$ 0 0 Wasaaradda Maaliyada Dowlada Puntland ayaa shir ay kuso bandhigtay Qoondada hormarinta degmooyinka ku qabatay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Hadaba Warsidaha Puntlandi ayaa idin soo xulay Sawiarada ugu muhiimsanaa Shirka ee Daawasho wacan;- post@puntlandi.com. www.puntlandi.com.