Madaxweynaha Puntland ayaa wuxuu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Golhiisa Wasiiradda oo ka kooban 47-Wasaaradood,oo isugu jira,Wasiiro,wasiiro ku xigeeno iyo Wasiiru-dowlayaal.
Hadaba nala wadaaga 18-wasiir ee Puntland Gobolada iyo Beelaha ay kasoo jeedaan.
1-Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Diinta (Dhulbahante,Goboladda Sool iyo cayn)
2-Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose (Dhulbahante,Goboladda Sool iyo cayn)
3-Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda Amniga (Ciise Maxamuud,Gobolka Nugaal)
4-Shire Xaaji Faarax Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda(Cali Saleebaan,Goboladda Bari,Karkaar iyo Gardafuu)
5-Sahra Siciid Nuur Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimuqraadiyadda (Wabeeneye,Goboladda Bari,Karkaar iyo Gardafuu)
.6-Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah (Warsangali,Goboladda Sanaag iyo Hayland).
7-Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda Xannanada xoolaha (Warsangali,Sanaag iyo Hayland).
8-Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada (Cumar Maxamuud,Gobolka Mudug).
9-Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka (Cismaan Maxamuud,Goboladda Bari,Karkaar iyo Gardafuu).
10-Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud (Leelkase,Gobolka Mudug).
11-Xasan Xaaji Siciid Xasan Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada (Cismaan Maxamuud,Bari,Karkaar iyo Gardafuu).
12-Cabdullaahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka (Dishiishe,Gobolada Bari,Karkaar iyo Gardafuu)
13-Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska (Siwaaqroon,Goboladda Bari,Karkaar iyo Gardafuu)
14-Abdinuur Cilmi Maxamuud Biindhe Wasiirka kaluumeysiga iyo khayraadka Badda (Dhulbahante,Goboladda Sool iyo Cayn)
15-Guuleed Saalax Barre Wasiirka Deegaanka,dalxiiska iyo Duurjoogta (Ciise Maxamuud,Gobolka Nugaal).
16-Maxamed Xasan Soocadde Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha (Dhulbahante,Goboladda Sool,Sanaag iyo cayn)
17-Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada,Shaqaalaha Dhalinyarada (Ugaar Saleebaan ,Goboladda Bari,Karkaar iy Gardafuu).
18-Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka (Dhulbahante, Gobolka Sool).