DAAWO VIDEO:— Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo si weyn loogu soo dhoweeyay...
Halkaan hoose riix si aad u fiirsatid Puntlandi
View ArticleDowladda Kenya oo bilowday adeegga caafimaad ee ambalaaska hawada
(Pi Nairobi) Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeysay bilowday adeegga ambalaaska hawada si loogusoo qaado ciidamada ammaanka ee ku dhaawacma dagaalada. Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa sheegay adeegaan...
View Article(Dhagayso) Wasiirka Waxbarashadda Dawlada Federaalka Soomaaliya...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbaarshadda Soomaaliya Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir ayaa dadweynaha reer Puntland ku booriyay inay ka shaqeeyaan Midnimada iyo wad jirka,isla markaana ay la...
View ArticleSafiirka Imaaratka Carabta u fadhiya Soomaaliya oo maanta Puntland yimi.
Safiirka Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Cismaan ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee Caasimada Dawlada Puntland. Saraakiil ka tirsan Madaxtooyadda iyo Mas’uuliyiin kale ayaa...
View ArticleMadaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qayb galay xaflada Caleemo saarka...
Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Mudane Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar ‘’Camay’’ ayaa ka qayb galay Munaasabada lagu caleemo saarayo Garad Cabdirisaaq Garaad Soofe,taasi oo ka socota...
View ArticleXulista Golaha Baarlamanka Dawlad Goboleedka Jubbaland oo si habsami leh u...
Talaabada Hogaanka dhaqanka Dawlad Goboleedka Jubbaland ay kuso xulayaan Golaha Baarlamanka Jubbaland ayaa si habsami leh uga socota Jubbaland,waxaana Hogaanka dhaqanka ay ka doodayaan sida ugu...
View ArticleHay’ada bad mareenada caalamiga oo sheegtay sanadkii hore in laga hortagay 11...
(Pi Garoowe) Hay’ada bad mareenada caalamiga ah ee IMB (International Maritime Bureau), ayaa sheegtay dadaalo midaysan oo ay sameeyeen maraakiibta ajnabiga ah ee ilaaliya xeebaha gobolka inay ka...
View Article(Sawirro) Wasiirka waxbarashada DFS Ilkojiir oo maanta la kulmay wasiirka...
(Pi Garooowe) Wasiirka cusub ee waxbarashada dowladda federalka Soomaaliya Md. Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilkojiir (Ilkjiir) ayaa maanta booqday wasaaradda waxbarashada Puntland isagoo la kulmay...
View Article(warbixin+sawiro) Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiim Caamey...
Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdullaaahi Cumar Caamey Oo Ka Qayb Galay Munaasasabadda Caleema Saarka Garaad Cabdirsaq Garaad Soofe Oo Ka Dhacday Magaalada Buuhoodle....
View ArticleBreaking News– Bariga Beljam oo 3 qof oo looga shakisan yahay Argagixiso lagu...
Warar hada soo dhacay ayaa sheegaya in laga hpr tagey isku day weerar Argagixiso iyadoo sadex qof oo isku deygaas looga shakiyey ay Bileysku toogteen. Falkaan oo Makhribkii maanta oo khamiisa dhacay...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Safiirka Imaraadka Carabta oo maanta la kulmay Madaxweynaha...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View ArticleHAMBALYO:— Jaaliyadda Puntland / Jubbaland ee Danmark waxay hambalyo u...
Jaaliyadda Puntland iyo Jubaland ee Denmark ayaa waxay HAMBALYO diiran u diraaya Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo maanta lagu caanashubay caasimadda Gobolka Cayn ee Buhoodle. Jaaliyadda ayaa waxay...
View ArticleDAAWO VIDEO:—Khudbadii madaxwayne kuxigeenka Puntland ee caleemasaarkii...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View ArticleR/Wasaare Cumar ayaa ka tacsiyeeynaya geeridii ku timid Wasiirkii...
(Pi Muqdisho) Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Marxuum Maxamed...
View ArticleItoobiya oo maxkamadeysay Sadex Soomaali ah oo laba Reer UK yihiin +Faalo gaaban
(Pi Addis ababa) Maxkamad kutaala dalka Itoobiya ayaa xukun u dhexeeya 4 ilaa 7 sano oo xarig ah ku riday labo nin oo dhalasho British ah heysta balse Soomaali ah iyo nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay...
View ArticleDHAGAYSO COD:-Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland oo degmada Buuhoodle ka...
Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar ‘’Camay’’ ayaa maanta oo Jimce ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 16/1/2015-ka degmada Buuhoodle ku dhagax dhigay...
View ArticleSawirka Jamcada “M/Xigeen Dr. Camey oo Buuhoodle gilgilay”
Madaxweyne ku Xigeenka Dowlada Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay ayaa maanta wuxuu Boohoodle ka bilaabey booqasho rasmi ah kadib markii uu shalay Magaalada uga qayb galay Caleema...
View ArticleArticle 0
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Wasiirkii Kaluumaysiga Dowlada Federaalka ee xukuumadii hada dhacdey. Dhambaalka tacsida ee...
View ArticleIOM oo sheegtay inay korortay afar-laab muhaajiriinta gaaray dalka Talyaaniga.
(Pi Garoowe) Tirada muhaajiriinta iyo magangalyo doonka gaaraya dalka Talyaanida ayaa korortay afar-laab sanadkii hore ee 2014, iyagoo kor u dhaafay 170,000 qof oo intooda badan kasoo cararay...
View Article