Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Kulan isbarasho Golaha Wasiirada cusub oo maanta ka dhacay...

Madaxweynaha dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne Xigeenka Puntland Injineer Cabdikariin Cabdullaahi Cumar Camay ayaa maanta kulan la qaatey Golaha Wasiirada cusub ee...

View Article


(Warbixin+Video) Dadweynaha ku dhaqan Gobolka Karkaar oo si wayn uso...

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar  oo la hadlay Warfidiyeenada ayaa soo dhoweeyay Golaha Xukuumadda  cusub ee Puntland,kuwaas oo maalintii shalay uu ku dhawaaqay...

View Article


Dhagayso Kulankii Is Barashada ahaa ee Golaha Wasiirada Puntland

Golaha wasiirada Dowlada Puntland ayaa waxaa ay maanta la kulmeen Madaxweynaha dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali & ku xigeenkii C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar  waxaana kulan kan uu ahaa mid is...

View Article

War Deg Deg ah:—Prof.Cali Maxamed Geedi,Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Cabdiwahaab...

Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi,Siyaasi Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Raysal Wasaare ku xigeenkii Xukuumadii Badbaado Qaran Cabdiwahaab Ugaas Khaliif oo saaka kaso ambabaxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Faahfaahin+Sawirro) Prof.Geedi,Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Cabdiwahaab Ugaas...

Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi,Siyaasi Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Raysal Wasaare ku xigeenkii Xukuumadii Badbaado Qaran Cabdiwahaab Ugaas Khaliif ayaa caawo  soo gaaray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog hoose– Wasiirkii hore ee Warfaafinta Abdihakim Ahmed Guuleed  oo ka...

Ka dib markii 28kii bishaan janaayo uu Madaxwene Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ku dhawaaqay Golaha Wasiirada ayaacabdixakiin axmed guuleed Wasaarada Warfaafinta Puntland aysan ku jirin liiska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada Puntland ee Ottawa ayaa isugu yimid Xaflad ay ku taageerayeen...

Jaaliyada Puntland ee Ottawa Dalka Canada ayaa qabtey Xaflad aad loo soo agaasimay oo lagu soo dhawaynayay Xukuumada Cusub ee Puntland oo uu hormuudka ka yahay Madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Warbixin+Sawirro) Prof.Geedi,Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Cabdiwahaab Ugaas...

Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi,Siyaasi Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Xildhibaan Cabdiwahaab Ugaas Khaliif ayaa kulan looga hadlayay Mustaqbalka Soomaaliya la qaatay Bulshada...

View Article


Tacsi– Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi oo 29 janaayo 2014 ku geeriyoodey...

Alaaha ha u naxariistee waxaa shalay 29.01.2014 ku geeriyooday magaalada Boston ee USA Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi. Waxaa halkaan Tacsi looga dirayaa Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabta Marxuumka,...

View Article


Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo sheegay in Xukuumadda Dr. Gaas ay ka...

Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in sawir Qaran uu ka muuqdo Xukumadda uu dhowaan dhisay Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Cali Gaas. Cali Maxamed Geedi ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Daawana Sawirada Madaxweyne Dr. Cabdiweli Gaas oo tacsi ka direy...

Khamiis, Garowe, 30, 01, 2014- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta tacsi ka direy geerida Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ka mida ahaa odayaashii Puntland wax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee Aarhus Denmark

Jaaliyada Puntlnd ee Aarhus waxay idinku marti qaadeysaa Xaflada soo dhaweynta Madaxda Cusub ee Puntland iyo sagootinta Maaxdii hore, Xaflada waxaa loogu hambalyeynayaa Madaxda cusub ee Puntland oo uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsaxaafadeed– Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo baaq u dirtay...

Warsaxaafadeed 30 January 2014 Xukuumadda Soomaaliya oo baaq u dirtay Hogaamiyayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta kulanku uga socdo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Federal Government of Somalia calls on traditional leaders and politicians to...

30 January 2014 The Federal Government of Somalia calls for traditional leaders and politicians leading the consultations in Baidoa to: 1)  Observe the stability and peace and to resist from any...

View Article

Tacsi ka timid Muqdisho–Geeridii Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi

Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajucuun. Dhamaan odayaasha hoos ku qoran oo ku nool magaalada Muqdishu Soomaaliya waxay tacsi u dirayaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeryooday Marxuum Cabdicasiis Nuur...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawiro kale Prof.Geedi,Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Cabdiwahaab Ugaas...

Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi,Siyaasi Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Xildhibaan Cabdiwahaab Ugaas Khaliif ayaa kulan looga hadlayay Mustaqbalka Soomaaliya la qaatay Bulshada...

View Article

Akhriso:—Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiiro ku Xigeenada Puntland,Beelaha iyo...

1. Maxamed Faarax aadan Wasiir ku xigeenka caddaladda arimaha diinta (Warsangali/Dubays,Gobolada Sanaag iyo Hayland) . 2. Cabdullaahi Xaashi Warsame Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha iyo dowladfaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“The credibility and effectiveness of the young Somali government will be...

By Kevin J Kelley Somalia’s al-Shabaab militants may be planning new attacks on Kenya, the director of US national intelligence warned on Wednesday. Security has increased and counter-terrorism efforts...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sargaal sare oo ka tirsan Dowlada Maraykanka ayaa dhaliiley hogaanka...

Director of National Intelligence James Clapper testifies during a hearing before Senate Intelligence Committee January 29, 2014 on Capitol Hill in Washington, DC. He said Somalia’s al-Shabaab...

View Article

Tacsi ka timid Janan Maxammad Abshir Muussa kuna socota Qoyskii Marxuum...

Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Cabdulcasiis Nuur Xirsi  waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii,...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live