Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

DHAGAYSO COD:-Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland oo ka hadlay xulista...

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo waraysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in bisha 2-aad ee sanadkan laso afmeeri doono talaabada Odayaasha dhaqanka Jubbaland ay kuso xulayaan...

View Article


DHAGAYS COD:-Culumada Puntland oo Cambaareeyay Aflagaadadii Jaraa’idka CHARLE...

Culumada Puntland ayaa si wayn u cambaareeyay Sawir Gacmeed uu Jaraa’idka CHARLIE HEBDO oo fadhigiisu yahay dalka Faransiiska uu ku aflagaadeeayay Nabigeena Maxamed ‘’NNKH’’. ‘’Baryahan dambe waxaa...

View Article


Dhageyso Cod:-R/wasaare Cumar C/rashiid oo xalay kala diray golihiisa wasiirada

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in R/wasaare Cumar C/rashiid uu ka laabtay xukuumaddii uu dhowaan soo dhisay Talaabadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo la filayay in baarlamaanku uu...

View Article

Madaxweynaha Dawlada Puntland oo maanta gaaray magaalada Qardho.

Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ iyo Wafdi hogaaminayo ayaa maanta Sabti ah taariikhduna ay ku beegan tahay 16/1/2015-ka gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Wasiirka waxbarashada Puntland oo furay tababar ku saabsan ka...

(Pi Garoowe) Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa maanta furay tababar ku saabsan ka jawaabida baahiyaha waxbarasho ee gabadhaha, kasoo qeyb ka ah...

View Article


Xildhibaan Maxamed Cumar:” Reysal wasaaruhu wuu kala diray golihiisii...

(Pi Muqdisho) Reysal wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa si rasmi ah u kala diray golihiisii wasiirada ee uu dhawaan soo magacaabay sida uu warsidaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg Deg — Baarlamanka oo aqbalay codsigii Raysal wasaaraha

Kulankii maanta oo sabti ah ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya ayaa loogu qaybiyey Warqad uu soo qorey Raysal wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirshiid Cali...

View Article

Fannaan Maxamed Axmed Kuluc oo Hargaysa ku Geeriyooday.

ALLA ha u naxariistee Fannaan Maxamed Axmed Kuluc ayaa maanta oo Sabti ah ku geeriyooday Cisbitaal ku yaala magaalada Hargaysa. Axmed Cumar Askar oo ah Madaxa Cisbitaalka uu ku geeriyooday Fannaanka...

View Article


DHAGAYSO COD:-Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland oo Kormeer ku tagay...

Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar ‘’Camay’’ ayaa saaka Kormeer ku tagay deegaanada Maygaagle,Xadhadhanka iyo Bali-Docol oo ka tirsan Gobolka Cayn....

View Article


Akhriso wararkii ugu dambeeyay ee caalamka saakay oo ah Axad.

Madaxweynha dalka Faransiiska Francois Hollande oo  difaacay wareyska Charli Hedbo. Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa sheegay dibad baxyada ka dhanka ah wargeyska Charlie Hebdo ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada socdaalkii Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland uu ku tagay...

Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar ‘’Camay’’ ayaa Kormeer ku tagay deegaano hoostaga Gobolka Cayn. Hoos Ka Daawo Sawirada;- www.puntlandi.com.

View Article

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dawlada Puntland:’’Waxaan ku hawlanahay dhamaystirka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Dawladaha hoose ee Dawlada Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan ‘’Karaash’’ oo la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in Dawlada Puntland ay ku hawlan tahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHAGAYSO COD:- Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo booqday tuulada...

(Pi Buuhoodle) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdi xakiin Cabdilaahi Cumar Camey oo mudooyinkii danbe socdaal ku jooga gobolka Cayn ayaa maanta kormeeray tuuladda Banyaal oo katirsan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro+Dhagayso) Kalfadhiga 7-aad ee Golaha deegaanka Bosaso oo maanta laso...

Munaasabad lagu soo xiray Kalfadhiga 7-aad ee Golaha deegaanka degmada Bosaso ayaa maanta la dhacday Hoolka shirarka Dawlada Hoose ee Bosaso. Xiritaanka Kalfadhiga ayaa waxaa ka qayb galay;-Maamulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ardayda Jaamacada Bariga Afrika oo soo gabagabeeyey Imtixaankii Simistarka...

Imtixaanka Simistarka 1aad ee Sanadka ayaa usoo gabagaboobay Ardayda Kala duwan ee Jaamacada Bariga Afrika iyagoo ku galay Xarunta Shirarka ee Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Garoowe. Ardayda ayaa...

View Article


DHAGAYSO COD:-Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland:’’Jubbaland Guul ayay ka...

Madaxweyne ku xigeenka Dawlad Goboleedka Jubbaland Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ‘’Fartaag’’ ayaa sheegay in Jubbaland ay guul balaaran la gaartay Siyaasadda arrimaha dibada iyo amniga,xilli Jubbaland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro+Warbixin) Wasiir Dr. Maxamed Cabaas oo Kenya ka Codsaday in Puntland...

Nairobi (Puntlandi): Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Mudane Dr. Maxamed Cabaas Cumar ayaa dowlada Kenya u gudbiyey codsi ah in Puntland loo taba-baro shaqaalaha...

View Article


Tacsi : – Marxuum Siciid Xaji Cali Nuux oo ku geriyooday Magaalada Hargeysa

Inaa lilaahi wanaa ilaahu rajucuun. Geeridu waa xaq. Waxaa todobaadkii hore ku geeriyooday magaalada Hargeysa marxuum Siciid Xaaji Cali Nuux oo ahaa oday iyo ganacasade qiimo iyo magac weyn ku lahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Qalab Caafimaad iyo Dawooyin lagu wareejiyay Cisbitaalka guud ee...

Cisbitaalka guud ee degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa maanta oo Axad ah lagu wareejiyay qalab Caafimaad iyo Dawooyin,waxaana Deeqdan kaso shaqeeyay Xildhibaan Cabdixakiim Dhooba-daareed iyo Axmed...

View Article

DAAWO VIDEO:— Madaxweyne ku xigeenka Puntland Inj. Camey oo mashaariic dhagax...

Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live