DAAWO SAWIRO:- Naadiga COMSED Oo Gaalkacyo Si Weyn loogu soo dhaweeyay kadib...
Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee Xaruta Gobolka Muudg lugu soo dhaweeyay Ciyaartoyda & Madaxda al duwan ee COMSED oo kasoo ambabaxa Magaalada Muqdisho e Caasimada Soomaaliya, halkaas oo...
View ArticlePress Release — Puntland President condemns the terrorist attack at Villa...
Puntland State of Somalia PRESS RELEASE 21 February 2014 (Garowe) The President of Puntland State of Somalia H.E. Dr. Abdiweli Mohamed Ali strongly condemns the terrorist attacks carried out by...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo Cambaareeyey Weerarkii Maanta Lagu qaaday Xarunta...
Dowlada Puntland WAR-SAXAAFADEED Jimce 21 February, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali ayaa cambaareeyey weerarkii fuleynimada ahaa ee maanta lagu qaaday Xarunta...
View ArticleDhagayso Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya:’’Wixii maanta dhacay...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo Saxafada kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Weerarkii maanta ururka Al-shabaab ay ku qaadeen Villa Soomaaliya uu qayb ka...
View Articleseveral Djiboutian diplomats died and injured in the Villa Somalia attacks
Mogadishu… A bomb blast erupted at the presidential palace which was followed by an attack carried out at the same spot by Al-Shabaab Militants in yet another violent day in Mogadishu. The heavily...
View ArticlePress Statemen — U.S. Condemns Attack on Villa Somalia Compound
Press Statement Marie Harf Deputy Department Spokesperson, Office of the Spokesperson Washington, DC February 21, 2014 The United States strongly condemns al-Shabaab’s attack today on the Villa...
View Article(Sawiro) La-taliyaha Madaxweynaha Puntland ee arrimaha Gudaha iyo Dowladaha...
La-taliyaha Madaxweynaha Dowlada Puntland ee arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose Cabdulaahi Ciid ayaa dhagax dhigay xarun Caafimaad oo loogu talagalay Hooyada iyo Dhalaanka,taas oo laga hirgalinayo...
View ArticleWasiirka Maaliyada Puntland iyo ku xigeenkiisa oo soo gaaray Bosaso
Wasiirka Maaliyada Puntland Shire Xaaji Faarax iyo ku xigeenkiisa Axmed Yaasiin Saalax ayaa maanta soo gaaray magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari. Shire Xaaji Faarax ayaa kormeeray Kastamka...
View ArticleDhagayso Duqa Degmada Gaalkacyo Oo shacabka kala Tashaday Qaybinta Deeq Ka...
Duqa degmada Gaalkacyo Axmed Cali Salaad ayaa waxaa kulan la qaatay qaybaha bulshada sida Nabadono Aqoon yahano ganacsato gudiyada xaafadaha & Ingineero waxaana kulanka uu ku salaysnaa sidii loo...
View ArticleWAR-SAXAAFADEED+Sawiro– Madaxweynaha Puntland oo kulan dhaqaale aruurin ah la...
WAR-SAXAAFADEED Sabti 22 February, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta xarunta Madaxtooyadda kulan dhaqaale aruurin ah kula yeeshay qaar ka mida Culimadda...
View ArticleWafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo Duqa Degmada Waaciye C/salaam Bashiir...
Wafdiga Degmada Waaciye ayaa waxa ka mid ahaa Xoghayaha Dowlada Hoose Mustafe Axmed Ismaaciil(Deeradille)Madaxa Waxbarashada Qaasim Ismaaciil Axmed,Madaxa Caafimaadka Cabdirisaaq Axmed...
View ArticleDaawo Video;-Soo dhowayn balaaran oo Wasiirka Maaliyada iyo Wafdi uu...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Puntland Shire Xaaji Faarax, Wasiirka Ganacsiga Maxamuud Xassan Soocade iyo Wasiir ku xigeenka Maaliyada Axmed Yaasiin Saalax. Kaantaroolka Bosaso ayaa looga hortagay...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli “Maxamuud Xersi wuxuu ahaa shaqsi daacad ah oo...
Innaa Lillaahi Wa innaa illeyhi raajicuun Warsaxaafadeed Muqdisho, February 22,2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka...
View ArticleDaawo Dood ku saabsan Sababta keentey inuu xumaado Xiriirka Villa Somalia iyo...
Dooda waxaa ayaa Maxamed caalin oo loo yaqaan Prof. Caalin, wuxuuna sharaxayaa Xiriirka Dowlada Federaalka iyo Beesha Caalamka sababta keentey inuu gaaro meeshii u hooseysay, isagoo dhinaca kalana...
View ArticleShirkii Golaha Wasiirada Dowlada Federaalka ee caawa Oo Go’aano Ay Kasoo Baxeen.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa gudoomiyay shir aan caadi ahayn oo caawa lagu soo gaba gabeeyay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyadoo looga hadlay arimo ay kamid yihiin qorshaha dhanka amaanka ah...
View ArticleDhagayso + Sawiro Madaxweynaha Puntland oo Safar shaqo ku aadey Dalka Itoobiya
WAR-SAXAAFADEED Axad 23 February, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya....
View Article(Sawiro) Wasiirka Ganacsiga Puntland oo la kulmay Ganacsatada
Ganacsatada Puntland ayaa kulan soo dhowayn ah magaalada Bosaso ugu sameeyay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland Maxamuud Xassan Soo-cad,ka dib mkarkii uu shalay socdaal ku yimi Bosaso....
View Article(Dhagaysi+Warbixin) Goorma la Caleemo saarayaa Boqorka Beelaha Daarood?.
Beelweynta Cismaan Maxamuud ayaa isku raacay in 25/5/2014 laga dhigo xilliga la Caleemo saarayo Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse,kaasi oo badalaya EEBE u naxariistee Boqor Cabdulaahi...
View ArticleSawirada maanta “Villa Soomaaliya oo Shalay qaybna Murugoonaysay qaybna...
Damaashaad iyo Farxad Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Xubnaha ay aadka isugu dhowyihiin golaha Wasiirada ayaa xili ay Villa Soomaaliya wali yaalaan Meydkii Madax sare oo Villada ka tirsan oo ku...
View ArticleSawiro) Wasiirka Waxbarashada Puntland oo booqdey Iskuulka Imaamu Nawaawi...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa maanta booqasho ku tagay Iskuulka Imaamu Nawawi ee magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Maamulka iyo Ardayda Iskuulka aya soo...
View Article