Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

(Dhagayso) Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo ka warbixiyay Shir amiga looga hadlayo oo uu kaga qaybgalay Muqdisho

$
0
0

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Maxamed Siciid Jaqanaf oo la hadlay Warbaahinta gudaha ayaa sheegay in shirka amniga looga hadlayo ee ay kaga qayb galeen Muqdisho ay kuso bandhigeen aragtida Puntland ee ku aadan qaabka loo sugi karo amniga Soomaaliya.

‘’Wax badan ayaan ka hadlnay,laakiin waxaa ugu muhiimsanaa,Amisom ayaan waydiinay haddii Shabaab aad saarteen xaggee aaden’’Ayuu yiri.

Maxamed Siciid Jaqanaf ayaa sheegay in Amniga Qaranka uu ka dhexeeyo guud ahaan Soomaaliya,sidaa darteed ay muhiim tahay in xog la iswaydaarsado.

Shirka ka soconaya Muqdisho ayaa Saraakiisha Puntland ay ka qayb galeen ka dib codsi uga yimi khuburada garwadeenka ka ah iyo Dowlada Federaalka.

Hoos Ka Dhagayso Waraysiga Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland;-

post@puntlandi.com.

www.puntlandi.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512