Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada+VIDEO Xafladii London ee lagu taageerayay Madaxda cusub ee...

Waayeel waxgarad haweenka dhalinayarada iyo waliba marti sharaf ka kala socotey dowlada britain ayaa xalay ka mid ahaa dadweynihii buux dhaafiyey millennium hotel oo ku yaala xaafada boqotoyadu dagto...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad loogu Hambalyeynayo Hogaanka cusub ee Puntland oo lagu qabtey...

Waxaa magaalada Uttrecht ee dalka Holland lagu qabtay Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaasna lagu hanbalyeynaayo Madaxda cusub ee Dowlada Puntland ee Ugu Horeeyo Dr,Cabdiweli Mohamed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda iyo Shacabka Jubbaland oo muujiyay Rabitaankooda in Ciidamada Kenya...

Af-hayeenka dowlada Jubbaland Cabdinaasir Seeraar oo la hadlay Warfidiyeenada ayaa shaki galiyay sida maamulka Jubbaland ay ula shaqayn karaan Ciidamo ka socda wadanka Sierra Leone,kuwaas oo la sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin: Madaxweyne Gaas oo qado sharaf ku martiqaaday xubnaha Barlamanka...

Isniin, Garowe, 27, 01, 2014. Madaxweynaha Dowladda Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qado sharaf ku casumay mudanayaasha Baarlmanka Puntland. Madaxweyne ku xigeenka Mudane...

View Article

Daawo Video sida Gothenburg, Sweden looga soo dhaweeyey Hogaanka Cusub ee...

Xaflad Si heer sare  loo agaasimay oo lagu soo dhoweynayo madaxda cusub ee Puntland uu hormuud ka yahay Prof. Cabdiweli Mohamed Cali Gas laguna sagootinayey Madaxdii hore ee uu ugu horeeyo Dr...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada shirkii Arimaha Soomaaliya looga hadlay ee maanta ka furmay...

Caasimada Puntland waxaa maanta ka dhacay shir looga hadlayay Mustaqbalka Soomaaliya, waxaa shirka qayb ka ahaa Raysal wasarijii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, Siyaasi Cabdulaahi Baadiyow,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro kale Kulankii Madaxweynaha iyo xildhibaanada

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Guddiga sare ee hay’adda Wadooyinka Puntland oo iska dhex doortay...

Waxaa maata so geb geboobay shir weynihii sadexaad ee guddiga sare ee Hay’adda Wadooyinka Puntland oo maalmahanba socday. Shirkan ayaa intii uu socday waxay guddiga sare ee Hay’addu iska dhex doorteen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Liiska Golalaha Wasiiradda Cusub ee Puntland

View Article


Haweenka oo si wayn uga dhex muuqda Xukuumada cusub ee Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Prof. Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa galinkii danbe ee maanta ku dhawaaqey golaha wasiiradda ee dowladda Puntland,waxaana magacaabista golaha wasiiradda cusub ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Liiska,Sawiro+Dhageyso) Golaha Wasiirada Puntland oo lagu dhawaaqay

Agaasimaha Madaxtooyada Puntland Dr. Deeq Saleebaan Yuusuf ayaa ayaa saxaafada u akhriyey liiska Magacyada Golaha Wasiirada Puntland, Sawirada hoostooda ka akhriso Magacyada oo faseex orjinaal ah....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawiro kale iyo Wasiirka Warfaafinta oo aan Wali la magacaabin, Shire Xaaji,...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwlai Maxamed Cali Gaas wuxuu maanta si rasmi ah usoo bandhigey Golihiisa Wasiirada inkastoo Wasiirka Warfaainta aan Wali lamagacaabin, Hadana Wasiirada la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsaxaafadeed ka soo baxy Xafiiska Madaxweynaha(Waregtadii lagu magacaabay...

Garowe–28 Jan.2014–Pi– Madaxweynaha dowlada Puntland mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas aya galabta soo bandhigey Golaha Wasiirada ee Xukuumadiisa, Waxaana saxaafada ka hor akhriyey Agaasimaha...

View Article


DAAWO VIDEO:— Xaflad heer sare oo lagu taageray Madaxda Cusub ee Puntland oo...

Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas oo muujiyey in Federaalka iyo Dimoqoraadiyentu ka mid yihiin...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabista Golihiisa Wasiirada waxay muujinayaan inXukuumadiisa ay ajandayaasha ugu muhiimsan ka mid yihiin Arimaha Federaalka iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah–Wasiiradda cusub ee Puntland,Beelaha iyo Gobolada ay kaso jeedaan

Madaxweynaha Puntland ayaa wuxuu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Golhiisa Wasiiradda oo ka kooban 47-Wasaaradood,oo isugu jira,Wasiiro,wasiiro ku xigeeno iyo Wasiiru-dowlayaal. Hadaba nala wadaaga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Reer Leicester UK “Xaflada Taageeradaiyo Madaxda cusub ee...

Dhammaan bulshada soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyo agagaarkeedaba waxaan ugu bishaareynaynaa in la qaban doono xafladii taageerada iyo soo dhaweynta madaxda iyo maamulka cusub ee...

View Article


DAAWO VIDEO:— Munaasabaddii Caleemasaarka Madaxweynaha Puntland ee xaruunta PDRC

Halkaan hoose waxaad ka fiirsataa Xafladdii caleemasaarka ee madaxweynaha Puntland ee qaybtii 1-aad ee lagu qabtay PDRC oo dhameystiran: Puntlandi

View Article

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qadanaya Golahiisa Wasiiradda Cusub

Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta lagu wadaa inuu kulan kulan kula Madaxtooyadda Puntland Golaha Xukuumada cusub ee Puntland. Ilo ku dhow dhow Madaxtooyadda ayaa...

View Article

War Deg Deg ah:—Golaha Wasiiradda Puntand oo maalinta bari ah la dhaarin...

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Axmed Yaasiin Saalax oo la hadlay Warsidaha Puntandi ayaa sheegay in Golaha Wasiiradda cusub ee Puntland la dhaarin doono maalinta bari oo Khamiis ah,...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live