaal Garowe kula qaatay Waxgaardka iyo Nabadoonada Nugaal. Hoos Ka Daawo...
View Article(Dhagayso) Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo ka warbixiyay Shir amiga...
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Maxamed Siciid Jaqanaf oo la hadlay Warbaahinta gudaha ayaa sheegay in shirka amniga looga hadlayo ee ay kaga qayb galeen Muqdisho ay kuso bandhigeen aragtida...
View ArticleUN Special Representative for Somalia condemns killing of parliamentarian and...
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 15/2014 Mogadishu, 22 April 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG),...
View ArticlePhoto News:Daawo Sawirada Madaxweynaha Dowlada Puntland oo booqday...
Talaado 22, 04, 2014 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa dhowaaahan safaro kala duwan ku marayay deegaanada Gobolka Mudug, ayaa...
View ArticleSawirka Todobaadka:Daawo Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ku raaxaysana...
Soomaaliya gudaheeda ma fududa in Gobolo kala duwan Safar ku maro Mas’uul dowladeed,laakiin Puntland gudaheeda arrintaasi aad ayay uga fududahay marka loo fiiriyo amaanka iyo Xasiloonida ka jirtay...
View ArticleUN envoy raises possibility of Somali withdrawal
WASHINGTON (AP) — The top United Nations envoy to Somalia warned Tuesday that the U.N. and other foreign diplomats may have to withdraw from the war-ravaged nation if they continue to be attacked....
View ArticleXog:Madaxweynaha Dowlada Puntland oo soo afmeeray socdaakiisa Mudug,una...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa socdaalka uu ku marayay degmooyin hoostaga Gobolka Mudug,kuso afmeeray deegaanka Garacad Gobolka Mudug. Saraakiil ka tirsan...
View ArticleAkhriso Wareegtada Madaxweynaha Dowlada Puntland uu ku kala diray Golayaasha...
Arbaco, 23, 2014. Madaxweynaha Dawlada Puntland ayaa wareego ku kala diray golayaasha deegaanka ee Degmooyinka Goldogob iyo Jariiban maalinnimadii shalay ee taariikhdu ahayd 22/4/2014, Wareegtadan oo...
View Article(Dhagayso+Sawiro) Guddoomiyaha Gobolka Karkaar oo ka hadlay amaanka...
Guddoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdiquraan Maxamed Aadan oo la hadlay Warsidaha Puntlandi ayaa ka hadlay amaanka guud ee Gobolka karkaar,shaqo yarida saamaynta ku yeelaytay dhalinyarada,waxaana uu Dolada...
View Article(Sawiro) Shir looga hadlayay hormarinta degmooyinka Puntland oo Garowe ka dhacay
Wasaaradda Maaliyada Dowlada Puntland ayaa shir ay kuso bandhigtay Qoondada hormarinta degmooyinka ku qabatay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Shirka ayaa waxa ka qay galay maamulada degmooyinka...
View ArticleTacsi– Marxuum Moxamed Muuse Cali Abukar(Soodaani) oo 22 apr.2014 ku...
Waxaan halkan tacsi looga dirayaa dhamaan Qoyska reer Sheybacali geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Marxuum mohamed muuse ali abukar oo loo yaqaanay suudaan oo isniinta 22.04.2014 ku geeriyooday...
View ArticlePhoto News:Daawo Sawiro kale Shirka looga hadlayay hormarinta degmooyinka ee...
Wasaaradda Maaliyada Dowlada Puntland ayaa shir ay kuso bandhigtay Qoondada hormarinta degmooyinka ku qabatay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Hadaba Warsidaha Puntlandi ayaa idin soo xulay...
View Article(Sawiro) Duqa cusub ee degmada Gaalkacyo oo xilka la wareegay
Duqa degmada Gaalkacyo Cabdicasiis Jaamac Guuleed ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay duqii hore ee degmada Gaalkacyo Mudane Axmed Cali Salaad. Munaasabada xilwareejinta ah oo ka dhacday...
View ArticlePhoto News:Waa kuma Mas’uulka Soomaaliyeed ee dhiiri galiya Jiilka soo koraya?
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Ca;li ‘’Gaas’’ ayaa lagu tilmaama Bulshay jecel dadweynaha,waxaana waqtiyada ay dadweynuhu isugu soo baxaan fagaarayaasha ay indhahaagu qabanayaan...
View ArticleTACSI cabdi Casiis muuse cali maad oo maanta oo taariikhdu tahay 23/03/2014...
inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajiicuuw waxaan tacsi udirayaa walaalkeen cabdicasiis muuse cali maad oo maanta oo taariikhdu tahay 23/03/2014 ku geeriyooday magaalada buurtinle c/casiis wuxuu kamid...
View ArticlePhoto News:Daawo Sawiro kale Kormeerka Madaxda Wasaaradda Waxbarashada...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxvaarshada Puntland Prof. Maxamed Cali Faarax, Agaasimaha Tacliinta sare Cabdulaahi Cali Jaamac iyo Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda Waxbaarshada ayaa manta kormeer...
View Article