Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

(warbixin+sawiro) Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiim Caamey Oo Ka Qayb Galay Caleema Saarki Garaad Cabdirsaq Garaad Soofe

$
0
0

Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiim Xaaji  Cabdullaaahi Cumar Caamey Oo Ka Qayb Galay Munaasasabadda Caleema Saarka Garaad Cabdirsaq Garaad Soofe Oo Ka Dhacday Magaalada Buuhoodle.

Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta si rasmi ah uga qayb galay munaasabadda caleema saarka Garaad Cabdirsaaq Garaad Soofe , munaaasabaddaas oo ka dhacday magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn.

Madaxweynaha waxaa ka qayb galka munaasabaddaas ku weheliyay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan golayaasha Dawladda Puntland, saraakiisha sare ee ciidamada , saraakiil ka tirsan madaxtooyada Puntland iyo xubno kale oo muhiim ah.

Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar Camey oo munaasabadda ka jeediyay khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ayaa hanbalyo u diray garaadka cusub ee maanta lagu caleema saaray buuhoodle Garaad Cabdirsaaq Garaad Soofe.

Madaxweyne Camey waxa uu garaadka kula dardaarmay inuu ka shaqeeyo midnimada soomaaliyeed, nabadda iyo horumarinta bulshada, isla markaana uu la tashado shacabkiisa ku dhaqan guud ahaan deegaanada Puntland.

Xafiiska Warfaafinta, Wacyigelinta, Hiddaha Iyo Dhaqanka Ee Madaxtooyada Dawladda Puntland.

–DHAMAAD–

IMG_8340 IMG_8346 IMG_8349 IMG_8356 IMG_8358 IMG_8363 IMG_8369 IMG_8374 IMG_8376 IMG_8409 IMG_8433 IMG_8451 IMG_8459 IMG_8466 IMG_8470 IMG_8479 IMG_8502 IMG_8528 IMG_8559 IMG_8571 IMG_8572 IMG_8576 IMG_8577 IMG_8586 IMG_8590 IMG_8609 IMG_8634 IMG_8646 IMG_8649 IMG_8653 IMG_8673 IMG_8676 IMG_8678 IMG_8681 IMG_8682 IMG_8683 IMG_8685 IMG_8689 IMG_8694 IMG_8699 IMG_8702 IMG_8703 IMG_8705 IMG_8710 IMG_8717 IMG_8726 IMG_8730 IMG_8734 IMG_8741 IMG_8744 IMG_8755 IMG_8761 IMG_8763 IMG_8765 IMG_8767 IMG_8770 IMG_8772 IMG_8810 IMG_8817 IMG_8819 IMG_8836 IMG_8839 IMG_8843 IMG_8846 IMG_8847 IMG_8856 IMG_8860 IMG_8869 IMG_8871 IMG_8873 IMG_8874 IMG_8876 IMG_8885 IMG_8886 IMG_8921 IMG_8923 IMG_8946 IMG_8960 IMG_8961 IMG_8966 IMG_8972 IMG_8974 IMG_8979 IMG_8980 IMG_9019 IMG_9020 IMG_9023 IMG_9023_1 IMG_9025 IMG_9025_1 IMG_9026 IMG_9029 IMG_9030 IMG_9033 IMG_9036 IMG_9036_1 IMG_9041 IMG_9044 IMG_9044_1 IMG_9057 IMG_9060 IMG_9060_1 IMG_9069 IMG_9070 IMG_9070_1 IMG_9071 IMG_9073 IMG_9074 IMG_9075 IMG_9075_1 IMG_9079 IMG_9080 IMG_9084 IMG_9085 IMG_9091 IMG_9096 IMG_9098 IMG_9099 IMG_9101 IMG_9105 IMG_9109 IMG_9111 IMG_9112 IMG_9129 IMG_9142 IMG_9144 IMG_9146 IMG_9148 IMG_9156 IMG_9242 photo.php


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Trending Articles