Dowlada Puntland oo baaq Nabadeed u dirtay Beelo ku dagaalay Taleex
Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar ‘’Camay’’ ayaa ugu baaqay beelo ku dagaalay degmada Taleex ee Gobolka Sool inay xabada joojiyaan,isla markaana ay miiska wada hadalka...
View ArticleWar Deg Deg Ah– Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.Faroole oo Nairobi u duuley
Garowe–19 Feb.2014–Pi– Madaxweynihii hore ee Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Fariole ayaa maanta ka dhoofey Garowe isagoo safar gaaban ugu baxay Nairobi. Dr. Faroole oo dhowaan ku...
View Article(Faahfaahin+Sawiro) Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Farole oo u dhoofay...
Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ‘’Farole’’ ayaa daqiiqado ka hor ka dhoofay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland,waxaana uu ku wajahan yahay magaalada Nairobi...
View Article(Warbixin+Video) Cisbitaalka Manhal ee Bosaso oo adeegyo Caafimaad oo lacag...
Cisbitaalka Manhal oo hoostaga Jaamacada Bariga Afrika ayaa Adeegyo Caafimaad oo lacag la’aan ah u samaynaya 400 oo Bukaan,kuwaasi oo qaba xannuunada Dhimirka iyo Neerfayaasha. Adeegyada Caafimaad ee...
View ArticleDaawo sawirada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne...
Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay maanta Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Mudane William Ruto, waxaa labada dhinac ay ka...
View ArticleWar Deg Deg ah— Shirkadihii Shidaal qodida Puntland oo bilaabaya soo saarida...
Garowe–19 Feb.2014–Pi– Xog rasmi ah oo Howlwadeenada Puntlandi heleen ayaa sheegtey in Shirkada Afrikan Oil oo qandaraaska ku heysata Shidaal qodida Puntlandcay dhowaan Puntland keenayaan Shaqaalahooda...
View Article(Warbixin+Dhagaysi) Maamulka degmada Gaalkacyo oo maanta Calaamadiyay Guryo...
Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa bilaabay olole balaaran oo ay ku doonayaan inay ku burburiyaan Guryo Sharci daro ah oo soo galay Waddooyin,kuwaas oo maamulku uu doonayo in la furo,si loo hormariyo...
View ArticleGabar 18 jir ah oo Muqdisho lagu kufsadey kadibna geeriyootey
Shalay galab ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay arin fool xun oo aan magaalada ku cusbeyn ka dib markii Gabar 18 jir ah oo si xoog ah loo afduubey ay koox rag ah isugu dareen kufsi iyo jirdil....
View Article(Warsaxaafadeed+Sawiro) Raysal wasaare Cabdiwali Sheikh oo wali ku guda jira...
WARSAXAAFADEED: 20/02/2014 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kampala kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Burundi. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo xalay soo gaaray magaalada...
View ArticlePhoto News:Daawo Sawirada Kooxda COMSED ee Puntland oo Cayaaro Saaxiibtinimo...
Kooxda Comsed oo ka dhisan magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa Cayaaro saaxiibtinimo kula yeeshay Muqdisho,Naadiyo kala duwan oo ka dhasan magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka Banaadir. Cayaartii ugu...
View Article(Warbixin+Digreetooyin) Madaxweynaha Dowlada Jubbaland oo magacaabay...
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaan’’Madoobe’’ ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Jubbada hoose, Duqa degmada Kismaayo,toban Wasiir ku xigeen iyo hal...
View Article(Warbixin+Sawiro) Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray Wadada Laamiga ah...
Khamiis, Garowe, 12, 02, 2014- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray Wadada Islaan Maxamed oo laami laga dhigay islamarkaasina shaqadu ka...
View ArticlePhoto News:Daawo Sawirada Madaxweynaha Puntland oo qaatay Kaarka aqoonsiga ee...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” ayaa maanta la guddoonsiiyay Kaarka aqoonsiga dhalashada Puntlanimada,ka dib markii uu maanta booqday xafiiska Diiwangalinta aqoonsiga...
View Article(Warbixin+Video) Arday baratay Fidinta Diinteena Suuban ee Islaamka oo ka...
Munaasabad Shahaadooyin lagu Guddoonsiiyay 40-arday oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho bartay Fidinta Diinteena Suuban ee Islaamka ayaa ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari. Ardaydan ayaa ka...
View ArticleOgeysiis Muhiim ah oo ku socda Soomalida ku nool Denmark
Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Muslimiinta Soomaliyeed ee ku nool dalka Denmark in ay ka qeyb qaataan saxiixa kacdoon ay muslimiinta ku nool dalka Denmark ku diidan yihiin sharci cusub oo ay soo rogtay...
View ArticleFaalo:Gurmadka loo fidiyay dadkii ku Cayroobay Duufaantii Cyclone03A iyo...
11-kii Novembar 2013 ayay ahayd markii Duufaan qabowga iyo barafka wadatay ay ku dhufatay Gobolada Puntland,waxay ahayd maalin xusuus gaara u leh umada reer Puntland,isla markaana ku xardhan Sooyaalka...
View ArticleFaahfaahin dheeri ah oo ku saabsan weerarkii maanta lagu qaadey Villa Soomaaliya
Sawirkaan waa weerarkii maanta markuu dhacay oo Madaxtooyada laga sawiray meel fog xili qaac is qabsadey Qaraxyadii dhacau awgood Weerarka maanta lagu qaadey Villa Soomaaliya ayaa khasaaraha ka...
View ArticleWariye dhaawac culus uu kaso gaaray Weerarka lagu qaaday Madaxtooyada
Wariye Axmed Siciid Axmed oo ka tirsan Radio Kulmiye oo ka mid ah Idaacadaha ka hawlgala Muqdisho ayaa dhaawac culus uu kaso gaaray weerarkii maanta lagu qaaday Madaxtooyada Muqdisho. Wariyaha ayaa ku...
View ArticleUN envoy condemns attack on Somali government
MOGADISHU, 22 February 2014 –The UN Special Representative of the Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, today condemned an attack on the headquarters of the Somali government in Mogadishu....
View ArticlePuntland oo Cambaaraysey Weerarkii lagu qaadey Villa Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa cambaareeyey Weerarkii lagu qaadey Villa soomaaliya isagoo weerarkaas ku tilmaamey mid Fuleynimo laguna wiiqayo rajada Soomaaliya....
View Article